SomaliTalk.com
Tell A Friend
Goray/Haldhaa

Bilicda Soomaaliya oo nabada.



.Home | Somali | Forum | Search | Feedback | News
Open Forum - Dood Furan
Doodda Toddobaadka
July 16-30, 2000

DHIBTA IYO DHEEFTA QURBAHA

Waa su'aal muddobadan ay inbadan oo akhristayaasha SomaliTalk nagacodsadeen in aan soo bandhigno.

Qayb kamida su'aalaha jawaabta u baahan waa:

  • Is-barbardhig faa'iidooyinka iyo khasaarada ay leedahay kunoolaanshaha qurbaha.
  • Haddii Soomaliya ay nabad noqoto maanta [waynoqoneysaa Insha Allah] immisa ayaa diyaar u ah in ay dib ugu laabtaan Soomaaliya.
  • Majiraan waxyaabo aad ka faa'iidey qurbaha oo aad ugasii faa'iidayn kartid Somaliya.
  • Waa maxay meheradaha iyo waxyaabaha ay qabtaan Soomaalida deggan cariga aad kunooshahay
  • Kawaran dhallinta kudhaqan qurbaha iyo dhaqankooda
  • Kawarran xiriirka waalidka iyo ubadka kudhaqan qurbaha
  • Sidee loo wacyi gelinkaraa Soomaalida kudhaqan meelaha kafog dhulka Soomaalidu kubadantahay
Waa su'aalo u baahan in si cilmiyaysan looga doodo, ee fadlan aragtidaada dhiibo, kunawargeli asxaabtaada qoraalkan.

>> Halkan kusoo jawaab [GUJI HALKAN]


Toddobaadyadii hore

>>Aadan Cadde iyo Madaxweyne marlabaad
>> Halkan kusoo jawaab
>> Kuma ayaa loo dooranayaa madaxweynaha Soomaaliya
>> Soomaaliya: Yaa qabqable-dagaal ah, yaase siyaasi ah?
>> Yaa Nabadda Soomaaliya Go'aaminkara?


Dood Furid

Ma haysaa su'aal cusub oo aad jeclaan lahayd in lagafuro dood cusub, matahay mid dhalineysa horumarka Soomaalida.

>> Guji halkan oo soo daabac.


Hambalyo Ardada Soomaaliyeed ee Sannadka 2000


Booqo Bogga hambalyada ardada

Akhri Ardaydii Soomalida oo guulwayn soo hoyday

Kor / Up
Usheeg Asxaabtaada | Talo Bixin
Allah Is Great
.
Dumarka Somalia
Malasocotaa in hadda aad SomaliTalk.com kasamaysan kartid bog ama WEBSITE adiga gaar kuu ah, kaas oo waxlacag ah aan kaaga baxayn.

Guji halkan

freemail


Top | Home | Somali | Forum | Search | Contact Us | Feedback