Ciid-ul-Adxaa Waxay Ku Beegantahay Talaada
Febraayo 11, 2003
ISHA WARKA: KHALID MOSQUE, TORONTO,
CANADA
Walaalayaal Bishii Carrafo waxay dhalatay(kow) Maalinkii Axadda ee ay bisha
Febraayo ahayd 2-da, 2003. Sidaa awgeed maalinka Isniinta ee Febraayo tahay 10-ka
waa maalinka Carrafo, Ciidul Adhxadana waxay ku beegan tahay maalinka Talaadada
oo ay bisha Febraayo tahay 11-ka, 2003 inshaa Allah.
Waxaan Allaah Cazza Wajalla inooga baryayaa inuu naga aqbalo camalkeenna
suubban, Aamiin.
Taqabalallaahu Minnaa Waminkum Saalixul Acmaal.
Wassalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu.
ISHA: www.khalidmosque.com
<><><>ENGLISH VERSION<><><>
Dhul-Hijjah Announcement
Assalaamu Alaikum Warahmatullaahi Wabarakaatuhu,
Based upon confirmed reports that reached us from Makkah, Sunday February 2,2003
is the first day of Dhul-Hijjah. Therefore, Monday February 10,2003 is the day
of Arafa(wuqooful Arafa) and Tuesday February 11th is the day of Eidul Adha,
inshaa Allah.
May Allah accept our good deeds.
Taqabalallaahu Minnaa Waminkum Saalihul 'Amaal.
SOURCE: www.khalidmosque.com
Faafin: Feb 3, 2003
<><><>
SALAAMAHA CIIDA / EID GREETINGS
Eidmubarak.com
Eid
Mubaarak ...
khalidmosque.com
<><><>
Sucuudiga
oo Bixiyey 1.3 million Visas Xajjka Sannadkan 1423
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday Wasaaradda Arimaha gudaha ee Sucuudiga, waxa
kale oo wasaaradu sheegtay in.... GUJI...
Feb 2
WARARKA XAJJKA 1423
XAJKA & CUMRADA: 1aad | 2aad
| 3aad | 4aad
| 5aad
| 6aad
| 7aad
Siiradii
Rasuulka Maxamed scw
www.somalitalk.com/siiro114
Quraanka Kariimka
www.somalitalk.com/quran Ahmiyadda
Cibaadada Salaadda
www.somalitalk.com/salaat Hab
nololeedkii saxaabadii Rasuulka
www.somalitalk.com/saxaabada Sakada
Maalka laga bixiyo
www.somalitalk.com/zakaat Cuntada
xalaasha ah iyo tan Xaaraanta ah
www.somalitalk.com/halal Is-Xisaabi
www.somalitalk.com/islam/isxisaabi CIBAADADA
XAJKA
www.somalitalk.com/hajj
|