SomaliTalk.com
Tell Your Friends
N

A

B

A

D

S

O

M

A

L

I

A


Home | Chat | Forum | Search | Feedback | News
Family | Halal | Islam | Kaaba | Learning | News | SomBusiness | SomBeauty | SomLink | TafsiirQur'aan | Zakaat | Saxaabada
LiveNews Update | AfricaNews Highlights | Tony Blair Interview | Sports-News | News Sources
WARARKII RADIO JABUUTI
IS-AFGARAD YIDIDIILO LEH OO KASOO IFBAXAYA SHIRKA JABUUTI

Radio Jabuuti May 12:- Wararka ka imanaya Jabuuta waxa ay sheegayaan in shirka geedi socodka nabadda Soomaaliya ee kasocda magaalada Carta uu kasoo ifbaxayo is maqal iyo afgarad taas oo qaabaa'illada kalgedisan ee Soomaaliyeed ay dhibaatooyinkii (naxligii) dhexdooda yiiley ay duugeen ama dhameeyeen.

Ilaa iyo markii shirka nabadaynta Soomaaliya iridaha loo furay waxaa shirku usocdey beel beel, waxaana sida warku sheegayo ay hadda isla afgartaan ayna iska cafiyaan dhibaatooyinkii dhexdooda yiiley, isla mar ahaantaana ay si wadajir ah hindise mideysan oo kuwajahan nabadaynta wadanka Soomaaliya ay isla meel gaaraan.

Warku wax uu intaas ku darayaa in ugaasyada, malaaqyada, iyo madax dhaqameedyada kala gedisan ee ku shiraya magaalada Carta in ay hadda iska xilsaarayaan sidii ay u daboolilahaayeen nabadaynta Soomaaliya, waxana ay sheegeen in shacab weynaha rayadka ah ee waddanka Soomaaliya ay iyagu hadda go'aan kagaari karaan isla markaana ay soo dhisan karaan dawladnimo iyo haybadii iyo sharaftii ay lahaayeen ummadda Soomaaliyeed.

Warkaan iyo kii Dikhil ka dhegeyso Radio Jabuuti May 12/2000.



ARTA Peace Confrence Hall
. SOMALIS EAGER TO SUPPORT PEACE PLAN
. Natiijooyin Guul ah oo usoo ifaya Soomaaliya

. Khudbadii Furitaanka Shirka
Allah Is Great
.
p

E

A

C

E

S

O

M

A

L

I

A



Top | Somali | Search | Forum | Add Site | Contact Us | Feedback