SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - Tacsi

Tacsi ka timid reer Birjeeb iy Maxamed Yuusuf

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa Cabdullaahi Yaasiin Samatar, geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaah ha u naxariistee hooyadiis Maryan Maxamed Cumar oo 23kii bishan May 2009 ku geeriyootay magaalada Laascaano ee degaanka Puntland.

Waxaan Allaah ka baryeynaa in uu naxariistii janno ka waraabiyo Marxuumadda, Qoyska iyo Ehelada ay ka tegyayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.

Waxaa Tacsida diraya:

Hooyo Faadumo Xuseen
Safiyo Salaad Birjeeb
Hodan Salaad Birjeeb
Haashim Salaad Birjeeb
Dhamaan Reer Salaad Birjeeb
Jihan Maxamed Yuusuf
Haashim Maxamed Yuusuf
Maxamuud Yuusuf Garre
Cabdulqaadir Yuusuf Garre
Iyo Dhamaan reer Yuusuf Garre

Mohamud Yusuf 

yusuf22@hotmail.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Faafin: SomaliTalk.com | May 28, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: