SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Daabaco Boggan | Print
Burcad Badeedda Soomaaliyeed ee Haysata Markabka Masaarida oo Sheegtay in aysan Markaabkaas Dhawaan Siidayn doonin... Sawirro Qarsoodi ah oo Laga Qaaday Burcad-Badeeddii Haysatay Markaabakii Sacuudiga... Akhri...
walad cabdallaHay'adda Human Rights Watch oo Axmed Walad Cabdalla ka Dalbatay in uu Ka Laabto Hadal uu ka Sheegay Weriyaasha Soomaaliyeed - Waxa kale oo hay'addu dalbatay in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo eedaynta in ciidamada AMISOM ay dad shacab ah ku laayeen Muqdisho... Akhri..
qaddaafiQaddaafi oo Difaacay Burcad-Badeedda Soomaaliya..
 Akhri...
mahdiWareegtadii Cali Mahdi Ku Ogolaaday in Sunta Halista ah Lagu Duugo Soomaaliya
Warbixinadii TV-ga Aljazeera iyo TV-ga RAI oo  lagu soo bandhigay Haraadiga Sunta Halista
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad | 4aad |
5aad

CIMAARADDA DUBAI AYAA DIGNIIN KA BIXISAY ISTICMAALKA SHANBOOGA QAARKII

Dubai : Xukuumadda cimaaradda Dubai ee ka mid ah Isutagga Imaaraadka Carabka ayaa dhowaan digiin kasoo saartay isticmaalka qaar ka mid ah Shanbooga lagu qabaysto. Xukuumaddu waxay soo bandhigtay daraasad lagu sameeyey Shampoo-yada , kaasoo ay sida ay sheegeen la ogaaday in Shaampoo-yada qaaarka ay ku jirto maadada Kimikada ah Sodium Laureth Sulfate oo loo gaabiyo SLS ay tahay maaddo si xooggan u samaysa xunbo , ayna jecel yihiin shirkada soo saara Shampoo-yada , kharaj badanina aanu kaga bixin , hase yeeshee waxa dhowaan la ogaadey in maadadaasi ay aakhirka keento cudurka kansarka, xanuunka maqaarka iyo cudurada ku dhaca timaha .

Sidoo kale waxa hadalka lagu xusay in qaar ka mid ah Saabuunta iyo Colgate-ka lagu cadaydo ay kujirto , sida darteedna laga fogaado Shampoo-ga , Saabuunta ama Colgate-ka ku jirto maadada SLS .
 

Halkan riix :

http://www.natural-health-information-centre.com/sodium-lauryl-sulfate.html


Maxamuud Ciyoon / Badhan
ciyoon10@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 9, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS