Hambalyo reer Qardho
waxaay ahayd asbuucii hore markii sida foolxumada qaawan ah loogu qabatay
muwaadiniin somaliyeed Bosaso International Airport.
saraakii katirsan sirdoonka Puntland ayaa fuliyay falkaan ka dheer dhaqanka
Somaliyeed ,diinta Islamka, shuruucda caalamiga ah iyo xeerka dadka magangalya
doonka ah,waxaan ku arki karnay shabakadaha somlaida maqaalo badan oo aay soo
saarayn dadka degan Puntland iyo kuwa qurbo joogta ah ee u dhashay deeganadaas
waxaana arin in laxuso mudan siday ku kaceeyn shacabka reer
Qardhood,culimadooda,aqoonyahanadooda,wax garadkooda iyo xataa maamulkoodaa,waa
arin ay xusi doonto taariikhdo.
waxaan ugu baqayaa dhamaan shacab weenaha reer Puntland,gaar ahaan magaalooyinka
waa weyn ee laga ugaarsanayo dadka somaliyeed in ay ka hortagaan falalka
waxashnimada ah ee ay samaynyaan qaarka mid ah maamulkoodu, waan inay ku
dadaalan hadii ay reer Qardhood xaqiijiyen in aysan dhaafin dadkaas waa in reer
Bosaso qaatan kaalinkooda kuna dadaalan sidii aan loo gudbin ragaas walaalahood
ah,(Islaam).
hor istaaga in laydiin dhaafsho xagna beri bad iyo cirba.
mar labaad waxan halkaan uga hambalyeynyaa sida aysameeyn rag kamid ah maamulka
p/land.
isimada,cuqaasha,wax garadka,iyo ururada bulshada rayidka ah oo ah is hortaagida
in loo gacan galiyo dad soomaaliyeed cadaoow
waxaa qori doona taariikhda waxa kadhacaya p/land.
ILAAH ha ina xafido dhamaanteen
A.ahmed
India
a_aar1@yahoo.com
Faafin: SomaliTalk.com | May
19, 2008
Shir
Nairobi ay ku qabteen Jaaliyada Puntland
oo lagu Canbaareeyay DG Puntland
falkii ay Itoobiya ugu gacan galisay Raggii Soomaaliyeed.
Bayaan/Akhris/sawiro
May 12 |