SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR


Xunaha Ururka NSUM ee New England oo ansixiyey gudi shan xunood ah oo u matalaya golaha dhexe ee ururka

Kulankii labaad ee ururka Waqooyi ee midnimada Soomaaliya Northern Somali Unionist Movement(NSUM) ayaa ka dhacay Magaalada Boston . Xubnaha ururka Nsum ee Waaxada New England ayaa kulankaas ku ansixiyey gudiga New England u matalaya golaha dhexe ee ururka Nsum .

Gudoomiye ku xigeenka ururka Nsum Mahadi Maxamed Cali ayaa halkaas ka jeediyey xogwaran faahfaahsan oo ku saabsan qaabdhismeedka , horumarka ,waxqabdaka iyo himilooyinka ururka .

Sida ku cad magaca iyo baaqyada ururka Nsum ujeedada iyo yoolka ururka waxaa gogoldhig u ah midnimda iyo isukeenida qaranimda dhuleed ee Somalia ,waxa uuna ka soo horjeedaa kala go'a Somalia iyo fikradaha la dhacsan gooni -ugoosadka.

Faisal Issa Suleiman
Boston,MA
faisalisse@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 15, 2008

BAARID | SEARCH


qaadGen. Cadde Muuse oo Amar ku bixiyey in Qof Qaadka Cuna aan Shaqo Laga Siin Shirkadaha Sahaminta Batroolka....
iyo Guddoomiyaha Degmada Ufayn oo caro ka mujiyey Cidda shaqada u qoreysa shirkadaha Sahaminta degaankaas... Akhri... June 2

Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS