SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

 

Madaxweynaha Dalka Kenya Mwai Kibaki oo u hambalyeeyay xildhibaanada cusub.

June 13, 2008 Garissa

Madaxweyne Dalka Kenya Mwai kibaki ayaa fariin hambalyo ah u diray xildhibaanada cusub ee ku soo biiray golaha baaramaanka. 10aad ee Dalka Kenya, ee 2008da

shanta xilhdibaan ee deeganaanadooda daraad doorashada aay ka dhacday kuna guuleystay ee kala ah The Mr Ferdinand Waititu oo Embakasi ka soo galay iyo Mr Gideon Konchella oo Kilgoris laga doortay oo PNU ah iyo Mr Mohammed Gabow oo laga doortay woqooyiga wajeer , Mr Benjamin Lang’at oo Ainamoi ka soo galay iyo Mr Wilbur Ottichilo oo Emuhaya laga soo doortay oo ODM ah ayaa madaxweynaha ugu hambalyeeyay guushooda.

madaxweyne Kibaki ayaa sheegay in guusha xildhibaanadan cusub ay ahayd banaan bax cad oo looq aaday dhinaac kalsoonida oo dadka ay ugu doonayeen in deegaanadooda ay hogaan helaan.

wuxuu ugu baaqay xildhibaanada madaxweynaha inay u shaqeeyaan si adag dadka kenyanka ahna ay wax u qabtaan.


Eng. Mohamed Isse (Malaysia) Garissa Tel: 0723834419
malesia73@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 14, 2008

BAARID | SEARCH


qaadGen. Cadde Muuse oo Amar ku bixiyey in Qof Qaadka Cuna aan Shaqo Laga Siin Shirkadaha Sahaminta Batroolka....
iyo Guddoomiyaha Degmada Ufayn oo caro ka mujiyey Cidda shaqada u qoreysa shirkadaha Sahaminta degaankaas... Akhri... June 2

Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS