Vsf Swees oo ah Hayad ka hawal Gasha dhamaan Deeganada
Dawlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay siminaar ufur
tay Xir Fadlayaal dhinaca Kaluumaysiga ah oo ka kala
yimi deeganada Puntland iyo Wasaarada Kaluumaysiga
Puntland .
Xirfadlayaashan Kaluunka ee ay Hayada Vsf Swees usoo
qaban qaabisay Simnaarkan ayaa Horay usoo qaatay Tababar
lagu baranaayay Dhawritaanka iyo nadaafada kaluunka .
Ugu horayn waxaa furitaankii Siminaarkaasi ka hadalay
Madax Hayada VSF Deegamada Puntland Cabdiraxmaan Jaamac
oo ah Khabaiir ku xeel dheer dhinaca kaluumaysiga isla
markaasna ka day riyay aqoonta ay leeyihiin
Xirfadlayaasha dhinaca kaluunka isagoo sheegay in aysan
lahayn aqoon buuran oo ku aadan dhinaca Kaluunaka.
Madax Hayada VSF Deegamada Puntland Cabdiraxmaan Jaamac
ayaa waxa uu ku dheeraaday Faa idada uu leeyahay
Siminaarkan ayaa waxa uu sheegay in uu urajay naayo in
ay ka faa idaysan Doonaan siminaarkan ku aadan ka Faa
idaysiga Kalauunaka.
Agaasimaha Guud ee Wasdaarada Kaluumaysiga Cabdi Waaxid
Maxamed Xirsi (Joocaar) oo Goobjoog ka ahaa Siminaaarka
loo qabatay Xirfadlayaasha kaluumaysiga ayaa waxa uu ku
la dar daarmay in ay waxa yaabaha ay halkan ku bartaan
in ay uga faa ideeyaan goobihii ay ka yimaadeen.
Xirfadlayaashii loo qab tay siminaarkan ayaa sheegay in
ay ku farax san yihiin in kor loo qaado aqoontooda ku
aadan ka faa idaysiaga dhaca kaluunka iyo Khayraadka
kale eek u jira bada.
Si kastaba ha haatee waxaa siminaarkan loo qabay
Xirfadlayaasha Dhinaca kaluumaysiga yaaa waxa uu ku soo
aayaa inta badan kaluumaysatada oo ka cabanaya in
maraakiib Jiriiflayaal ah ay kala tagaan qalabkoodii ay
ku shaqaytsan jireen.