SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Ururka Naafada Kalkaal ee Finland oo deeq lacag ah soo gaarsiiyey Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Martiini

Dagaal yahanadii naftooda iyo maalkooda u hurey difaaca dalka iyo diinta ayaa waxaa in dhawaalaba ku dacdareysnaayeen isbitaalka martiino, kuwaasoo u baahnaaa daryeel walaalnimo iyo mid muslinnimo kadib markii lixaadkooda ay ku waayeen dagaalkII 1977-kii


Naftood hurayaashaan ayaan jirin cid u maqan ama ay ku tiirsan yihiin oo ka warqabta noloshooda dhaqaale iyo middooda caafimaad, waxayse ku daaban yihiin hadba sida ay uga warhayaan walaahooda ku nool dalka dibadiisa

Ururka Naafada Kalkaal ee Finland oo deeq lacag ah soo gaarsiiyey Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Martiini, 16-07-2008

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed ayaa wuxuu deeq lacag ah oo gaareysay $514 oo ay ku tabarruceen Ururka Naafada Kalkaal gaarsiiyey Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana ka faa'iideystay 102 Curyaamiin.



Baaq & Mahad celin

Golaha Samafalka & Horumarinta Soomaaliyeed – mahad celinta Allaah ka dib - wuxuu mahad balaaran u celinayaa dhammaan walaalihii gacanta ka geystay deeqdan .

Sidoo kale Goluhu wuxuu ugu baaqayaa dhammaan samafalayaasha Soomaaliyeed in ay u istaagaan caawinta walaalahooda dhibaatadu heysato.





Muuse Maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
0025215576666
002525907666

Faafin: SomaliTalk.com |  July 17, 2008

BAARID | SEARCH


guriAustralia: Gurigii Xafiiska u ahaa Shirkadda Range Resources oo La Xaraashayo
Gurigaas oo ku yaal galbeedka Perth oo xafiis u ahaa dhawr shirkadood oo ay ka mid tahay shirkadda heshiiska kula jirta DGPL ayaa Akhri

yusuf iyo handuleSafiirka Soomaaliya ee Moscow oo wada-xaajood kula jira Shirkadda Ruushka ee Gazprom
Xaggeese Marayaa Heshiiskii C/llaahi Yuusuf iyo Shirkadda Militariga Faransiiska. Akhri

Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka Furmay Garoowe...
iyo Gen. Cadde Muuse oo sheegay in 5 bilood ay kusoo saarayaan Batroolka, waxana uu yiri "Jirri ayaa tiriye Shaydaan baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"  Akhri..


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS