War Bixinta Guud Ee Dalka Thailand

Khadar Musse Mohamed
E-mail: Khadar_afgub@hotmail.com
Kingdom Of Thailand Waa Boqortoya Inkastuu uu leeyahey Prime Minister, hadana
waxaa Maamulo Boqor kana danbeeyaan Shacabka iyo Dowladuba waa wadan Amaankiisu
ladhahi Garo waa 100%, Waa Waddan kuyaala Koofur-bari Asia, waxaa dhinaca Bariga
ka xiga Dalka Loas, and Combodia, Koofur Gulf Of Thailand and Maleysia,
Galbeedka waxaa ka xiga Andamaan Sea and Burma, Caasumad waxaa u ah Bangkok
Waana Caasuma labaad ee ugu wayn Dunida, Tirada dadka ku nool wadankan waxuu
garayaa 63,038,247 million waa wadanka 20tanaad ee ugu populationka badan, waana
tirakoobkii ugu danbeeyey sanadkii 2007, waa wadan ka kooban 75 Gobol, luuqada
ugu badana ee ku hadlaan waa Thia language waxaana ku hadla in ka badan 85%,
Dhaqaalaha Dalka ugu badan waxee ka helaa waa Dalxiiska wadanka waxaa ku yaal
Webi waxuuna ku darmadaa Biyaha Ba'ada, Diinta ugu badan ee heestaan Thailandzku
waa 95% waa Budhist Diinta Islamku waa diinta labaad ee ugu badan dalka waana
4.6%, Diimaha Kalese waa manority Sida Hindu, Chritian, and Jewish.
Hadaba Somalida Xagee Bee Ugu badan yihiin Kuna Nool Yihiin
Somalida Dhamaantood waxee ku noolyihiin Caasumada Dalka Thailand Ee Bangkok,
waa Magaalada ugu wayn Dalka, Somalida Dhamaantood waxee ukala yimadaan Dalka
Siyaabo Kale oo kala duwan sida, Waxbarasho, Ganacsi iyo Dalxiis...
Waxbarasha Dalka Thailand iyo Jaamacadaha Ku yaala Dalka
Jaamacada ku yaal dalka Thailand waxee gaarayaa ilaa 4000-5000, waxeena isugu
jiraan ku Pravite ah iyo Kuwo Public ah oo dowlada hoos yimaadah, hadaba
Jaamacada ee Somalidu dhigato waa mid Private Univeristy waxaana ladhahaa "Kasem
Bundit University", Waxee ku taala Bartamaha Magaalada waana sida ee somalidu ku
dooratey inkastoo Somali kaliya eesan dhigan waxaa dhigtah Arday Gor U
dhaafaysah 1000.000 malyan waxaana ka qalin jabiya Sanad walba in ka badan
100,000 oo ardey, waa jaamacadaha ugu raqiiseesan jaamacada ku yaal dalka
Thailand ee Caasumada Bangkok, Waxaa dhigtah Afircan, Indi, Pakistan, Chines,
Combodian, Laos, Earopen and American, Austrolian iyo Somali Gaareesa Ilaa iyo
70 Ardey waxeena kagala yimaadeen, Somalia iyo Wadamada Kale ee Caalamka Sida
Canada, England, USA, iyo Austrolia.
hadaba Maadooyinka lagu Dhigo Jaamacadaa
waxaa Kamid Ah:--- Micro Biology, Bussiness Computer and Information
Teachnology, Acriculture, Computer Science, General Health and Medicine Oo wada
Socda, Public Health, Sugery, Opticism Oo (ENT) waa Especial Dhakhtar Oo loo soo
Gaabiyey Eyes, Nose Trachea, International Relation Ship and Science Enviroment,
Water, Engineering Of Electrical, Communication, Building, Roads, and iyo
Facoults kale oo badan, Waa jaamacada Ugu badan ee Mujtamaca Islaamka Thailand
ku nool ee dhigtaan, Waa jaamacad kaga jirta Safa waxbarasha Jaamacada Ka dhisan
Bangkok, Xaga Caafimaadka waxaa qaabilsan Jaamacada waxeena xiriir laleedahey
He'adaha Caafimaad Ku shuquleh waxaana isla markaba lageeyaa Ardeyga ku
xanuunsada Hospital loogu tala galey Ardeyda wax ka baratah Jaamacadan, Xaga
Adeega Jaamacada Ardey walba oo ka dhigta waxuu leeyahey Room u gaar ah, waxaana
loogu fudeeyaa hadba maadada uu dhigto sida Bookz ama Computerkiisa......
Sidee Ganasiga Dalka Thailand Yahey, Somalida Ka Ganacsata Dalkaanse Sidee U
arkaan:-
Somalida Ka Ganacsata Dalka Thailand Mudadii Ugu Danbeesay Sanadahaan waxey u
soo badan nayaa Ganacsatadu Si howli ah, waxeena Ka ganacsataa Somalidu,
Shimintada, Bariiska, Dharka, Macuunka, Dahab Cadaha, Dahabka Oo dhanba, Waxeena
kala Geeyaan Africa, Austrolia, Canada, United State Of America, Europe, iyo
Gudaha Dalka Somalia Sida Somaliland, Puntland, iyo Kunfurta Dalka Somalia, waa
meel ku fiican Ganacsiga, waxuuna wadanku caan ku yahey Kaluunka, oo waxee ka
ganacsadaan dadka Thaiga ah, Kaluunka balse Somalidu waxee ka ganacsataa howlaha
gorku xusan,
Xiriirka Siyaasasadeed Somalia iyo Thailand waa Sidee!!!!!!!
Inta Ugu badan Ee Shacabka Reer Thailand Ma yaqaaniin Somalia amase Somalida
Meesha Ee Ku taal Dunida, ma ahan dad Jaahil ah oo 97% yaa wax qora waxna
Akhriya, Somalidu Wax Safaarad ah kuma lahan Thailand, balse waxaa jira ardey
kooban oo wadatah Baasabooro Somali ah iyo Kuwa kale Oo Basabooro Somali ah wata
oo kasoo badashey Jaamacado India iyo Sudan, balse inta ugu badan Ardeyda
Somaliyeed Ee wax ka baratah Dalka Thailand Ee Bangkok Waxee wada wataan
European, Canadian iyo African sida Ethopia, Kenya iyo S. Africa,,
Thailand
waxey kamid tahey wadama dhaqaalahoodu sare u socdo, 2007 kii waxuu ahaa (GDP)
Oo ah Gross Demostic Product Amase Purchasing Power Paritty (PPP) Duni Dhan,
$519.9 billion $8000 Percapita marka loo eego sanadkii 2006 GDP(nominal
Eastamtion kii ahaa waxuu gaarayaa Total 206.338billion-- $3,400 lama filan waa
bee ku noqtay Shacabka iyo Dowlada Thailand sida Dhaqaalaha wadanka Sanadba,
Sanadka Ka danbeeya Uu u soo gordhayo,
Khadar Musse Mohamed
E-mail: Khadar_afgub@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 17, 2008
|