SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

 
Ogyesiis: Soomaalida LEICESTER: Mutamar Sanadeedkii---

 18 JULY- 20 JULY 2008 
 

فمن كان يرجوا لقاء ربّه فليعمل عملاً صالحا ولا يشرك بعبادة ربّه احدا 
 

RUUXII DOONI LA KULANKA EEBIHIIS HA FALO CAMAL FIICAN, YUUNA LA WADAAJINNA CIBAADADA EEBIHIIS CIDNA. 
 

WAXAA LOOGU BISHAARAYNAYAA DHAMAAN DADKA SOOMAALIYEED EE DEGAN LEICESTER IYO HAREERAHEEDA IN LA QABAN DOONO MU’TAMAR SANADEEDKII MAGAALADA LEICESTER EE JAALIYADA SOOMAALIYEED. WUXUUNA QABSOOMAYAA 18 JULY – 20 JULY 2008. 
 

CULUMADA LA FILAYO KA SOO QAYBGALKOODA WAA: 
 

1. SH. MOHAMED RASHAAD      CANADA

2. SH. ABDULRAHMAN SH. OMAR  USA

3. SH. BASHIIR SHIIL     CANADA

4. SH. ABDALLE MOHAMED   LEICESTER

5. SH. ABDULKADIR MUMIN   LONDON

6. SH. ABDULRAZAK HIRAD   LONDON

7. SH. KHALID YASIN     SHEFFIELD 
 

GOOBTA MU’TAMARKA: MASJIDKA QUBA,

19 BRUNSWICK STREET, LE1 2LP, LEICESTER. 
 

WIXII FAAHFAAHIN DHEERI AH LA SOO XIRIIR TEL:07846848362-0786565480-0116 2623264 
 

MU’TAMARKA WUXUU BILAABANAYAA :

MAALINTA JIMCAHA 18 JULY  3:00 PM

Qore: mohiyadin@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com |  July 9, 2008

BAARID | SEARCH


guriAustralia: Gurigii Xafiiska u ahaa Shirkadda Range Resources oo La Xaraashayo
Gurigaas oo ku yaal galbeedka Perth oo xafiis u ahaa dhawr shirkadood oo ay ka mid tahay shirkadda heshiiska kula jirta DGPL ayaa Akhri

yusuf iyo handuleSafiirka Soomaaliya ee Moscow oo wada-xaajood kula jira Shirkadda Ruushka ee Gazprom
Xaggeese Marayaa Heshiiskii C/llaahi Yuusuf iyo Shirkadda Militariga Faransiiska. Akhri

Kalfadhigii 20aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo Ka Furmay Garoowe...
iyo Gen. Cadde Muuse oo sheegay in 5 bilood ay kusoo saarayaan Batroolka, waxana uu yiri "Jirri ayaa tiriye Shaydaan baan la heshiinayaa si aan waddan kayga wax ugu soo saaro"  Akhri..


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS