SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Beesha cawl yahan cali oo ku caano shubatay suldaan cusub...

Jimce Feb 8, 2008: Munaasabad si weyn loo soo agaasimaya ayaa Jimcadii lagu qabtaya hotel karaama 2 ee Magaaladan Boosaaso kaas oo lagu caleemasaaray suldaan cusub oo ay yeelatay beesha cawl yahan cali saleeban , kulankaan caleema saarka ah ayaa waxa ka soo qeybgalay Isimo badan oo reer Puntland ah.

Suldaankaan cusub ee maanta la Caleema saaray ayaa lagu Magaacaabaa Suldaan C/laahi Saalax Jeeni Cade waana Suldaan lagu doortay karti dheeraad ah sida ay sheegeen Beesha uu ka soo jeedo Suldaanka.

Waxaa Halkaasi hadalo badan kasoo Jeediyay cuqaasha iyo wax garadka ka oo halkaasi kaheegay hadalo la gula dardaarmayay ayaa suldaanka cusubi halkaas ka soo jediyey hadallo dhaxal gal ah oo looga fdhiyey in uu goobta ka soo jeediyo.

ugu danbaytii waxaa lagu caleema saaray suldaanka goobta ay maanta munaasibadu ka dhacday hotel karaama 2 oo kamid ah hoteelada ugu caansan Magaaladan Boosaaso

xafladii ayaa waxa ay ku soo gabagaboowday jawi aad udagan iyadoo haweenka ay halkaas ku soo dhaweeyeen suldaanka cusubi.

Maxamed Abdir rizak
sadaam1991@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 8, 2008

macalinGuddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS halkan ka dhegeyso ama halkan (mp3)

Dagaal ka Dhacay Balli-Doogle
Kulan ka dhacay Gobolka shabeelaadda Hoose
iyo Olole nadaafadeed oo ka soconaya isbitaalka hooyada iyo dhalaanka degamad guriceel ee goblka Galgaduud
Akhri Jan 25

sakariyeZakariye Xaaji: Nuur Cadde Waa Nin Odey ah Waxase uu Saaran yahay Gaarigii Dalka Lagu Qabsaday (Waraysi)... Akhri...

oilShirkadihii Shiidaalka oo Maalgelin toos ah ku samaynaya Cabudhinta Shacabka Puntland.
Warbixinta ka akhri halkan...

norwayMu'tamaradii Norway-Sweden oo khayr kudhamaaday.. mu’tamarkii “Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga”... Sawiradii mutamarka...

ukBannaanbax looga soo horjeedey Xasuuqa iyo Joogitaanka Itoobiya
London: Mudaharaadkan oo noqday kii ugu weynaa ay isugu yimaadaan Jaaliyada Geeska Africa.. Akhris/sawirro...

Sawiro: Bannaanbaxii ugu weynaa oo ka dhacay London, UK Jan 16, 2008


BAARID | SEARCH


MAQAALADDII 2000-2001: Shakiib | Barkhadle | C++ | Java | Saahid | SomQurbaha | SRG | BCCP | SPR | Dr.Osman | Aamusanaha | Ingiriis | Duggaal | SASA | SouthAfrica | DeepThought | Leyla | Caddaawe | PMA | Africa | GreetingCards | Soyan | Moallim | SomCanada | MSSU | Shiike | Haile | SHASNA | M.Abdirashid | Xariri | Xal | Xawar | Halable | amiir | PL | SSB | Fahad | Maanso | Deeq | kancaan | PuntWatch | Gaashaan | Filasoofi | Sacmaal | Caddaani | Cambaro | Xaamud | Abhali | Xaashi | ICUPS | SSL | ISRAACA | UmuurahaIslaamka | ShibilDimoqrasi | Saahid | MoreInside


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com