SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

XAFIISKA QARAMADDA MIDOWAY U QAABILSAN ARRIMAHA SIYAASADA SOOMAALIYA (UNPOS)

WAR-SAXAAFADEED 013/2009

SRSGa oo cambaareeyey burcad-badeednimadda sii socota

Nairobi, 14 April 2009: Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoway u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah ayaa sheegay in falkan burcad-badeednimada ah uu noqday masiibo caalami ah oo dhaawacaaya muwaadiniinta caadiga ah ee Soomaaliyeed, kuwa gobolka iyo aduunkuba.

"Waxaan si aad ah u aaminsanahay in talaabooyinka  la taaban karo ee ku aadan joogteynta iyo soo kordhinta tirada maraakiibta caalamiga ah ee jooga dhulka xeebaha Soomaaliya ka baxsani ay yareynta doonto ciriirina gelin doonto falka buracad-badeednimada" aytuu yiuri Axmedou Uold-Abdallah.

"Haddii maraakiibtan caalamiga ah ayna joogi lahayn  masiibada burcad-badeednimada la xiriirta intan waa ka xumaan lahayd.

"|Dalalka ka qeybqaadanaaya joogitaanka ciimada caalamiga ah  waxay qabanayaa shaqo aad u haboon, laakiinse dhulka la rabo inay ka howlgalaan ayaa aad u weyn, falkii is difaacida ahaa ee ay dhowaan   fuliyeen dawladaha USA iyo France waxay fariin adag ah u dirasaa burcad-badeedka gaar ahaan kuwa taageera ee ka faa’deysanaya  masaakiinimada iyo rajo la’aanta haysata dhalinyaradooda shaqada la’aanta ah".

Ergayga gaarka ah waxaa uu yiri maanta ugu yaraan 300 ruux iyo 17 markab ayaa waxaa afduub u haysta koox yar oo dantoodu keliya ay tahay inay   si sharci darro ah faa’ido u kororsadaan, haddaba in la helo xal ciidan waa muhiim waana in arintan barbar socotaa hurumarin la taaban karo ee  dhinaca shaqo abuurista iyo horumarka ah.

Si loo xaqiijiyo in xasilooni loo helo Soomaaliya, wadamada gobolka iyo xuriyadda miyo-mareenadaba waa in si dhaqsi leh loo tilmaamaa lalana xisaabtamaa  kuwa dhaqaale ahaan kaalmeeya burcad-badeednimada: ayuu yiri Axmedou Ould-Abdallah.

Wixii war dheeraad ah fadlan la xiriir: Susanah Price or Donna Cusumano, Public Information Officers, Un Political Office for Somalia (Nairobi, Kenya) Tel: +254 20 762 1192/1625 or +254 733 902 020/ 737 400 133 Please visit: www.UN-Somalia.org
 


United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) 
For Immediate Release     

PRESS RELEASE 013/2009 

SRSG condemns continuing piracy scourge 

Nairobi, 14 April 2009: The UN Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, has called piracy an “international scourge” which is damaging to ordinary Somalis, the region and the world.  

“I strongly believe that concrete efforts, such as the international maritime presence off the Somali coast, should be increased to help marginalize and suppress piracy,” said Mr Ould-Abdallah. 

“Without the maritime presence, the pandemic would have been far worse. Those contributing to the international presence are doing an excellent job, but they have a huge area to cover. The recent self defensive actions by the Governments of the US and France are sending a strong message to the pirates and, more importantly, to their backers who are exploiting the poverty and desperation of their young, unemployed compatriots.” 

The SRSG said that today some 300 hostages and 17 vessels are being held by a small group who are only interested in maximizing their illegal profits. Therefore a military solution, while essential, should be complemented by credible development activity. 

“To ensure stability in Somalia and the region, as well as the freedom of navigation, the financial backers of the pirates should be identified quickly and held accountable,” said Mr Ould-Abdallah.

---------------------------------------------------------------------------

For more information please contact: Susannah Price or Donna Cusumano,

Public Information Officers, UN Political Office for Somalia (Nairobi, Kenya)Tel: +254 20 762 1192/1625 or +254 733902020/737400133 Please visit: www.UN-Somalia.org 

Faafin: SomaliTalk.com | April 14, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: