SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - QORMADA AXADDA
Daabaco Boggan | Print

Ardayda waxkabarta dugsiga H/Dhexe, iyo Sare ee Al-Bilaad ee Muqdisho..


Taangiyada Itoobiya oo Taagan Garoonka Muqdisho, Dec 06
William Zartman of Johns Hopkins University's School of Advanced International Studies says Somali dislike of Ethiopians runs deep. "One of my favorite Somali sayings is if you see a snake and an Ethiopian, kill the Ethiopian first because the snake might not be poisonous," says Zartman.  VOA
"waayadii hore soohdinta Itoobiya badda ayay ku sinnayd, hase ahaatee kolkii ay weydey awood ku filan oo ay wax isaga caabbido, xoogagga kiristaanka ahina ay wax kaalmo ah taaran waayeen ayay soohdimahayagii badda gaarsiisnaan jirey waxay u gacan-galeen quwado muslin ah"
Menelek II: April 10, 1891... Akhri...

Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid Ra'iisul-wasaare K/xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha DFKMG ee lagu soo dhisay Nairobi oo Magaalada Muqdisho dhawr maalmood kadib markii ay qabsadeen ciidamada Ethiopia kula hadalyey odayaal dhaqameedyo ayaa  sheegay in la baabi'inayo Xadka Soomaaliya oo lala midaynayo Ethiopia, oo Hal Ciidan ay yeelanayaan, Hal dhaqaale yeelanayaan, hal Baasaboor ay qaadanayaan Soomaalida iyo Itoobiyaanku.
Xuseen Caydiid: Jan 2, 2007.. Akhri..


Ciidamo Itoobiyaan ah oo harsanaya Geed-hindi;  Muqdisho Jan 4, 2007.  AFP

abdirsaqQoraalkii  uu C/Risaaq Xaaji Xuseen  2002  Ka Qoray Faragelinta ay Itoobiya Ku Hayso Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, kaas oo ku aadan arrimaha Maanta taagan.. Akhri

Meles Zenawi: Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama VISION-ka dhabta ah ee Dawladda... Akhri...


Qisooyinkii ugu Yaabka Badnaa ee aan akhriyo ....

Maxamed Cabdi Maxamed Bootaan

SomaliTalk,Nairobi,Kenya ,

Botaan1@hotmail.com


Qaybtaani waa tii labaad ee Qiysada aan ka soo goorinayno Booga la yiraahdo  inhaa malikah '' dhamaadkii boqoradii waxaana qoray ninka wadaadka ah ee loo yaqaano Dr Mohamed Cabdirixman '' Alcariifi''  waxaana turjumay bootaan

Qaybtii labaad

 
Gabadhii ahayd chirtanka ee uu yarkii la oran jiray khaalid isku dayay mararka badan in ay islaamtu ka dib dadaal wayn iyo u keenid kutub iyo calajaladu waxaaa uu ku guulaystay khaalid in sababtiisa ay gabadhii russianka ahayd ku islaamtu iyadoo islaamnimadeeduna ay noqotay mid aad u fiican oo dhab ah qalbigeeduna diintu si fiican u dagtay.
 
waxay bilawday in ay danayn wayn siiso barashda diinta islaamka sidoo kale waxay ku bilawday in ay fadhiga dadka wan wanaagsan ay dhex fariisatu si ay wax uga faa'iidu ku saabsan diinta islaamka ,sidaaasi iyaduu ay jirto ayaa waxay ka baqday in dalkeedii ay ku laabatu maadaama reerkani aysn ahaydn qoyskoodii balse hadii ay cidii ku laabatu diinteeda ayaa ka fidnoobayso.  
 
Guurka Khaalid iyo Gabadhii.
 
Wiilkii ahaa khaalid ee gabadhaa sababta u ahaa in ay islaamtu ayaa waxaa uu guursaday waxana noqotay gabadhaha diinta kuwa sida fiican u haysta mid ka mid ah.
 
Maalin ka mid ah maalmaha ayaa khaalid waxaa oo doonay in gabadha xaaskiisa ah ee diinta ku cusub oo magaalada soo mar mariyo si ay wax u soo fahantu dhaqanka dadka magaalada ee islaamka.
 
labadoodii oo maraya meel suuq ah ayaa waxay aragtay khaalid xaaskiisii gabar muslimad ah oo si fiican u xijaaban, gabadhii uu qabay khaalid ayaa waxay waydiisay khaalid maxaa ku dhacay gabadhaa ma wajigeeda ayaa waxaa ku yaal wax dhaliil aha ama ceeb ah .
 
 
khaalid ayaa yiri '' may may gabadhaani waa mid xijaaban waana kan EEBE waynaaye iyo waliba Nabigiisu SCW ay  amreen in la xirdho ,way yara aamustay waxayna tiri '' haa waxaan u malayn waa xijabka islaamka kaas oo ILAAH naga doonayo anaka inaan labisano , waxaaa u yiri khaalid oo su'aal waydiinayo oo maxaad ku garatay, waxay tiri ''aniga hadii aan hada galno dukaan raga jooga oo dhan wayigaya ayaa ay ku dhaygayaan oo ay sigayaan in ay jagigayga cad cad u jar jaraan wagigayga sidaasi ah waa in la daboolaa (=yacnii waxaa ay ula jedaa waxaan ahay gabar qorox badan oo raga oo idil ay hawaysanayaan)  .
 
waxay tiri wajigayu waa in sidaasi oo kale aan u dabuulaa oo ninkayga bas ayaa i arki kara sidaas ayaan samayn ana guraygna ma ka soo bixi doono ilaa aniguu ah gabadhaasi oo kale oo meel suuq ah mari dooni anigoo aan xirayn xijaabkaasi noocaas ah oo kale ee walaal xagee dharkaasi oo kale ka helaa oo aan ka iibsanaa .
khaalid ayaa damcay in gabadha uu ku qacniyo in ay sidaasi ahaato yacnii xijaabka aan lahayn niqaabka ama indhu shareerka ay hada qabto waxaana uu yiir '' xijaabka aad hada qabtid waa kan ay qabaan hooyaday walaalahay ee sidaasi oo kale iska ahow , waxay tiri may may waxaan rabaa xijaabka EEBE amray , gabadhaas waxaa soo maray maalmo ilaa maalin kasta oo ka mid ah maalmaha dunida ilaa waxaa u siyaado iimaan dhab ahaaniina way heshay dharkii ay doonaysay ee Ilaah amray .
 
waxaa soo dhawaatay wakhtigii oo dhici lahaa Passportii laga xaday ee ninkii ka qaatay joogitaankeedu waa mid sharci daro ku ah dalkaasi ay joogto mrka waxay go'aansatay in ay aadu magaaladii ay ka  timid markii hore khaalidna waa yeelay balse waxay ogtahay in aysan haweenay bixi karin ilaa murxam la'aan  waay is raaceen.
 
Safarkii Russia iyo Khaalid iyo Xaasiisa iyo waxa la soo gudboonaaday
 
Markii ay diyaaradii Russian Airways ay  fuueen  ayaa waxaa soo wada fiiriyay dadkii oo dhan ee diyaarada saarnaa iyaguu ku jees jeesayo qaabka ay u xijaaban tahay gabadhaan muslimada iyadoo la fuushay xijaabkii dhamaystirnaa .
 
Waxay fariisatay dhaninac ku xiga Ninkeeda iyadoo ay ka mooqatu xurmad iyo xishood dheeraad ah, markaasi ayaa waxaa uu ku yiri khaalid xaaskiisii '' waxaan ka baqayaa dhib iyo mushaakil in naga soo gaaro xijaabkaada '' waxay tiri ''ILAAH baa ceeb ka nazahan waxaad rabtaa miyaa khaalidow in aan adeeco kuwaan ilaah ku caasiyay walaali wax kasta ha sheegaan .
 
Khaalid waxaa xanaaqsan yahay maxaa yeelay xaaskiisa ayaa kuwa Gaalada ah  il xun ku fiirinayaan mid waa qoslayaa mid waa xaman, waxay ku tiri ha wal walin arinkaana cariiri yuusan ku keenin qalibagaada arinkaan waa mid aan waynayn oo masiid ah marka la bar bar dhigo dhibkii ay raga asxaabta ah iyo kuwa dumarka ah ay soo mareen way iska sabreen iyada iyo ninkeedii ilaa laga gaaray ruushka .
 
Khaalid ayaa waxaa oo yiri markii aan ka dagnay garoonka ayaan waxaan waydiiyay xaaskayga waxaan u malaynayay in aan dagi doono guriga Ehelkooda halkaasi oo ay ku dhamaysan doono hawsheena balse waxay i tiri '' cidaydu waa reer Orthodox ah kuwaasi oo diintooda ku dhagan way na nibi karaan waxaaan daganayaa hotel waxaana joogeena halkaasi ilaa aan ka dhamaysano arinteena marka ay noo dhamaato hawshena ayaan u tagaynaa reer, arintaasi khaalid si fiican buu u soo dhaweeyay waxaana dageen hotelkii kaasi oo u dhawa guriga Ehelkooda.
 

Maxamed Cabdi Maxamed Bootaan
Botaan1@hotmail.com

Sawirada: Google Images

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 4, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH