|
Somalia's U-20 soccer side ayaa imaan doona galabnimmaddii maalinta berrito ah si ay u siiraacaan Kenya Airways oo u qaadi doonta Uganda's U-20s (Hippos) is reebreebka cayaaraha aduunka maalinta sabtida ah. Vincent Kissa, FUFA's Xoghayaha maamulka, ayaa cadeeyay arimahaan maalintii shalay ahayd, laakiin ma uusan sheegin meesha kooxda la dajin doono ama la jiifin doono. "Aarbito (garsoore) Burundi ka socda iyo (match commissar) oo u dhashay Itoobiya ayaa hayn doona iska hor imaadka," sidaa waxaa yiri Kissa. Kooxda Hippos, oo xerro ku jirtay muddo ku dhowaad laba sitimaan ah, ayaa waxay u baahan yihiin badin aan daahna ka saarnayn lugtaan hore si ay ugu sii diyaar garoobaan Zambia wareega labaad. "dhaawacyo fududna way ka fogyihiin, xerradda gudaheedana wax kasta si fiican yay usocdaan waxaan kaloo u maleeyaa in dhalinyaradaan inay heli doonaan natiijo hubaal ah maalinta Sabtida ah," Waxaa maalintii shalay ahayd xerradda Lugogo sidaa ku adkeystay kaaliyaha tababaraha Charles Namakoola . Maamulaha Kooxda George Odongo ayaa sheegay in ay FUFA siisay taagero buuxda dhalinyarada, taasna aad bay u dhiiragelisay. Kadib markay isku mari waayeen 1-1 kooxda Mbarara Utd maalintii axada
ahayd garoonka Kakyeka, ayaa waxay hadda isku qorsheeynayaan
iskululeeyntii ugu danbeysay David Otti's Military FC berrito. Ciyaartoyda xerradda Lugogo ku jirta waxay kala yihiin: Fred Sebandeke, Ahmed Taban, Sam Mubiru, Ause Kaaya, Nathan Mutenza, Said Malidadi, Herbert Erima, Alimansi Kadogo, Simon Okumu, Richard Osii, Jimmy Kidega, Godfrey Kateregga, Henry Kabeta, Bob Obira, Jamil Kayondo, Abudalah Wejuli, Robert Makoba, Tom Muwonge, Noah Kasule, Michael Bugembe, Ronald Apangu, Patrick Musoke, Hannigton Kalyesubula, Posnett Omwony, Vicky Okello. May 23, 2000 09:15:22 Check here for English Version Copyright © 2000 The Monitor Publications Ltd. All rights reserved. Wararka kale Cayaaraha Soomaalida laxiriira Kateregga to miss Uganda-Somalia tie Check also Sport Latest News |
|
Top | Somali | Search | Forum | Add Site | Contact Us | Feedback |