SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
Daabaco Boggan | Print


Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006


Boosaaso: Musharax Farajac Oo qado sharaf sameeyey

Sawirada Halkan ka daawo....

Waxaa (May 25, 2008) xaflad aad u u balaaran oo qadasharaf ah ku qabtey Musharaxa Cumar Cali Farjac oo maalmihii ugu danbeysey ku sugnaa Magaalda Bosaso.

Musharaxa oo u qabtey isimagada iyo aqoonyahanada waxgarada iyo nabadooonada deegaaada Puntland ayaa waxaa halkaasi uu ka aqriyey waxqabadkiisa.

Musharax Cumar Cali Farjac ayaa waxaa uu sheegey hadii sanada 2009 ka la doorto inuu wax badan ka qqaban doono deeganada Puntland isagoo sheegey inuu dhinaca mashaariicda hormariinta uu waxka qaban doono waxaana halkaasi ay aad ugu riyaaqeen sida uu u soo bandhigey waxqabadkiisa,

Cabdi Budul Guhaad oo ah xiriirayaha xaflada ayaa isaguna waxaa uu sheegey in uu musharax Cumar Cali Farjac ay ka go an tahay inuu dalkiisa wax u qabtoo uuna ka saaro saboolinibada.

Cumar Cali Farjac musharaxa 2009 ee deeganada Puntland oo kulamo dhowr ah wadey ayaa kulankiisii ugu danbeeyey la yeeshey saxaafada Puntland .

Sikastaba ha ahaatee waa Musharaxii ugu horeeyey oo saxaafada kulan la qaata isagoo ay suaalo badan weydiiyeen.

Abdiqani Hassan

Faafin: SomaliTalk.com | May 29, 2008

 

BAARID | SEARCH


Soomaalida Iswiidhen oo si Kulul uga Jawaabey Wareysigii Safiirka Itoobiya... Warbixin...

C/Laahi Yuusuf oo Saxiixiisa ku biiriyey Shirkadaha Gen. Cadde ugu Yeero Jirrida
Xafiiska Gen. Cadde Muuse ayaa faafiyey warqad uu C/laahi Yuusuf saxiixay taas oo ka hor imaneysa hadalladii Sh. Aadan Madoobe iyo Eng. Kaanje, waxana uu ogolaaday Akhri

oilQoditaankii Shidaalka Puntland oo dib loo dhigay (Muddo aan la cayimin)
Waxaa sidaas shaaca ka qaaday warsaxaafadeed ka soo baxay shirkadda Africa Oil iyo Gen. Cadde qiray in rag ONLF laga qabtay Galkacyo Akhri...


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS