SOMALITALK.COM xayaysiis
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

 
Ma'ansixindona Barlamanku Ma'ogolandonta Lacagta Birta

Bismilaah

Ilaah baa mahad Idinked Iskaleh

Waxaan Salaamayaa Bahda Warbahinta xorta ah,iyo dhamaan umada soomaliyeed inta Damiirkoodu noolyahay.

Waaynu lasoconaa in Burburkii Dowladi somalia ay Qayb wayn ka ahayd Ethiopia burburintedana u adeegsatay Tool looyaqaan 'Qabiilka'.Markii ay sifiican ugu guulaysatay in shaqaii ay Ethiopia qaban lahayd in Somalidu u qabatay iskana dhigeen Mid ladilay Mid wax dilay Mid saxarahah ku dhintay Mid bada u qarqamay Mid Refugee nodday kuwo tirabadan oo noloshoda iyo goridooda la'ogayn .waxa is waydiinlen waa kuwee kuwa shaqadaa qabtay Arxan darada ah.

Raga shaqada wayn u Qabtay Ethiopia ama cadowga maha Ragkaa dheer, maaha Raglagaran waayo.Waa inaa-hebel, waa saaxiibkaa , waa inadeerkaa .Waa kuwa somalidu yidhaadaan xiniinyaa shidaya.

Waxa iswaydiin leh maxay dhaaf sadeen Ragaas Damiirkoodii ,Dadnimadoodii,Dalkoodii,Dadkoodii ,Diintoodii.waxaynu ognahay Ethiopia lacag bixin ku caan maha Gargaar Bini aadminimona daa warkiis ,se waxay dhafsadeen Wasiir noqo
Xildhibaan ku bilow -Wasiir waad gaadhi doontaaye ,maruun madax wayne halagu yidhaado.

Ragaas muday difooseyaal u ahayen ethiopia shaqadana sifiixan u bilaabay Xarbul Ahli gadaashiisi kuwaasoo dalki burbursanaa sii burburiya ,Damiirka Dadka Dila . Dalka Xididda u siiba Heer uusan dib uga soo kaban gaadhsiiya.

Ragaas oo hore ugu naqaanay warlord -Maantana u u naqaan Dowlada 4.5 ama Dowalda ku meelgaadhka ah.
Shaqadoodii uusmiiradka ahaa ee sida physical ka u qaban jireen maanta si Logical ah ayay u qabtaan oo macnaysan, maxaa yeelay Awoodoodii baa daciiftay tamarna waa waayeen Waraabe Gaboobay sidiisay God galeen Baydhabo la yidhahdo.
Shaqo Damiirlaaway qabtaan ,Dantii laga rabaa laga fishadaa ,wixii Ethiopia Rabtay Jecelyihiin,Wixi Ethiopia Diiday Necebyihiin .In Ethiopia police ka noqotay saxeexaan.In masajidada lagu tukanwayo bay saxeexaan.Hubka Dalka lagu burburinato in dakadeha ka so dagay saxeexaan.Wadada iyo culumadeena in la Gowracay saxeexaan.Shaqadooda foosha xun waxay ugu magac daraan dadaal layidhaado "war on torror". Markay arkeen Damiirkeena marka La'arkay liid nimada shabacka somiya.

waxba yaanan tariikhda ku dheran an u soo laabo piont kayga.

Dowlada 4.5 Baydhabo fadhida maxaa miiska u saaran

1-Ma'in ciidamo tirabadan puntland iyo somaliland lakaa?
2-Ma'in masuuliyiinyta sare waa daaleene Raga binjiga fadhita lagu badalo miyaa?
3-Mise shacabka somaliya waa neceen lacagtan Giimbaarta ah ee Shiling ta loogu Badalo Lacag dhawaaq yar Bir Ladhoho??!!!!!!

Xaqiiqdu waxaa weeye in somaia larabo dhan kasta inay kadhimato .Intii wax heli kartay waa ka tageen dalka ,Intii awoodi wayday Waxay ugu talagashay Ethiopia inay Gajo iyo Xabadd ugu dhamadan .
Laga sii bilaabo intii la aas aasay Dowlada 4.5 wuxuu gaaray 100$ 23,00,000 ilaa 3,000,000
Waxay gadhay nolosha abid halkii ugu saraysay ee gaadho .

Waxay Gaadhay meel Reer Baadiyaha Iilka dhigtay ,Xamaaliga Dhididkisa haaf bariis ah u goonwaayo .Hooyada ilmaheeda Bariiska u soo saarta ka ilmaysiisa .

Makula tahay in noloshu iska kacday?!!!
Makula tahay in Global food shortage as baab u yahay?!!

Xaqiiqdu waxaa weeye in mudo dheer laga shaqeeyey sidii ay Gacmaha Ethiopia ugalilahayd Somalia.Nina garaadkiisa iyo maanka kuma hayn Wasaarada Gaashaandhiga Somalia ayaa Wayaano Hubka dhiganaysaa ,Madfac Shacabka kaga
ridaysaa ,School policiya Muwaadiniinta ku Toganayaan,Carbiskaa looga cararaaa.

Sidaasaa mantana loo qorshaynayaa in lacagta Birta Dalka looga socod siiyo. Meeqay marays Birta saka Addiss Abba la waydiiyo?! Dalka uu Under control lagu hayo .
Dalku uu slave unoqdo Dalkale.

Ansixinteeda Lacagta Birta ah ka dib waxaa laguda gali doonaa socod siinteda .Cadowgu waa diyaaritay qorshaga lagu socod siinayo,Makulatahay in shacabkeena u diyaarsan yahay qorshaha lagaga hortagato? !!.

Hadaan lahelayn Dad hada u diyaar garooba mala helayaa shacab lacagtoda Badbadsata mala inaga helaya Ganacsato Xalaal cunah oo dajiya lacagtoda ,Mala inaga helayaa shacab dhaqaalaysta lacagtooda oo aan fara xumayn inta la helayo Dowlad 100% ah oo badesha Dowlada 4.5% mala inaga helayaa ?.
Hadii lanaga waayo awoodi wayno lacagta Birta ah ama waraaqaga kale ee la'inoogubedelo wax hor istaaga oo kadhiidhita ..Mawaadiniin niyada kadiida mala inaga helaya .

By.abdillahi muwadin
Darwiishyaare@hotmail.com
 

Faafin: SomaliTalk.com | May 2, 2008

C/Laahi Yuusuf oo Saxiixiisa ku biiriyey Shirkadaha Gen. Cadde ugu Yeero Jirrida
Xafiiska Gen. Cadde Muuse ayaa faafiyey warqad uu C/laahi Yuusuf saxiixay taas oo ka hor imaneysa hadalladii Sh. Aadan Madoobe iyo Eng. Kaanje, waxana uu ogolaaday Akhri

oilQoditaankii Shidaalka Puntland oo dib loo dhigay (Muddo aan la cayimin)
Waxaa sidaas shaaca ka qaaday warsaxaafadeed ka soo baxay shirkadda Africa Oil iyo Gen. Cadde qiray in rag ONLF laga qabtay Galkacyo Akhri...

markabSoomaaliya: Markabkii reer Spain oo Laga Bixiyey $1.2 million oo Madax Furasho ah
Waxaa la siidaayey markabkii lagu haystey xeebaha Soomaaliya kaddib markii.. Akhri...

YAA UMAQAN TAARIIKHDA SOOMAALIDA.


BAARID | SEARCH


MAQAALADDII 2000-2001: Shakiib | Barkhadle | C++ | Java | Saahid | SomQurbaha | SRG | BCCP | SPR | Dr.Osman | Aamusanaha | Ingiriis | Duggaal | SASA | SouthAfrica | DeepThought | Leyla | Caddaawe | PMA | Africa | GreetingCards | Soyan | Moallim | SomCanada | MSSU | Shiike | Haile | SHASNA | M.Abdirashid | Xariri | Xal | Xawar | Halable | amiir | PL | SSB | Fahad | Maanso | Deeq | kancaan | PuntWatch | Gaashaan | Filasoofi | Sacmaal | Caddaani | Cambaro | Xaamud | Abhali | Xaashi | ICUPS | SSL | ISRAACA | UmuurahaIslaamka | ShibilDimoqrasi | Saahid | MoreInside


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com