SOMALITALK.COM xayaysiis
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BURCO

 
Tacsi: Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale Axmed Yare (Dhoollayare)

Innaa Lilaalhi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun 

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil, Maxamed Siciid Ducaale, Guddoomiye-Xigeenka, maareeyeyaasha iyo Agaasimeyaasha gobollada iyo waaxaha kala duwan ee shirkadda iyo guud ahaanba hawlwadeennada shirkadda - meel kastaba ha joogeene - Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaanba eheladii iyo shacabweynihii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale Axmed Yare (Dhoollayare), oo Saaka oo taariikhdu tahay 29 April 2008, ku geeriyoodey magaalada Burco ee Gobolka Togdheer. 

Samir iyo Iimaan Ilaahay ha innaga wada siiyo marxuumka oo taariikh fac weyn ku lahaa aadna looga wada qaderin jirey deegaannada Soomaalida oo idil. Naxariistii Janno Eebbaheen isagana ha ka waraabiyo.  Aamiin…. Aamiin… 

Sidaa  si la mid ah, waxa Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil iyo dhammaanba madaxda, hawlwadeennada iyo Wakiillada Shirkaddu u tacsiydaynayaan Axmed-Dahir Yuusuf Cilmi, Wakiilka Shirkadda ee dalka Djibouti oo aabbihii, Marxuum Yuusuf Cilmi, lagu aasay Hargeysa 30ka April 2008.  

Waxay dhammaan shirkaddu Ilaahay uga baryayaan Axmed inuu iyo eheladaii iyo asxaabtii kale uu ka baxayba inuu samir iyo iimaan ka siiyo marxuumkana Naxariistii Janno ka waraabiyo. Aamiin.. 

Hassan Heiss
Dahabshiil Marketing Manager
 hassanheiss@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | May 1, 2008

C/Laahi Yuusuf oo Saxiixiisa ku biiriyey Shirkadaha Gen. Cadde ugu Yeero Jirrida
Xafiiska Gen. Cadde Muuse ayaa faafiyey warqad uu C/laahi Yuusuf saxiixay taas oo ka hor imaneysa hadalladii Sh. Aadan Madoobe iyo Eng. Kaanje, waxana uu ogolaaday Akhri

oilQoditaankii Shidaalka Puntland oo dib loo dhigay (Muddo aan la cayimin)
Waxaa sidaas shaaca ka qaaday warsaxaafadeed ka soo baxay shirkadda Africa Oil iyo Gen. Cadde qiray in rag ONLF laga qabtay Galkacyo Akhri...

markabSoomaaliya: Markabkii reer Spain oo Laga Bixiyey $1.2 million oo Madax Furasho ah
Waxaa la siidaayey markabkii lagu haystey xeebaha Soomaaliya kaddib markii.. Akhri...


BAARID | SEARCH


MAQAALADDII 2000-2001: Shakiib | Barkhadle | C++ | Java | Saahid | SomQurbaha | SRG | BCCP | SPR | Dr.Osman | Aamusanaha | Ingiriis | Duggaal | SASA | SouthAfrica | DeepThought | Leyla | Caddaawe | PMA | Africa | GreetingCards | Soyan | Moallim | SomCanada | MSSU | Shiike | Haile | SHASNA | M.Abdirashid | Xariri | Xal | Xawar | Halable | amiir | PL | SSB | Fahad | Maanso | Deeq | kancaan | PuntWatch | Gaashaan | Filasoofi | Sacmaal | Caddaani | Cambaro | Xaamud | Abhali | Xaashi | ICUPS | SSL | ISRAACA | UmuurahaIslaamka | ShibilDimoqrasi | Saahid | MoreInside


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com