YAA UMAQAN
TAARIIKHDA SOOMAALIDA.
Degmada qandala ku talaabsatay wadada horumarka
Degmada qandala waxay ku taal gobolka bari waxayana ka mid tahay degmooyinka ugu
faca weyn uguma taarikhda badan degmooyinka gobolka beri. Waxayna ka mid tahay
degmooyinka ugu dakhliga gobolada puntland haddii loo fiirsho dakhli ururinka
dawlada . Degmada qandla waxay ahaan jirtay waa mesha kaliyah ee gobolka beri ugu ganacsi
badan intaan la dhisan dekada magaalada bosaoso waa gaaas waxaaa lagu magacaabi
jiray (gacanka hodanka) waxayna ahayn indhaha kaliyah ee rer barigu wax kala soo
degi jireen. Degmada qanla waxay ahayd degmooyinka tirsan ee dawlada dhexe ee somaliya
sifican usoo gaaray xafiis badna ku lahayd in kasta dawlada dhex Somalia wax
lataaban karo aysanu qaban degmada laakin dhinaca dawlad nimada ad ayey ugu
muuqan jirtay degmada qandala , waxaa ka furnah xafiisyada dawlada ee kala duwan
, si habsami leh hawlaha dakhri ururinka dawlada way uga socon jirtay, ka dib
markii ay dhacday dawlada Somalia 1991 qandala waxay noqotay meelaha samaynta
weyn ku yeelatay burburki dawlada dhexe ee Somalia , waxaaba istagay dhamaanba
hawlihi dawladnimo ee degmada qandala waxaaa is xiray dhamaan adeegii dawlada
nimo oodhan, then magaaalada waxaan ku dhacay in dadkii magalada degenah ay
samaystan ,maamul ay soo dhisan isimada wax garadka iyo aqoon yahanka degmada
qandla waxayna dhisteen maamulka boorka ka jafah mamul hore dawlada dhexe la
dhacay, maamulki la dhisay ma noqon mid kaafiya dhaman adeegyada degmada u bahan
tahay oodhan , taasi waxay sababtay in degmada dadkii saldhiga u aha ay isaga
tagan iyagooo aday daafaha aduunka oodhan taasi kaliftay in degmada uu ku
yimaado horumar la.aan, dhinac kasta leh, haddan usoo dego muhiimada maqaalkan
………………. Degmada qandala waxaaa loo dhisay marka ay taarikhdu ahayd 27 april 2007 gole
degaan ooka kooban 27xubnood, taasina waxay ka badly karta in wax weyn laga
qabto horumarka degmada qandala sida wax barashada caafimadka iyo dhamaanba
hawlaha adeega bulshada oodhan. Waa haddii ay golah degaanka qandla ee cusub la
yimaadan hawlkarnimo dheeraad ah, iyo dadaal fara badan o ay u istaagaan
horumarka degmada. Golahadegaanka qandal waxay doorten col saciil walowkaan runtii waa nin ka
bixikarah shaqadan loo ig maday kana soobixi kara , waxaana leeenahay ilaahay
haku garab galo waxaana ku leeenhay hambalyo col saciid walowkan iyo golaha
degaanka cusub ee degmada qandala , waxaan kaloo halkan hambalyo iyo bogaadin u
jeedinyah runt ahaantii, wasiirka ganacsiga iyo warshada puntland mundane abwan
yusuf Mohamed oo aha maskaxdii ka danbaysay in qandla loo dhiso gole degaan wax
ka qabta horumarka degmada, waana ugu hambalyeynayh sida u uga hayo niyada
degmada uu asal ahaan ka yimi waxaana xusid mudin in wasirka marar badna booqday
degmada qandala, wuxuuna noqday musuulka ugu horeeeyeyey beesha taga degmada
qandla , waana hawl laga sugaayey waana ku mahadsan tahay abwan wasiirku.
Waxaana u hambalyeynayah jaaliyada beesha usa uk canade india pktan swedan
filand france swedan dubia oman Wabilaah towfiiq. By: engr Mohamed abdi said (sagac) India hyrabad Cell:00919885859130
La xiriir: sadaam1991@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | May 1, 2008
|