Burburka ka dhacay Soomaaliya Burburkii soomaaliye ka dhacay waxaa masuul ka ahaa maxamed siyaad iyo kooxii uu hogaaminayay, isla markaa waxaa ugu darsamay ninka isagana layidhaa C/laahi yuusuf oo isagu dheerday kuwii hore in uu dalka xabshi keeno. Isla markaana xabashida u sheegaya in ay dad muslimiini ku kaceen isaga kalmadaa ka maqlay dawlado shisheeye ah oo aan doonayn dadka Islam ka ah. Sidaa awgeed c/laahi yuusuf waa in uu ka saraa xabashida uu keenay dalka, isla markaan uu iskaga tagaa xukunka uu sheegaynaayo ee khasabkaa waayo xoog cidina waxba kuma qaado (ruushka iyo mareykan ayaan waxba ku qaadi Karin) sidaas awgeed waa in aad ka tanaasushaa xukunka aad sheegaynaso adiga iyo kuwa ku raac saniba. Ibraahim Essa Omer Hargiesa hidesskins@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | Feb 3, 2008
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS halkan ka dhegeyso ama halkan (mp3)
Dagaal ka Dhacay Balli-Doogle Kulan ka dhacay Gobolka shabeelaadda Hoose iyo Olole nadaafadeed oo ka soconaya isbitaalka hooyada iyo dhalaanka degamad guriceel ee goblka Galgaduud Akhri Jan 25
Zakariye Xaaji: Nuur Cadde Waa Nin Odey ah Waxase uu Saaran yahay Gaarigii Dalka Lagu Qabsaday (Waraysi)... Akhri...
Shirkadihii Shiidaalka oo Maalgelin toos ah ku samaynaya Cabudhinta Shacabka Puntland. Warbixinta ka akhri halkan...
Mu'tamaradii Norway-Sweden oo khayr kudhamaaday.. mu’tamarkii “Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga”... Sawiradii mutamarka...
Bannaanbax looga soo horjeedey Xasuuqa iyo Joogitaanka Itoobiya London: Mudaharaadkan oo noqday kii ugu weynaa ay isugu yimaadaan Jaaliyada Geeska Africa.. Akhris/sawirro...
Sawiro: Bannaanbaxii ugu weynaa oo ka dhacay London, UK Jan 16, 2008
BAARID | SEARCH
MAQAALADDII 2000-2001: Shakiib | Barkhadle | C++ | Java | Saahid | SomQurbaha | SRG | BCCP | SPR | Dr.Osman | Aamusanaha | Ingiriis | Duggaal | SASA | SouthAfrica | DeepThought | Leyla | Caddaawe | PMA | Africa | GreetingCards | Soyan | Moallim | SomCanada | MSSU | Shiike | Haile | SHASNA | M.Abdirashid | Xariri | Xal | Xawar | Halable | amiir | PL | SSB | Fahad | Maanso | Deeq | kancaan | PuntWatch | Gaashaan | Filasoofi | Sacmaal | Caddaani | Cambaro | Xaamud | Abhali | Xaashi | ICUPS | SSL | ISRAACA | UmuurahaIslaamka | ShibilDimoqrasi | Saahid | MoreInside
Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com