Buuq Sawaxan iyo faro taagtaag ka dhacay Kulankii 15kii December 2008 ee Baarlamaanka DFKMG
Xilli la doonayey in la Ansixiyo Xuskuumadda Nuur Cadde.
Kulankan Baarlamaanka Baydhabo oo uu goob joog ka ahaa ra'iisul wasaare Nuur
Cadde waa kulankii la sheegay in lagu ansixiyey xukuumadda cusub ee Nuur
Cadde... Sida ka muuqata Video hoose, waxaa kulankaasi u dhacay sidii kii Maarso
17, 2005, waxa kaliya oo ka dhinaa in kuraas la isla dhaco.. Waxana uu ku
dhammaaday is-riix-riix, buuq, sawaxan, iyo faro taag-taag...... Hoos ka
daawo...