Afhayeenka Golaha Sare ee Ahlu Sunna Waljaamaca oo beeniyey in ay
dagaalanto ahlu suna wal jameeca ,
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow wuxuu sheegay in Somali ay noqotay kuwa xabadi disho .mid baahi
ay disho .mid madfac lagu riday mid ku sumoobay biyaha bada .kuwo dagaanadodii
ka barakacay isaga oo yiri qaransomaliyeed sidaa ma anfacayso horumarna laguma
gaari karo
Afhayeenka Golaha sare ee culu’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh.
Maxamud Abuukar Soomow “Waxaan aad iyo aad u canbaaraynaynaa bucad badeeda iyo
qashinka lagu shubayo biyaha somaliya waxana caalamka ka codsanenaa in ay
dadajiyaan in la dhiso qaran somaliyeed oo ciidankiisu hanan karaan maamulka
badda iyo bariga si somalidu dhibatada uga baxaan ,gobolkuna uu u nabdoonaado “
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh Cqaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow.
xaalada uu dalku marayo xilligan,
iyo dagaalada ka dhacayo deeganada dhoobley iyo guri ceel ee dalka somaliya
isagoo ugu horeyntii baaq u jeediyey dhinacayada ku dagaalamayo degaanada
gobolada dhexe iyo kuwa koofureed oo ay ka mid ka yahiin dagmada guri ceel iyo
dhoobleey wuxuuna beeniyey in ay wax lug ah ku leeyihiin firqada ahlu sunna
waljameeca dagaalada ka dhacayo dagmada guri ceel ee la shegayin ay iskaga soo
horjeedaan xarakada alshabaab iyo ahlu sunna wal jameeca oo uu sheegay in aysan
raali ka aheyn in qof la dilo ururkasta oo uu ku jiraba isla markaana uu
jadwalkoodu ku jirin in wax la dilo
Sh soomoow “waxaan cod dheer ku leenahay waa in la joojiyaa dagaalada ka dhacayo
dalka gudihiisa meel kasta ay ahaataba
“Aqon yaahanka iyo waxgaradka somaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo inta
shacabka ka naxay waxaan ugu yeeraynaa in somalida la daba qabto “
Afhayeenka ayaa seegay in ahlu suna wal jameeca ay san jirin cid ay kala
dhaxayso cadaawad in ay san jirin dagaal ay cid kuqaadayaan sidaa si la mid ah
uusan jirin dagaal ay cid kula jiraan ,dadka ku been abuuranayo ahlu suna wal
jameeca waa naqaa iyaguna wa anayaqaanaan ee ha iska daayaano “
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow”waxaan idiin sheegaynaa ahlu suna waljameeca hadaan nahay horey
dagaal aan uga qeyb qaadanay ma jiro ,hadana dagal aan ku jirno ma jiro in ahlu
suna la dilo raali kuma nihin qofkasta oo urur ku jira in la dilo raali kuma
nihin gaar ahaan dagaalada hada ka socdo guriceel ee la yiri waxay u dheaxeeyan
al shabaab iyo ahlu suna waxaan leenahay waxaasu wax jira maaha shaqana kuma
lihin “
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow”Meesha dad qaraabo ah ayaa ku dagaalamayo waxaana ku jira
siyaasada dibada ah ahlu sunah madax ayey leedahay gudoomiye ayey leedahay gole
dhexe iyo gudi fulin ayey leedahay afhayeen ayey leedahay xeerka ahlu suna waxaa
ka mabnuuc ah dagaal wax la yiraahdo “
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow ayaa maanta shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxa
uu uga hadlay xaaladda dalka uu
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow Wuxuu sidoo kale sheegay in hadii ay howshu sidaa ku socoto ay ka
sii dari doonto wuxuuna xusay in somaiya ay xubin buuxda ka tahay urur
goboleedka Midowga Africa Igad .Jaamaca carabta ururka islaamka qaramada
midoobey iyo ururo kale oo aan dowli aheyn dhamaan tood waa wada layaceen
wuxuuna ugu baaqay in si dhab ah loogu so gurmado
Wuxuuna calaamka ugu mahadceliyey in ay wax taraan wuxuuna sidaa si la mid ah
ugu baaqay somalida in ay heshiiyaan
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow wuxuu ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socdo dhobley dhamaan
waxaan leenahay dalka oo dhan yaan xabad danbe laga ridin isaga oo tusaale u soo
qaatay in biyo daatay dabaadigooda la qabto .
Afhayeenka Golaha sare ee Ahlu Sunna Waljamaaca Sheekh C/qaadir Sh. Maxamud
Abuukar Soomow wuxuu sheegay in Somali ay noqotay kuwa xabadi disho .mid baahi
ay disho .mid madfac lagu riday mid ku sumoobay biyaha bada .kuwo dagaanadodii
ka barakacay isaga oo yiri qaransomaliyeed sidaa ma anfacayso horumarna laguma
gaari karo
Dhinaca kale Afhayeenka Golaha Sare ee Ahlu Sunna Waljaamaca waxa uu sheegay
inay aysan banaaneen
Muuse Maxamuud Jiisow
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia
00252-1-5576666
00252-50-907666
Faafin: SomaliTalk.com |
December 8, 2008
|