Yuusuf Garaada Halyey Leh Aqoon Wariyanimo iyo Xirfada Hormarnimo
Loona Baahan yahay.
Sida aynu Wada ogsoonahay British Broadcasting Corporation Laanteeda Afka
Somaliga Horumar wayn oo aanay horay ugu talaabsan ayay Gaadhay wixii
kadanbeeyay Sanadii 2000 Waqtigaas oo Yusuf Garaad Cumar Axmed, uu noqday
Madaxa Laanta Afka Somaliga ee British Broadcasting Corporation.
Wayaahi Waxaa soo Baxey shaqsiyaad Caadeystey in ay Aflagadeyaan Yuusuf
Garaad Omar Aygoo moodada Markiisi Hore in uu shaqadaasi Kuyimid
Arimaha Qalbiila Lakiin Nasiib Wanaag kuma uusan imaan Arimahasi Waxuu
kuyimid Aqoontiisa Iyo Dadaalkiisaa Waxaana intaasi usii Dheeraa
Dalaaka Ama qeybaha muhiimka ah ee uu kusoo siyaadshey British Broadcasting
Corporation dadku miyeeysan ujeedin Yuusuf garaad Waxqabdkiis Miyeeysan Arag
Barnaamishyada uukusoo Siyaadshey Idaacada Waxaan leeyahay Dadyoga
Caadeystey Daaacayada Raqiisaka ah Hakwaan toobin Arinkaasi Yuusuf Gaaraad
Omar Waa Shaqsi Muadan Amaan Iyo Bogaadin Gaar Ahaaneed Runtii Waxaan
qoraalkaani iigu Kalifey Markii aan arakey Daacayada Raqiisak Ah
Aydu lawa reegayaan ayaan Go aansadey in aan ka Jawaabo Teeda kale Idacaada
British Broadcasting Corporation
Hadii ay Tageen Cowke Hareeri Yabaroow Taasi Maaha in ay Hoos udhaco Gali
doonto Maalin kastaana Waa ay tagaan idaacada Aduunka Shaqaalaha Tusaale
ahaan Aljazeera Wariyayaal can aha yaa katagay oo uwareegay Idaacado iyo Tv
yo kale Sida Al Carabiya iyo CNN sidoo kale SkySprtiga Waxaa jira
wariyayaal caan ka ahaa oo hada jooga la Jazeera kuwaas oo is kaga hayaamay
sababo ay dantooda u arkeen.
Been Maahan Hareeri Cawke Yabarow Rag Aqyaara bay ahaayeen oo warbaahinta
Magac ku leh balse waqtogoodi shaqada ayaa soo id laaday oo in taas ku
dhamaaday. Cawke Xaqirimaayo Waa Wariye Caana oo lawada jecel yahay balse
waa laga mar maa. Hooyadii iyo aabihii ku dhalay ayaad ka tagtaa oo ka maran
taa waabase Shaqsi kale, Marka Sxbkay Cawke yaana laga bad badin oo guuxisa
la dhaafin.
Hormarka Yuusuf uu British Broadcasting Corporationda Gaar siiyey waxaa ka
kida oo ana la dhayal san Karin. In Idacadu ay maalintii soo gas ho Afar
jeer oo xiiso badan, iyadoo la hamuum qabo ayey soo ga shaa iyadoo lajecel
yahayna hawaday kabaxdaa, Bog Interned ah oo warar kii oo maqal iyo qoraalba
ah leh ayaa soo saa isiyey, wariyayaal joga gobolada dalkoo dhan awal
Majirin Wariyayaal saas ufarabadan, masoo kobi karo hormarka Yuusuf Garaad
uu British Broadcasting Corporationda gaarsiiyey balse intaas ayaan ka
sheegay.
Hala Joojiyo wax yaaba Ceebta ah ee qurunka xaqsida iyo Qabiilku keenaayo
Yuusuf Waa Nin Dhalin yaraa oo Aqoon badan Waxa uu ku hadlaa luu qada badan
oo ay ugu horeyaan Carabi Enagilish Faransiis sidoo kale waxa uu le yahay
Aqoon Warbaahineed oo ku filan Runtii waxaan aamin sanahay in lo bahan
yahay, Allaha is kadaayo Una Dambi Dhaafo Inta nicicna Nacaybkooda Jaceyl
ugu badalo ayaan kusoo af merayaa.
Saacid Axmed Amiin
Qadar Doha
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
SomaliTalk.com | Oct 3, 2007
C/llaahi
Yuusuf oo u diyaar garoobaya saddex sano guuradii ka soo wareegatay
doorashadiisii
.Itoobiya oo xulanaysa ciidamada kala qayb qaadanaya..
.Xasan Turki “Intaan la xaajoon laheyn Yuusuf iyo Geedi..
.Weriye C/Xakiim C. Jimcaale oo xaaladdiisa caafimaad laga..
.Iska hor imaadyo dhex maray Somaliland iyo Puntland..
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... Oct 2
Qoraal lagu burinayo xariga Gudoomiyaha Maxkada sare oo loo
Akhriyey Baarlamaanka DF
iyo Af-hayeenka Baarlamaanka oo waqti kama dambeys u qabtey Wasiiradda
ka dhego adeygay u yeerista Baarlamaanka..
Akhri Oct
1
Midowga Ganacsatada
G/Banaadir oo Axadii Bilaabay inay Lacag deeq ah u qaybiyaan Dadka
waxyeeladu ka soo gaartey dagaalada Muqdisho iyo barakaca..
Akhri Oct 1
Khilaafka
C/laahi Yuusuf iyo Geedi oo ku salaysan arrimaha batroolka, lacago laga soo
qaaday sucuudiga
Cadde Muuse oo
Shaaca ka qaaday in ku "daalay" Madaxweynanimada
"waa waqtigii aan nasan lahaa..
anigu waan daaley.." Sidaas waxaa yiri Madaxweyanaha DGPL oo u waramayey
idaacada Codka Maraykanka, waxa kale oo uu ka hadalay
Batroolka..
|