Wasiirka
Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta DFKM Xildhibaan Cali Max'ed Max'uud
{Cali Xareed} oo aan wax ka weydiiyey sida uu u arko Ansixinta
heshiisan, qodobada uu ka koobnaa muhiimada ay u leedahay Soomaaliya,
waxa u qorsheysan ka wasaarad ahaan iyo in ay jiraan heshiisyo kale oo
Wasaaradda dalxiiska iyo Duurjoogta Dowladihii hore ee Soomaaliya ay la
galeen.