SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


Saddex wiil oo walaalo ah oo ay Muqdisho ku dileen Ciidamada Itoobiya..... Akhri


London: July 8, 2007:  Kulan Deeq Loogu ururinayo Jaamacadda Gedo


Gotenborg: Xagee...


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Habeenka Qalin Jebinta Ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota

&

Koobka horyaalka kubadda Cagta Soomaalida Minnesota 2007

&

Usbuuca Xornimda Soomaalida oo loo yaqaan “Somali Week”

Guul ayaa u soo hoyatay Soomaalida Minnesota ama guud ahaan Soomaaliya mar hadii sanadkan 2007 ay nagu soo biireen aqoonyahano cusub oo badan oo ka soo aflaxay waxbarashada sare ee jaamacadaha Minnesota 2006-2007

Fadlan ka soo qayb gal xafladdan lagu dhiirigelinayo niyadda ardeyda Soomaaliyeed iyo waalidkii la soo dadaalayba lana rabo inay ubadka yar yar ku daydaan kuwa najaxay iyo in kor loogu soo qaado sumcadda bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota oo ay dacaayado badan la soo derseen 2006-2007 si loogu bedelo wanaag iyo horumar ama sumcad wanaagsan.

Goorma: Habeenka Isniinta July 2nd, 2007 Saacadu markay tahay 7:30pm

Goobta:

St. Paul Central high School

275 North Lexington Parkway - Saint Paul, MN 55104

Qiimaha lagu gelyo qofkii waa $5


Wixii faahfaahin ah kala xiriir:

Abdulaahi Adan oo ah madaxweynaha ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Minneapolis Technical & Communiy College iyo Somali Student Association 612 986 0720 ama

Maxmuud Nuur Wardheere mnwardere@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 30, 2007
 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com