Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Xildhibaann Axmed Cabdi (Borrile) ayaa ka qaba
moshinka Argatidan:- "Waxaan la soconaa sida ay ku dhisan yihiin hay'adaha
dowlada taasoo ah qaabka kala madax bannaanaashaha hay'adaha dowlada,
Baarlamaanku waa aasaaska dowlada markii la dhaariyay gudoonkiisa waxaa qof
kasta fuulay mas'uuliyad, mas'uuliyadaasina maalinta Qiyaamo waxbaa la iska
weydiin doonaa dalka iyo dadka aayo ka talintiisa waxaa mas'uul ka ah
Baarlamaanka, qeybaha kala duwan ee dowlada waxaana saaran inaan gaarsiino
dastuur rasmi ah iyo dowlad, waxaan mudo isbuuc ah bilownay in
xubnaha baarlamaanka ee maqan aan baafino waxaa keenay waa mas’uuliyada
xumo, xushmad la’aan iyo gudasho la’aan waajibaadka saaran xubinta
Baarlamaaniga mudane gudomiye moshinka waa qeyb taabanaysa baarlamaanka iyo
qeyb taabanaysa dowlada waxaan qabaa inaad gudi u saarto arintan moshinka ah
oo kasoo baaraan dega qeybaha uu ka kooban yahay moshinka”.
Xidhibaan C/kariim Naasir Saciid Seef (Cabdi
Dheeg) ayaa isna doodiisa ku aadan moshina ku cabiraya sidan:- “Waxaan u
malaynaaa inuu yaalo moshin iyo lifaaq, waxaa la yaabanahay dadka u soo tafa
xeytay in Baarlamaanka la burburiyo, isla markaana xukuumada daaqada laga
soo geliyo, iyadoo la arkayo albaabkii , 4-bilood ayey ku darsatay xukuumada
jirintaankeeda horta xukuumadu ma ansax baa?!!.
Shacabka soomaaliyeed ee dhibaataysan xukuumadu
maxay u qabatay, waxaa nooga dhow waa isbitaalkan Magaalada Baydhabo ma laha
wax dawo ah oo ay u gaysay, waxaa haboon in ruux walba is xisaabiyo intaaan
la xisaabin”.
Xildhibaan Ismaaciil Xasan Max’uud (Timir) ayaa
isna yiri “Gudoomiye halkan waxaa la keenay moshin muhiimadiisu waa
Xukuumada iyo Baarlamaanka wuuna gudo balaaran yahay ee gudoonka waxaan
weydiinayaa mowqifka uu ka qaatay in la kala saaro moshinka iyo
lifaaqa, hadii taasi dhacdo gudoomiye xukuumadu looga hari maayo laakiin
waqtiga unbay sii dheeraynaysaa”.
Xildhibaan Avv. Cabdi C/lle Saciid (Jinni
Boqor) ayaa hadalkiisa ku qotomiyay sidan:- “Moshinka iyo lifaaqu waa isku
mid labaduba isma diidi karaan, intaas inaan cadeeyo ayaan usoo istaagay, in
la siyaasadeeyana wax macquul ah ma ahan gudoomiyaha markii moshinka loo
geynayay oo la kulmayeen xidhibaanada, taasi waxay na tusaysaa in
xildhibaano xoogagani ay wadeen, in la baarlamaanka la turxaan bixiyo waa
dow ee ma ahan in moshinka la siyaasadeeyo, xaaladu xukuumada ay ku sugan
tahay lama qarin karo gabdhaha baarlamaanka ha iga raali ahaadeen waxaa la
yiraahdaa “Haday fool timaado Cowro gudo qarsi ma leh”. ayuu hadalkiisa ku
so af jaray Avv. Jinni Boqor.
Xildhibaan Sheekh Aadan Max’ed Deer oo ah
Wasiiro dowlaha wasaarada Qorshaynta ayaa yiri isna “Moshin mudo laga soo
shaqeyanayay in keeno aad bay u haboon tahay, waxuuna ka kooban yahay
6-qodob ka dibna waxaa la isugu soo biyo shubtay in la dardar geliyo howsha
Baarlamaanka, si uu u noqdo mid shaqeynaya, 19/5/2007 ayey ku dhamaatay
xukuumada jiritaankeeda in Baarlamaanka dib u habayn lagu sameeyo waxaa
keenay waa habacsanaan la soo gudboonaatay mudanayaasha, hadii aan usoo
noqdo lifaaqa waxa uu ka mid yahay moshinka isaguna wuxuu ka kooban yahay
7-qodob, markaad fiiriso lifaaqa 5- qodob Baarlamaanka 2-qodob ee kalena waa
xukuumada, hadaba xukuumada waa inay Baarlamaanka ka codsataa aqoonsi, isla
markaana waa inuu gudoonku warqad u qoraa xukuumada.
Qaybtii 1aad ee Dooda
ka akhri
halkan....
Wasiirada Haweenka DFKMG Marwo Aamino Maxamed Mursal oo ka codsatey
Hay’adaha in ay…”
Wasiirada Haweenka DFKMG Marwo Aamino Maxamed
Mursal oo gudoonsiisey Shahaadooyin xubno kalkaaliyayaal iyo dhakhaatiir
siminaar uga u socdey mudo 5 maalmood Hoteelka Manchester oo ka kala socdey
Gobolada koofurta Soomaaliya qaar kood, kuwaas oo gaaraya ku dhowaad 40
xubnood, islamarkaana ay wax ka dhigayeen siminaarka xubno ka socdey
Isbitaalka Haweenka ee Magaalada Neyroobi, ayaa lagu soo gebagebeeyey Hoteel
Manchester ee Magaalada Baydhabo.

Siminaarkan oo ay si wada jir ah isaga
kaashadeen UNFPA iyo WORLD VITION ayaa waxaa wax ka dhigayey xubno ka
socdey Isbitaalka Magaalada Nayroobi ayaa Marwo Aamino Maxamed Mursal oo
gebagebadii xiritaarkii xaflada ka hadashey ayaa “waxay ka codsatey
Hay’adihii soo qaban qaabiyey siminaarka in ay u kordhiyaan siminaarada
noocaan oo kale Haweenka Soomaaliyeed, islamarkaana hadii la heli karo
fursado shaqo abuuris iyo qalab in Haweenka loogu deeqo.
Waxay keloo Wasiiradu ku boorisey ka
qeybgalayaasha siminaarka iney uga faa’iideeyaan wixii ay barteen
siminaarkan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolada ay ka kala
yimaadeen, waxayna wasiiradu ay balan qaadey, in ka Wasaarad ahaan ay
Haweenka wax u qabaneyso.
Dhinaca kale waxaa xarunta Wasaarada Haweenka
iyo Horumarinta Qoyska ee DFKMG lagu soo gebagebeeyey Siminaar ujeedadiisu
tahay doorka kor u qaadida awoodooda aqooneed ee Haweenka Soomaaliyeed ay
ka qaadan karaan dhismaha nabada, iyo dibu-heshiisiinta oo ay ka
faa’iideysanayaan Kudhawaad 40 xubnood oo ka kala socda Haweenka Gobolada
Baay , Banaadir iyo sideedii xubnood ee Gudiga isku xirka Haweenka
Soomaaliyeed, islamarkaana laga soo saarey Baaq ka kooban dhowr qodob oo
lagu taageereerayo shirka dibuheshiisiinta Beelaha Soomaaliyeed ee uga socda
Magaalada Muqdisho.
Maxamed Macallin Cismaan(All-man) Somalitalk
Baydhabo.
Faafin: SomaliTalk.com | July 27, 2007


|