Daabaco Boggan | Print


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri

Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |

Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI

Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |

Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |

Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Faallo: Soomaaliya Soomaali baa leh
Yusuf Mohamed Ismail
yusufguduudow@hotmail.com
Somalida laga soo bilaabo maalintii ciidamada Tigreega ama Xabashida ay
galeen Caasimadii Soomaaliyeed ee Muqdisho illaa maanta aanu joogno waxeey
gashay dayro horleh oo aan hore loo arag 16 kii sano ee ay dagaalada sokeeye
ka socdeen gayiga jamhuuriyada Soomaaliya
Waa markii ugu horeeysay ee ay ciidamo Xabashi ah qabsadaan caasimadda
Soomaaliya kuna gaardiyaan, salaana ku qaataan xaruntii taliskii wasaaradda
hore ee gaashaan-dhigga Soomaaliya, waa markii ugu horeysay oo ay Xabashidu
si bareer ah u soo gasho gayiga soomaaliya, xaqiijisana riyadeedii ahayd in
Soomaaliya khariidada caalamka ka masaxdo.
Shacabka Muqdisho waxey ka huleelayaan caasimadoodii iyaga oo ka cararaya
gantaalada magaalada loo qeeybinayo ee sida arxan darada ah loogu gumaadayo
shacabka aanan waxba galabsan. Halkaan ayaana laga garankaraa farqiga u
dhaxeeya dagaal sokeeye iyo mid cadaw kugu soo duulay. Sababta waxeey tahay:
dagaal ogayaasha ama qabiilada markii ay isku dhacaan xaafad ayaa laga qaxi
jiray oo mid kale la tagi jiray, haddase tacshiiradii Madiino ka dhacda
waxaa loogu jawaabayaa gantaalo loo diro Suuqa-Xoolaha, Suuq-bacaad ama
Kaaraan.
Waxaa hubaal ah in dhiisha Soomaaliya culayaan labo garab oo iska soo
horjeeda. Mid waa kuwa ka soojeedo wadaniyiinta isbiirsaday,oo ay ku
doonayaan in Soomaaliya dib cagaheeda isugu taagto. Kan kale waa kan ay
culayaan hogaamiye kooxeedayada oo markii laga xoogbatay dhanna layska
dhigay dhibkoodii, galay caloosha cadawga Xabashida ama tigreega gumeysi
doonka ah.
Dagaalka Muqdisho ka soconayo maalmahaan danbe waa mid larabo in lagu
dabargooyo damiirkii Soomaaliya intii hartay, laguna bari gantaalayo dagaal
ogayaasha iibsaday sharaftii iyo diintii Soomaalida inta hartay. Doonayana
in Soomaaliya ka dhigaan kililka gobolka lixaad ee Ethopia.
Hadaba marxaladda maanta Muqdisho ku jirto waa mid taariikhi ah, oo tixraac
u noqon doonta taariikhda cusub ee Soomaaliya, dagaalka sokeeye kadib,
taasoo ka bilaabaneysa maalinta ciidanka Xabashida qabsadeen Caasimaddii
Soomaaliya.
Dowladda ku timid Muqdisho dabaabadaha Xabashida, lagana ilaalinayo
dadkeeda, waa mid aanan shacabka u imaanin shacabka kana imaanin. Si kastaba
ha noqotee; reer Muqdisho waxeey siiyeen fursad ay ku soo bandhigto bal waxa
ay ka damacsan tahay dadka iyo dalka, laakiin waxaa cadaatay sadaxdii bil ee
la dhowrayay, ineey sun daacisay, ayna doonyso in Soomaaliya ku celiso
wareerkii1991 kii.
Haddii ay dowladda dow mooday in ciidanka Xabashida u fariisiyaan shacabka
Soomaaliyeed si ay u xukumaan, waa riyo aanan lagaareyn. Shacabka Muqdisho
waxeey ku talaabsadeen guulo degdeg ah xaga iska caabinta gumeeystaha
madoow, ee doonaya inuu ku amar-taagleeyo umadda Soomaaliyeed ee ay diifta
dagaalada sokeeye dilootay, aasaanna inta hartay soomaaliya. Laakiin
xaqiiqada waxay tahay in Soomaalidu-meelkasta oo ay joogtaba maanta waxa
Muqdisho ka socdo ay u tahay darsi lama illaawaan ah.
Dowladda waxaa marag u ah ineey fashilanatay ineey shirayaan beelaha hawiye
iyo Xabashida sidii dagaalka loo joojin lahaa loona kala qaadi lahaa
ciidamada is horfadhiya. Xabashidana aysan dooneeyn ineey xoojiso dawladda
dagaal ogayaasha,illeeni maba dooneeyso dawlad soomaaliyeed noocay dooniba
ha ahatee.
Isku soo wada duuooo Haddii ay sidaa tahay oo xabashidana rabin dowlad
Soomaaliyeed, dagaal oogana galay caloosheeda, maxaa u furan shacabka
Soomaaliyeed oo aanan ka aheyn ineey dagaalamaan, iskana qaadaan heeryada
ugu danbeeysa ee dusha ka saran
Yusuf Mohamed Ismail
yusufguduudow@hotmail.com
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com | July 20, 2007
Geedi
"Wax aan kala socdo ma jirto heshiiska
la sheegayo in DFKMG la gashay Shirkado
Shidaalka Baara"
.Taliska Booliiska: hawlgalada Suuqa
Bakaaraha waa socon..
.Ganacsatada Bakaaraha oo beesha
Caalamka ka codsaday..
.Cali Geedi oo dib ugu soo laabtay
Muqdisho...
Wararka
oo dhan ka akhri halkan.... July 18


|