Daabaco Boggan | Print
Qaabka
Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji
May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri
Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya
The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |
Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |
Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
NIN LA HAAYO NIMUU HAAYO, WAA HILIB HAAD U YAAL
Nin Swedish ah oo arrimaha Soomaaliyana aad u xiiseeya oo
aannu maalin ku sheekaysanaynay meel maqaaxi ah oo ku taal magaalada Borlänge ee
waddanka Sweden ayaa wuxuu ila soo hadal qaaday dib u heshiisiinta Soomaaliya ee
lagu qabanayo Magaalada Muqdisho. Wuxuu igu yiri:-
- Waxaan maqlay in aad Afrika aadaysid ee miyaad ka qeyb galaysaa
shirka Muqdisho?
- Maya kam qeyb galayo.
- Sababtu maxay tahay?
- Waxaan jirin ammaan.
- Oo dowladdu miyaysan ammaanka sugin?!
- Dowlad ammaan sugi kartaa kam ajirto meessha, intaan idhi ayana
qosolna ku daray.
Ninkii saaxiibkay ahaa wuxuu la yaabay qosolka meesha uu ka soo galay arrinta
dhanta ee ammaanka ku saabsan ee ananu ka wada hadlaynay. Marka waxaan ku idhi.
Waxaan ku qoslay sida aadan ula socon xaqiiqada ka jirta meesha, ee uu warkaagu
ugu koobanyahay wararka ay saxaafadda caalamku ka qoraan Soomaaliya. Runtii wuu
garoowasaday in xog badani ay ka maqantahay, laakiin kama madhnayn inuu wali ku
kalsoonyahay wararka saxaafadda caalamka ay ka qoraan Soomaaliya.
Anigoo hadalkii sii wadda ayaan u sheegay in qolooyinka dowladda isku
sheegayaa aysan waxba ka ahayn Muqdisho miyo Soomalaiyaba ee cidda dhulka
haysataa ay tahay Itoobiyaanka. Iyagaas ayuunbayna nabad iyo colaad ka go’daa.
Waliba aliflaha Itoobiyaanka ah ayaana ka awood badan Cabdullaahi iyo Geeddiba.
Waxayna xabshidu samayn karaan hadba wixii ay doonaan. Taasoo macnaheedu yahay
qofkii ay doonaan ayay dilayaan ama xirayaan ama dhacayaan. Iyagoon waliba waxba
ka ogaysiina ama aan dan ka galin kuwa dowladda isku sheegaya.
Waxaan kaloon u sheegay in haddii ay Soomaali oo qura ahaan lahaayeen cida
talada haysa inay dhici lahayd wuxuun in lagu heshiiyo. Laakiin taasi maysan
dhicin. Oo waxaa meesha ka taliya ciidamada Itoobiyaanka.
Markaan intsaa u sheegay ayuu igu yimi:-
- waxaan ayana dhoway wargeys ka akhriyay inya dowladdu damaano
qaadday ammaanka ergooyinka shirka imaanaya ciddey doonaanba ha noqdeenee.
- Waa runtaa. Laakiin waxaad hilmaantay inaysan waxba gacanta ugu
jirin.
- Way dhici kartaa. Lakaiin waa dawlad la aqoonsaday.
- Way kula tahay.
Markaan cabbaar arrintaas uun ka wada sdoodaynaya ayaa waxaa markii danbe igu
soo dhacay shirib uu nin soomaaliyeed hadda ka hor yiri.
“Nin la haayo, nimuu haayo
Waa hilib, haad u yaal”
Taasoo macnaheedu yahay kuwa dawladda isku sheegayaa iyagaa la hayaa oo
muqdisho iyo Soomaaliyaba nagan ku ah. Ninkii ay sii magan galiyaanna waa nin
dayacan oo wuxuu la macno yahay ”Hilib haad u yaal”.
Ninkii saaxiibkay ahaa aad buu ula dhacay daliilkaygii danbe. Doodiina
halkaas ayaannu maalintaasu joojinay anigoo waliba kaga guulaystay.
Mohamed-Deeq Abadi-madar ”Haldhaa”
Chairman of
The Somali Social Democrats’ Party (SSDP)
Borlänge, Sweden
haldhaa35@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 11, 2007
|