Daabaco Boggan | Print
Gotenborg: Xagee...
May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka
Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri
Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya
The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
|
:::GEEDDI & TERRA NUOVA ::: |
Geeddi
oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu
Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha
Akhri |
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE::: |
Gabay:
Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku
ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine
Akhri |
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR::: |
Qormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri..... |
:::KOOSHIN MAXAMED::: |
Fadeexad Haysata
Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka...
Akhri |
:::MAQAALKII HALDHAA::: |
SOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A
|
B | C |
E |
:::MAQAALKII CAAQILKA::: |
Sidee
Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in
dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri... |
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH::: |
YAAGABLAMI,YAASE
GOOD DILI
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi
Spanish |
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA |
Riigga
Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya
Akhri... |
:::Dr. CALI NUUR::: |
Gabha
Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee
Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali
Nuur |
:::GABAYGII DR. C/LAAHI |
Doofaarta
Raacdiyo Amxaar:
Nin qabyaalad
falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii
Dr. C/laahi Spanish |
:::GABAYADII XIIRANE ::: |
Gabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare...
Akhri |
:::GABAYGII: SHIINE::: |
Gabay: GUUBAABO QARAN...
Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey
AKhri |
:::TIFATIRKII LAFOOLE::: |
AW JAAMAC CUMAR CIISE::
Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta-
Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire:
C/Risaq Lafoole
|
:::MURTIDA MAANTA::: |
Meles Zenawi:
Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan
Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka
Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama
VISION-ka dhabta ah ee Dawladda...
Akhri...
QAYBTA:
01 |
02 |
03 |
04 |
05 |
06 |
07 | |
:::TAARIIKH::: |
DHACDADII YARMUUK & KHAALID
BIN WALIID |
:::SHIRKII HAYB-SOOCA::: |
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay
Minneapolis,
oo lagu magacaabay guddi... Akhri
Dr.
Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii
Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka..
Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY
|Xuseen |
:::MFA: WASAARADA A/D::: |
Siyaasadda Itoobiya ee ku wajahan
Soomaaliya
Himilada
iyo Siyaasadda Itoobiya...
Akhri.... |
:::JAAMACADDA MUQDISHO::: |
Jaamacada Muqdisho oo La
Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho |
:::MAQAALKII ALLMAN::: |
Baydhabooy
Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo
Qore: Maxamed Allman |
:::MAQAALKII M.BAASHE::: |
Hadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe |
:::GABAYGII DHAGAAFE::: |
Qaadan
Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri... |
:::GABAY: GOBANIMO::: |
Gobanimo:
Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada,
Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye...
Akhri |
::WARAYSI: FAARAX MACALIN:: |
SomaliTalk
oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad
looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya
Dhegeyo
|
:::MAQAALKII EELAY::: |
WAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf)
Qore: Eelay. Guji...
|
:::GANACSIGA NASAREED ::: |
Warbixin
Gaar ah: Itoobiya
- ganacsiga Bariga
ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji |
|
Faalo:- Maxaa Kasoo Baxey
Kulankii Madaxda Afrikaanka ee
Dalka Gaana? By Yusuf Guduudow
Waxaa Asbuucii aynu soo dhaafney magaalada
caasimada dalka gaana u ah ka furmey shirkii madaxda afrikaanka ay isugu
imaadaan jireen sanad kasta, waxaana kulankaasi uu ahaa mid xasaasi ah, ayna
xubnihii ka socday dalalka afrika ee ka qeyb galay ay doodo aad u fara badan
isku Weydaarsanayeen waxa ayna xooga saareen ka hadalka iyo lafa Gurka xaaladda
dalka Soomaaliya wuxuu kulan kaasi ku furmey ku bilowdey jawi aad u wanaagsan
iyadoo mas’uul kasta oo ka socday afrikana uu warbixin ka jeediyey kulankaasi ay
iskugu yimaadeen madaxda afrikaanka.
Kulankan kama soo bixin wax Natijo ah oo
sidaasi usii Buuran waxbana ma dhaamin kulamadii hore ee ay is kugu imaan jireen
madaxda afrikaanka kulankan waxaa dalka Soomaaliya oga qayb galay oo u matalayay
raysal wasaaraha Dowlada Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi waxa uuna halkaasi
ka jeediyey khudbad uu oga hadlayey xaalada iyo arimaha Murugsan ee dalka
Soomaaliya & isbedeladii ugu danbeeyey ee ka dhacday Magaalada Muqdisho e
caasimada Dalka Soomaaliya, wuxuuna sheegay in Dowladda Federaalka ay si weyn
ugu dadaaleyso in ay caasimada ku soo celiso nidaamkii & kala danbeyntii hase
ahaatee in badan ayay Dowlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ku cel celisey in
ay soo celin doonto nabadii iyo xasiloonadii ka jirtey dalka soomaaliya mudo
laga joogo 16 sano hase ahatee wali wax muuqada oo la sheegi karo kama aysan
qaban Dowlada Federaalka waxa ay balan qaaday in ay ka qaban doonto Dalka
soomaaliya dhinaca Amaanka.
Kulan kan ay iskugu yimaadeen Asbuucii tagey madaxda afrikaanka ayaa waxaa kasoo
qayb galay dhamaanba madaxda dalalka afrikaanka waxaana ka mid ahaa dalalkii
kasoo qayb galay kulankaasi dalka soomaaliya oo uu oga qayb galay raysal
wasaaraha dowlada kmg ah ee soomaaliya prof cali maxmaed geedi waxaa kaloo ka
mid ahaa dalalkii ka qayb qaatey kulankaasi dalal badan oo ka mid ah dalalka
afrikaan
Guntii & Gabagabadii Kulankii Madaxda
Afrikaanka waxaa kasoo baxey ama ay Golaha Midowga Afrika ka codsadeen in ay soo
da dajiyaan ciidamadii ay u balan qaadeen in ay soomaaliya usoo diri doonaan
waxa ayna sidoo codsi u direen dalalkii ayaguna damaanad qaaday in ay ciidamo
nabad ilaalin ah ay usoo diraan dalka soomaaliya in ay soo usoo diraan
ciidamadii ay u damaanad qaadeen dalka soomaaliya, hase ahaatee daahida
ciimadaasi waxaa loo aaneynaaa dhaqaalo la'aan iyadoo aanan loo hayn ciidamaasi
ka imaanaya midowga afrika aan loo hayn mushaaradoodii lasiinlahaa iyo wax
dhaqaale ah oo sidaasi usii buuran.
Isku soo wad duuboo guntii iyo gabagabadii ma ahan markii ugu horeysey ee ay
Madaxda Afrikaanka ay kulan iskugu yimaadeen ee waa kulan sanad la ah oo ay
sanad walba ay iskugu yimaadaan oo aysana kasoo bixi natijo sidaasi usii buuran
oo wax ku ool ah.
By Yusuf Max’ed Ismail (Guduudow)
Bososo,Somalia
E-mail
yusufguduudow@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | July 7, 2007
|