ku
socota Dowaladda Federaalka
cabdi cisman
germany
abdios@hotmail.de
marka hore salama caleykum waraxmatulaahi wabarkaatuh.
salanta muslimka kadib.
ujeeddada aan u soo qoray waraddan.
ku:dowladda federalka
Aniga oo ah muwaadin somali ah oo deggan dalka jermalka
waxaan dowladda federaalka ka codsanayaa anigoo ku hadlaya
afka ummadda soamaalid,in eey joojiyaan dagalka laga sii
hurinaya gubladda jubbada hoose ee eey itoobiyaanka ku
doonayaan in eey ku wax yeeleeyaan dadka somalida ah ee aad
masuulka ka tihiin.
arimaha kale ee idinka dheexyaan idinka iyo masuuliyiinta
maxkamaddaha islaamka waxaa idiin furan in aad ku
dhammeeysaan wada hadal ee aad joojisaan ugaarsiga aad
wadaan waa iga tallo haddii aan dooneeyno in eey xasisho
soomaaliya.oo aad si deg deg ah kaga soo celisaan ciiddanka
itoobiyaanka ah iyo tangiyadooda oo i sii jiheeystay in eey
baabiíyaan oo eey xasuuqaan masuuliyiinta maxkamadaha.
waxaan ilaah kabaryayaa in uu xaqa na tuso
mahadsanidiin
cabdi cisman
germany
abdios@hotmail.de
Maqaalada kale ee
maanta:: AKHRI
Faafin: SomaliTalk.com |
Dec 31, 2006
|