SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SOOL/SANAAG
Daabaco Boggan | Print

ONLF oo Digniin u jeedisey Shirkadda Lundin ee reer Sweden
Kaddib markii Ethiopia ay heshiis 25 sano ah Lundin kula gashay in ay shidaal ka baarto "Gobolka Soomaalida"...
Guji..



"...waxay ahayd bisha dambe in ay mashaariicdeena noo socoto. Waagii hore heshiis baanu gaarney, bishii la soo dhaafay in bansiinka u horreeya in la soo qaado. Dagaaladii yaryarka ahaa oo dhacay ama Garoowe ka dhacay ama Boosaaso ka dhacay  ayaa dib loogu dhigay...." Madaxweynaha DGPL. Akhri:
"Boosaaso waa Magaalo Madaxdii...."



Ardayda wax ku barata Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad ee magaalada Muqdisho ... AKHRI...



  • Afhayeenka maxakmada al-cadaala ayaa soo dhoweeyey baaqa kasoo yeedhay isimada iyo waxgaradka gobolada Sool/Sanaag/Cayn (SSC)....
  • Baaq ay Soo Saareen Garaad-da, Cuqaasha, Culimada Iyo Waxgaradka Sool Sanaag Cayn

Afhayeenka maxakmada al-cadaala ayaa soo dhoweeyey baaqa kasoo yeedhay isimada iyo waxgaradka gobolada Sool/Sanaag/Cayn (SSC)....

Afhayeenka maxakamada al_cadaala sh,axmed c/laahi shanlo ayaa soo dhoweeyey baaqa kasoo yeedhay isimada gobolada SSC ee lagu taageerayo ku dhaqanka shareecada islaamka ,afhayeenka oo ku sugan magaalada muqdisho ayaa baaqan ku tilmaamay arin wanaagsan oo ay ku talaabsadeen shacabka iyo isimada gobolada SSC taasoo uu sheegay inuu si weyn u soo dhowaynayo .

Sidoo kale Afhayeenka ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay sida geesinimada leh e ay isimada gobolada sool sanaag iyo cayni ugu taagan yihiin ku dhaqanka shareecada islaamka oo ah mid muqadas ah taasoo lagaga bixi karo sida uu sheegay sh,axmed shanlo dhibaatada haysata dadka iyo dalka ,laguna gaadhi karo guul .

SHeekha ayaa tilmaamay wanaaga ay leedahay ku dhaqanka shareecada islaamka oo uu sheegay inay wanaag badan leedahay aakhiro iyo aduunkaba ,sidoo kale sh,axmed shanlo ayaa isimada iyo waxgaradka goboladaasi ka codsaday inay ku dhiiranaadaan sidii loo xoojin lahaa kor u qaadista kutubka alle ,wax alla waxii ka horyimaadana ka codsaday inay ka hortagaan oo isigu geeyaan muruqooda iyo malkoodaba .

Si kastaba ha ahaatee sh,axmed shanlo ayaa ugu baaqay bulsho weynta gobolada sool sanaag iyo buuhoodleba inay taageeraan wanaaga iyo waxtarka kasoo baxay isimadooda oo ay ku dhaqmaan kutubka alle.

yaasiin maxamed cali (faytin)
yaasiin2006@hotmail.com
002521-5580916
 


Baaq ay Soo Saareen Garaad-da, Cuqaasha, Culimada Iyo Waxgaradka Sool Sanaag Cayn

BAAQ KU SAABSAN KU DHAQANKA SHAREECADA ISLAAMKA'':

'Annagoo kala ah Isimada, Cuqaasha, Culimada, Aqoon yahannada,& Ganacsatada gobolka Sool ee ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin ka dib markii aanu aragnay xaaladda guud ee soomaaliya, isbedelada soo cusboonaaday iyo saamaynta ay ku yeelan karaan nabadgelyada shacabkayaga waxaanu garanay qodobbadan

1. In la dhaqan-geliyo Baaqii 20kii June 2006 ay isimada, cuqaasha & waxgaradka dhulbahante ka soo saareen Hotel Xamdi kaas oo ku saabsanaa in beelaha dhul-bahante ay si dhab ah ugu dhaqmaan shareecada Islaamka.

2. Waxaannu maamulka iyo shacabka reer Puntland ugu baaqaynaa in ay xeer iyo xukun ka dhigtaan kitaabka alle, kaas oo ah waxa keliya ee ay ku badbaadi karaan adduun iyo aakhiroba.

1. Garaad Abshir Saalax Max’ed
2. Garaad C/Salaan Xasan Max’ed
3. Garaad Max’ud Cismaan Warsame
4. Ugaas Faarax Max’ud Cali
5. Amir Jaamac Max’ed Mire Af-Hayeen
6. Caaqil X.Mahad X.Yuusuf
7. Caaqil Cabdi Cawke Nuur
8. Caaqil C/laahi Caynab Faarax
9. Caaqil Yuusuf Sulub Garbiye
10. Caaqil Faarax Muuse Dhiil
11. Caaqil C/Risaaq Cali X.Aadan
12. Caaqil Hurre Caalin X. Qaalib
13. Caaqil C/Naasir Iidle Max’ed
14. Caaqil Faarax Sulub Jaamac
15. Caaqil Salaad Xuseen axmed
16. Caaqil C/Rashiid Cali Shire
17. Caaqil Cali Baxnaan cali
18. Caaqil Xuseen Aadan Cadde
19. Caaqil Aadan Max’ed Ibraahin
20. Caaqil C/Risaaq Aadan Madar
21. Caaqil Cabdi Axmed SHire
22. Sh.Yuusuf Haybe Ibraahin
23. Sh.Cali Macallin Xasan
24. Sh.C/Naasir X. Axmed X.Yuusuf
25. Sh.C/Waaxid Xaashi Xasan
26. Sh.Max’ud Max’ed max’ud
27. Sh.Axmed Max’ed Max’ud
28. Sh.Aadan Cabdi Xuseen
29. Sh.Aadan Cilmi Siciid
30. Sh.Bashiir X.Axmed
31. Aadan Axmed Xasan
32. Aadan Yuusuf Aadan
33. Aw Faarax Xuseen Aw Xirsi
34. Axmed C/Laahi siciid
35. Axmed Cali Cilmi
36. Axmed Cali Jeer
37. Axmed Cali Max'ud
38. Axmed Faarax Caalin
39. Axmed Ibraahin Fayax
40. Axmed Jaamac Yuusuf
41. Axmed Max’ed Askar
42. Axmed Max’ed axmed (Dubeys)
43. Axmed Max’ed Ciise yool
44. Axmed Saakin Cabdi Xuseen
45. Axmed Siciid Cilmi
46. Axmed Yuusuf Aadan
47. C/Casiis Axmed Cismaan
48. C/Casiis Sh.C/laahi Xaashi
49. C/Fataax Salaad Max’ed
50. C/Kariim Aadan Dhuux
51. C/laahi Bile Dhuxul
52. C/Laahi Cali cilmi
53. C/Laahi max’ed Shire
54. C/laahi Max’ud Cali
55. C/llaahi Faarax Ibraahim
56. C/llaahi Max’ed Buraale
57. C/llaahi Sh.Ismaaciil Cumar
58. C/lle X.Warsame
59. C/Naasir Cali Ismaaciil
60. C/Naasir Cawil Max’ud
61. C/Naasir Haybe Max’ud
62. C/Qaadir Abshir X.Diiriye
63. C/Qaadir Axmed Xirsi
64. C/Qaadir Cabdi Cali
65. C/Qaadir Ciise Shaacuur
66. C/Qaadir Faarax Max’ud
67. C/Qaadir Max’ed Nuur
68. C/Qaadir Warsame Ileeye
69. C/Qani Caalin Max’ud
70. C/Qani Cali Dhuux
71. C/Qani Jaamac Ismaaciil
72. C/Rashiid Abshir Ibraahin
73. C/Rashiid Cali Khaliif
74. C/Rashiid Cali X. Aadan
75. C/Rashiid Hurre Dhigil
76. C/Rashiid Ibraahin Muuse
77. C/Rashiid Jaamac Warsame
78. C/Rashiid Max’ed Ciise
79. C/Rashiid X.Axmed
80. C/Raxmaan Aw Axmed Indho-Gudhan
81. C/Raxmaan Axmed Cali
82. C/Raxmaan Aadan Max’ed
83. C/Raxmaan Baaruud X.Xuseen
84. C/Raxmaan Cumar Aadan
85. C/Raxmaan Max’ed Jaamac
86. C/Raxmaan Muuse Jaamac
87. C/Raxman Abtiile
88. C/Risaaq Axmed Cali
89. C/Risaaq Axmed Warsame
90. C/Risaaq Cali Xuseen
91. C/Risaaq Max’ed Shire
92. C/Risaaq Shire Ismaaciil
93. C/Risaaq Xuseen Warsame
94. C/Semed Haybe Max’ud
95. C/Weli Cumar Cismaan
96. C/Xaafid Cabdi Max’ed
97. C/Xakiin Axmed Cali
98. C/Xakiin Cumar C/laahi
99. Cabdi Cismaan Faarax
100. Cabdi geelle Cismaan
101. Cabdi Xasan Cali Afey
102. Cabdul Max’ed Cali
103. Cali Aadan Dalmar
104. Cali Aadan Nuur
105. Cali Max'ed X.Xuseen
106. Cali Bidde
107. Cali Daahir Max’ed
108. Cali Max’ed Axmed
109. Cali Salaad Diiriye
110. Cali Saleebaan aw Max’ud
111. Cali Aadan Warsame
112. Cali Xasan Max’ud
113. Cali Xirsi Jaamac
114. Cawil Xuseen Max’ud
115. Cawl Aadan Gaasaar
116. Ciise Ibraahin Muuse
117. Ciise Max’ud Aar
118. Cismaan Aw Cabdi Aw Nuur
119. Cismaan Axmed Jaamac
120. Cismaan C/Raxmaan Cilmi
121. Cismaan C/Raxmaan Cilmi
122. Cismaan Max’ed Kaarshe
123. Dr.Axmed Max’ed Cartan
124. Dr.C/Rashiid Jaamac Biixi
125. Dr.Da’ud Max’ed Cumar
126. Hurre Muuse Cali Guure
127. Ibraahin Ismaaciil Ducaale
128. Ibraahin Jaamac Muuse
129. Ilyaas Max’ud C/Raxmaan
130. Injineer Max’ed Axmed Ismaaciil
131. Ismaaciil Cawed Jaamac
132. Ismaaciil yuusuf Cumar
133. Jaabir Aw Muuse Ciise
134. Jaamac Baashe Xasan
135. Jaamac Dheeg Cartan
136. Jaamac Faarax Max’ed
137. Jaamac Max’ed Ciise
138. Jaamac Max’ed Ciise
139. Jaamac Saleebaan X.Yuusuf
140. Jaamac xuseen Warsame
141. Kamaalu diin Cabdi Axmed
142. Khaliif C/lle Nuur
143. Max’ed Aadan Nuur
144. Max’ed Aadan X. Ibraahin
145. Max’ed Abyan Jaamac
146. Max’ed Askar Axmed
147. Max’ed Axmed Aadan
148. Max’ed Axmed (Sanqadhweyn)
149. Max’ed Axmed Xuseen(ingeydh)
150. Max’ed C/laahi aw xasan
151. Max’ed C/Laahi Yuusuf
152. Max’ed C/Raxmaan Cali
153. Max’ed Cabdi Cali Aw Max’ed
154. Max’ed Cartan Cumar
155. Max’ed Cawed Jaamac
156. Max’ed Ducaale Gaadh
157. Max’ed Ducaale Seed
158. Max’ed Ibraahin Axmed
159. Max’ed Jaamac Abuukar
160. Max’ed Jaamac .
161. Max’ed Max’ud Axmed
162. Max’ed Max’ud Faarax(Indho-Buur)
163. Max’ed Max’ud Max’ed
164. Max’ed Max’ud Yuusuf
165. Max’ed Warsame Muuse
166. Max’ed Xaamud
167. Max’ed Xasan (Indho-Buur)
168. Max’ed xasan Max’ud
169. Max’ed xirsi
170. Max’ed Xuseen Ibraahin
171. Max’ud Aw Yuusuf
172. Max’ud Axmed Aw Cali
173. Max’ud Axmed Cali(macow)
174. Max’ud Baaruud X.Xuseen
175. Max'ud Cabdi Cali
176. Max’ud Jaamac X.Ciise
177. Max’ud Salaad Warsame
178. Max’ud Siciid Mire
179. Max’ud xuseen Qudhac
180. Max’ud Yuusuf Kudayare
181. Mukhtaar Max’ed X.Xuseen
182. Mustafe Aadan Xirsi
183. Muuse Ismaaciil Faarax
184. Muuse Jaamac Dhigane
185. Muuse Yuusuf Warsame
186. Pr.C/Naasir Max’ed Barre
187. Pr.C/Salaan Max’ed X.Xuseen
188. Qamandi Saleebaan Cali
189. Saxardiid Bile Cawed
190. Sh.Waaxid Xaashi
191. Shaqale Ibraahin Nuur
192. Shaqalle C/Laahi Qoti
193. Shucayb Max’ud Cabdi
194. Siciid Axmed Cadar
195. Siciid Cabdi Xasan
196. Siciid Cali Daad
197. Siciid Cali Xuseen
198. Siciid Max’ed Xirsi
199. Sidiiq Max’ed faarax
200. Vet.Keyse C/Raxman X. Ibraahim
201. Vet.Max’ud Cabdi Ibraahin
202. X. Cali Xirsi Mire
203. Axmed C/Raxmaan Cali
204. X.Axmed X.Ducaale
205. X.Cabdi Max’ud
206. Xasan Burgal Xule
207. Xasan Cawed Sugulle
208. Xasan Faarax Jaamac
209. Xasan Ibraahin X.Ducaale
210. Xasan Jaamac Faarax
211. Xasan Jaamac Yuusuf
212. Xasan Max’ed C/Laahi
213. Xasan Max’ud Ismaaciil
214. Xasan Muuse cawil
215. Xasan Warsame Ileeye
216. Xasan Xirsi Max’ud
217. Xuseen Cabdi Cali Aw Nuur
218. Xuseen Cumar Siciid
219. Yaasiin Cali Faarax
220. Yaasiin Max’ed Shire
221. Yuusuf Ismaaciil Ducaale
222. Yuusuf Muuse Max’ed
223. Yuusuf X.Jaamac Calas
224. Yuusuf X.Max’ed X.Yuusuf

la xiriir: C/qaadir gaabuush
gaabuush6@hotmail.com

____
Waxaa soo tebiyey
yaasiin maxamed
yaasiin2006@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 18, 2006


"Waxaan usoo jeedinaynaa maamulka burcadka ah oo xaaraan ku naaxa ah ee uu hada hogaamiyo Gen. Cadde oo hantida dadwaynaha puntland ugu takrifasha sidii wax ay ayagu leeyihiin ayadoo sidii uu cadde u qabasaday maamulka lakala garan la'yahay inuu yahay Duqa magaalada Dubai iyo in uu yahay madaxwaynaha maamul Goboleedka Puntland...." BAAQ KA SOO BAXAY BEEL WAYNTA CALI SALEEBAN .


»BAAQ KA SOO BAXAY BEEL WAYNTA CALI SALEEBAN EE W/AMERICA
»Baaq ay soo saareen waxgaradka beesha c/raxman harti (kaskiqabe)
»
Baaq Ay Sanaag ka Soo Saareen Beelaha Warsangeli
»Norway: Bayaan ay soo saareen indheergaradka reer Puntland...
»Beesha Ismaaciil Saleebaan oo ku baaqday ku dhaqanka shareecada
»
Baaq ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan...
»Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda reer PL ee Yurub iyo W/America..
»Baaq ay soo saareen Culimada iyo Waxgaradka beelaha dega Sanaag
»Baaqa Culumada iyo waxgaradka Ahlusunnah Waljamaacah
»Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad Islaami ah..
»Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka Puntland ee Minnesota
»Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo & Minneapolis
»Beesha Bah-Ararsame oo Maamul Islaami kaga dhawaaqday  Lascano
»Reer Khalaf oo Taageertay Maxkamaddii Laga Furay W/ Gaalkacyo
»Sheikh Jaamac Cabdisalaam  oo Xaqiijiyey Baaqii Culumada..
»Khudbadii Cadde Muuse ka jeediyey Gaalkacyo  
»Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Tamarta

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD