Baaqa ay soo
saareen Culumada iyo waxgaradka Ahlusunnah
Waljamaacah ee ku nool Waqooyiga Ameerika
Waxa baaqaan soo
saaray Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaacah ee
jooga Waqooyiga Ameerika. Waxay ugu baaqayaan
dhamaan dadka caqliga u saaxiibka ah inay u
halgamaan sidii umadda Soomaaliyeed ee dhibka ka soo
daashay ay u daba qaban lahaayeen.
Waxaan
xusuusineynaa dadka Soomaaliyeed in Ilaahay uu
waydiinayo Maalinta Qiyaamada qof kasta oo maata
arka, maqla ama jooga meelaha lagu waxyeeleynayo
umadda Soomaaliyeed.
Culumada Ahlusuna
waxay soo saareen qodobada hoos ku qoran:
- In la adkeeyo
lana ilaaliyo wadajirka umadda Soomaaliyeed.
- In la iska
ilaaliyo wax walba oo umadda u keeni kara fitan,
dhibaato iyo dagaal hor leh.
- In Umadda
Soomaaliyeed ay ka ilbaxdo dheg wax ugu sheega
iyo Sheikh baa yidhi oo ay barato Diintooda
Muqadiska ah ee maanta laga helayo meel walba.
- In Umadda
Soomaaliyeed cadowgooda magac kastaba ha watee
ay isku meel uga soo wada jeestaan iyagoo isku
duuban.
- In dadka
Qaxootiga ah ee qurbaha ku nooli ay iska
ilaaliyaan inaysan sii hurin colaada ka socota
waddankoodii ay mar hore soo gubeen, kana soo
carareen.
- In laga
digtoonaado nimanka ku adeeganaya Diinta
Islaamka duminayana isla Diinta ay sheeganayaan.
Baaqaan waxaa
saxiixay Culimada Ahlusunah, Waxgaradka,
Dhallinyarada, Haweenka iyo Aqoonyahanada danaynaya
danta Umadda Soomaaliyeed.
Waxaan u
rajaynaynaa dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel walba
oo ay joogaan barwaaqo, midnimo, nabad iyo Diintooda
oo ay bartaan oo ay difaacaan. Waxaan kaloo kula
talineynaa Culumada Ahnusunah ee kunool waddanka
gudihiisa inay u istaagaan sidii ay Diinta dadka u
bari lahaayeen una difaaci lahaayeen. Waxaad
ogaataan in aamusnaantu ay la mid tahay ogolaansho
iyo inaad raali ka tihiin in Diinta sidii la doono
loogu tunto iyadoo la sheeganayo magac Diin.
Waxaan idiin
sheegeynaa in daafaha dunida lagu marayo magacii
Culumada Soomaaliyeed ee la yaqaanay iyadoo hadba
sidii la doono loo turjumayo Diinta, dadkana si
khaldan oo ka soo horjeeda macnaha iyo nuxurka ay
xambaarsan tahay Diinteena Muqadaska ah loogu
turjumo.
Waxaanu idin
leenahay aaway mas’uuliyadii idin saarneyd!
- Sh. Abdi Nuur
Geele Rooble
- Sh. Abdulqadir
Sh. Kulmiye
- Sh. Nuur Soofe
- Sh. Abdullahi
Bashiir
- Sh. Abdulqadir
Xiish Sh. Xusein
- Sh. Abdisamad
Cilmi Xaashi
- Sh.Osmanbaashi
Sh. Ismaacil Jimcaale
- Sh. Ahmed Nuur
Sh. yuusuf Direed
- Sh. Ismaaciil
Sh, Ali Samatar
- Sh. Mahamed sh
Abdicaafi
- Sh. Ahmed Ali
Magtayn
- Sh. Abdirahman
Ali Hersi
- Sh. Abdiqani
Sh, Mahamed Saalax.
- Sh. Abdulqadir
Maxamed Yuusuf
- Said Elmi (Dagow)
- Cubayd Ahmed
Adan
- Ali Sh. Adan
- Ali Abdullaahi
Adan
- Caydaruus
Abdullaahi Osman
- Abdi dheere
Ali Ashkir
- Abdullaahi Ali
barre Bootaan
- Macallin
Abdirahman Said Hasan
- Macallin Said
Abdikarim Ciise
- Macallin
Mahamed Mahamud
- Mahamed
Mahamud (Batuul)
- Abshir
Abdullaahi Sh. Adan
- Sh. Adan sh
Abdinasir
- Sh Husen
Gaboobe
- Sh. Cabdisalan
Warsame Cadde
- Sh. Abdisamad
Elmi Xaashi
- Sh. Shafici Sh.
Jaamac
- Dr. Muuse
Mowliid
- Prof. Abshir
Aw –Yusuf
-
Prof.Candinaasir Sh. Cabdi
- Prof. Cali
Caydiid
- Prof.
Abdirahmaan Adan Cali
- Prof. Cilmi
Cateeye
- Injineer Axmed
Baraf
- Injineer Hasan
Warsame
- Adan Ciise ali
- Muuse Faarax
Guuleed
- Abdullaahi
Xaashi Deer
- Saacid
Abdullaahi Alibarre
- Diiriye Xuseen
Samatar
- Alidaahir
Yuusuf Werarood
- Ahmed Yuusuf
Weerarood
- Mahamed Jaamac
- Mahad Mire
Abdi
- Ali abullaahi
Ducaale
- Mahamed Abdi
Mahamed Oorfane
- Jaamac Faarax
Cigaal Darbaal
- Ahmed Faarax
Geele Digix
- Ahmed Nuur Ali
Mire
- Abdirashiid
Gaaxnuug
- Abdullaahi
Abdille Xasan Cagbacag
- Huseen Xaashi
Xuudi
- Mahamed
Abdileh Fareey
- Hasan Warsame
Xasan Gureey
- Abdullaahi
Warsame Jabdhurwaa
- Abdulaahi
Yuusuf Waasuge
- Abdicasiis
Ciise Diin
- Abdullaahi Sh.
Mahamed Sh. Abdullahhi
- Farxiyo Muuse
- Ebraahim
Sh.Mahamed Sh. Abdullaahi
- Adan Ahmed Sh.
Adan
- Mahamed
Abdirahman Sh. Adan
- Abdirisaaq Ali
Sh. Adan
- Jamac
Abdirahman Sh. Adan
- Ibraahim Sh.
Adan
- Abdullaahi
Ahmed Sh. Adanali
- Ahmed Sh. Adan
- Hasan
Abdullaahi Adan
- Khaddar
Saleebaan Xaaji Abduleh
- Mahamed
Abdullaahi Adan
- Mahamed Elmi
Dheel
- Abdixakiim
Mahamud Ali Nuur
- Abdi Yaasiin
Mahamud
- Ahmed Farax
Shirwac
- Siciid Goodle
- Muxidiin
Goodle
- Luul Xasan
Laari
- Xaawo Adan
Axmed(Xawo Ayeyo)
- Fadumo Xasan
Laari
- Macallin
Mukhtaar Guute
- Macallin
Cabdikariin Cabdi
- Kiin Geelle
- Maxamed Cali
Mursal
- Cabdulqaadir
Shariif Cali
- Cabdullaahi
Yusuf
- Macallin
Cabdiqaadir Cumar Iikar
- Xaawo
Kamaaludiin
- Sahara
Kamaaludiin
- Asli Sugulle
Cali
- Xaliima Cali
Cigaal
- Xaliimo Axmed
Yuusuf
- Faadumo Cali
Geele
- khadiijo
Mursal Mohamed
- Xaawo
Cabdullahi Cabdi
- Faadumo Yuusuf