SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - PL

Baaq ka soo baxay degmada DHAHAR o lagu Iclaamiyey ku dhaqanka Shareecda Islaamka

Dhahar:- Anaga oo ah Isimada, Nabaddoonada, Culimada, Aqoonyahanka, Guurtida iyo dadwayna ku dhaqan degmada Guurtida iyo dadwaynaha ku dhaqan degmada Dhahar gobolka Sanaag Waxaanu halkan ku soo gudbinayanaa baaqan hoos ku qoran. Maanta oo ay taariikhdu tahay 20/11/2006 Waxaanu go'aan ku gaadhnay in aanu si dhamays tiran ugu dhaqano Shareecada Islaamka .

Waxaanu si taxaddar leh u taageeraynaa baaqii ka soo baxay Dawlad Goboleedka P/lan anagoo isla markaana Ugu baaqayna maamulka P/land in uu si dhamays tiran u dhaqan galiyo shareecadda islaamka.

Waxaanu taageersanahay beelihii ku dhawaaqay ku dhaqanka kitaabka Alle.

Waxaanu taageeraynaa midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed iyo inaan la keeni karin ciidamo shisheeye.

Waxaanu ugu baaqaynaa dhamaan ummadda soomaaliyeed inay qaataan ku dhaqanka shareecadda islaamka kana dhigtaan dastuur .

Magacyada isimada , culumaa, guurtida iyo aqoonyahanka saxeexay baaqan.

  • 1. Ugaas Cawil Cali  Dallaf   
  • 2 // Maxe'd Muuse Siciid   
  • 3 Chief Caaqil Warsame Dalmar Ciise   
  • 4 Caaqil Warsame Aadan Geesood   
  • 5 // Boqolle  Cabdi Qacle   
  • 6 // Saxardiid Cali  Dhawaaq   
  • 7 Nabadoon Cabdi Salaad Faarax   
  • 8 // Maxu'd Cismaan Yuusuf   
  • 9 // Maxu'd Ciise Yuusuf   
  • 10 // C/laahi Maxe'd Indhoruqur  
  • 11 // Maxu'd Cige Afwayne   
  • 12 // Maxe'd Axmed Geelle   
  • 13 Sheekh Faarax Maxe'd Siciid   
  • 14 // C/laahi Cabdi Shabeel   
  • 15 // Maxe'd Siciid Atam   
  • 16 // Xirsi Cali  Muuse   
  • 17 // Ibraahim Aadan Jaamac   
  • 18 // Cali Axmed Mukhtaar   
  • 19 // Jaamac Cabdi Siciid   
  • 20 // Jaamac Xasan Yuusuf   
  • 21 // Maxu'd Cabdi Xaaji   
  • 22 // C/laahi Axmed Yaasiin   
  • 23 // C/raxmaan Maxe'd Aadam   
  • 24 // Maxe'd C/laahi  Yuusuf   
  • 25 // Cismaan Aw Yuusuf    
  • 26 Dr Maxe'd Saalax Cali   
  • 27 Dr C/risaaq Axmed Ismaaciil   
  • 28 Dr Jaamac Maxe'd Samatar   
  • 29 Eng Cali Cismaan Samatar   
  • 30 Dr Siciid Diraac Xirsi   
  • 31 Ganacsade Yuusuf Cismaan Maxe'd   
  • 32 // Yaasiin Yuusuf Cismaan   
  • 33 // Maxu'd Yuusuf Maxe'd   
  • 34 // Maxu'd Maxe'd Xiddig   
  • 35 // Maxu'd Maxe'd Daad   
  • 36 // C/aadir Ismaaciil Axmed   
  • 37 // Maxe'd Haaruun Maxe'd   
  • 38 // Siciid Xuseen Maxu'd   
  • 39 // Maxe'd Ibraahim Maxu'd   
  • 40 // Barre Cali  Aadam   
  • 41 // Cali C/raxmaan Aar   
  • 42 // Maxe'd C/laahi  Axmed (Amal)  
  • 43 // Maxe'd Maxu'd Cumar (Jeenicad)  
  • 44 Guurti Cabdi Ibraahim Jarjoor   
  • 45 // Maxe'd Kilwe Cismaan   
  • 46 // Axmed Maxu'd Samatar   
  • 47 // Maxe'd X,Geelle    
  • 48 // Cali Siciid Cismaan   
  • 49 // Cumar Cartan Faarax   
  • 50 // Maxu'd Aadan Xeefow   
  • 51 // Yuusuf Aadan Saalax   
  • 52 // Abshir Aadan Jaamac   
  • 53 // Jaamac Cismaan Samatar  
  • 54 // Axmed C/raxmaan Qodax (Salaan)  
  • 55 // Saxardiid Dacar Xirsi   
  • 56 // Cumar Maxe'd Xirsi   
  • 57 // Axmed Cabdi Halac   
  • 58 // Maxu'd Jibriil Cali   
  • 59 // Maxe'd Dalmar Faarax   
  • 60 // Axmed Cismaan Samatar   
  • 61 // Xirsi Cali  Muuse   
  • 62 // Salaad Siciid Jibe   
  • 63 // Mahdi Daahir Aadam   
  • 64 // Ismaaciil Cabdi Shabeel   
  • 65 // Jaamac Cali  Siciid   
  • 66 // Dibad Faarax Gurey   
  • 67 // Maxe'd C/laahi  Faarax   
  • 68 // Maxu'd C/laahi  Maxe'd   
  • 69 // Bashiir C/laahi  Yuusuf   
  • 70 // Axmed Geelle Siciid   
  • 71 // Siciid Maxe'd Hoorri   
  • 72 // C/laahi Ismaaciil Jaamac   
  • 73 // Diiriye Maxe'd Cali   
  • 74 // Jaamac Axmed Awaare   
  • 75 // Abshir Axmed Maxe'd   
  • 76 // Ilyaas Cali  Siciid   
  • 77 // C/risaaq Aadan Faarax  
  • 78 // Abshir Cabdi Mataan   
  • 79 // Axmed Maxe'd Abbokor   
  • 80 // Axmed Aadan Jaamac   
  • 81 // Maxe'd Muuse Maxe'd   
  • 82 // C/laahi Maxu'd Wayrax   
  • 83 // Siciid Caydiid Caynab

Waxaa nasoo gaarsiiyey Mudane Cabdullaahi Cabdi oo eemailkiisu yahay:- dhahar2002@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 22, 2006


Sida looga arkay Puntland ku Dhawaaqida Dowlada ee ku Dhaqanka Shareecada Islaamka
Waxaa aad looga soo dhaweeyey Puntland hadalkii shalay kasoo yeeray DGPL, marka laga reebo... Akhri Warbixinta...

Waraysi Sh. Maxamud Qorane ay SomaliTalk layeelatay
kadib markii lasiidaayey isagoo maalin iyo habeen ku xiraa Dekada Boosaaso... Akhri Waraysiga...

.Beesha MOORCASE: Baaq ku dhaqan Shareecada Islaam
.Hambalyo iyo Taageero ka timid Beelaha Cali Saleebaan

»
Beesha Gumasoor  oo go'aansatay ku dhaqanka shareecada Islaamka
»Sool/Sanaag: Baaq ku saabsan Qaadashada Shareecada Islaamka
»
BAAQ KA SOO BAXAY BEEL WAYNTA CALI SALEEBAN EE W/AMERICA
»Baaq ay soo saareen waxgaradka beesha c/raxman harti (kaskiqabe)
»
Baaq Ay Sanaag ka Soo Saareen Beelaha Warsangeli
»Norway: Bayaan ay soo saareen indheergaradka reer Puntland...
»Beesha Ismaaciil Saleebaan oo ku baaqday ku dhaqanka shareecada
»
Baaq ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan...
»Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda reer PL ee Yurub iyo W/America..
»Baaq ay soo saareen Culimada iyo Waxgaradka beelaha dega Sanaag
»Baaqa Culumada iyo waxgaradka Ahlusunnah Waljamaacah
»Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad Islaami ah..
»Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka Puntland ee Minnesota
»Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo & Minneapolis
»Beesha Bah-Ararsame oo Maamul Islaami kaga dhawaaqday  Lascano
»Reer Khalaf oo Taageertay Maxkamaddii Laga Furay W/ Gaalkacyo
»Sheikh Jaamac Cabdisalaam  oo Xaqiijiyey Baaqii Culumada..
»Khudbadii Cadde Muuse ka jeediyey Gaalkacyo  
»Digniin ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Tamarta

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD