Bismilaahi
Raxmaani Raxiim
Ujeeddo-:Taageero War saxaafadeedkii ka soo
baxay Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee
Puntland
Anaga
oo ah guud ahaan Shacabka Maamul Goboleedka
Soomaaliyeed ee Puntland kana kooban Odayaal,
Culimaa'udiin, Ganacsato, Aqoonyahan,
Dhalinyaro,iyo Haween isla markaasina ku
dhaqan Wadanka Kenya,waxaan taageeraynaa
War-saxaafadeedkii ka soo baxay Maamul
Goboleedka Sooomaaliyeed ee Puntland,kuna
saabsanaa Sidan
- In
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee
Puntland lagu dhaqo shareecada Islaamka
- In la
dhiso gudi ka kooban Golayaasha
Dawladda ,Golaha Dhaqanka , Golaha
Cilimaa'udiinka iyo Aqoonyahanka Reer
Puntland si ay uga soo baaraan degaan
taabo gelinta ku dhaqanka shareecada
Islaamka
- In
amiga Puntland yahay muqadis isla
markaasina la ilaaliyo
- In
wixii khilaafaad ah ee jira guud ahaan
Soomaliya lagu dhameeyo waan waan iyo
wada hadal si loo gaaro midnimo
Soomaaliyeed oo Xalaal ah
Hadaba
anaga oo ah Jaaliyadda Puntland ee ku dhaqan
wadanka Kenya waxaan halkan ugu
hambalyaynaynaa Maamulka ,Isimada,
Culimaa'udiinka,iyo Aqoonyahanka talaabada
ay qaadeen oo ah mid geesinimo waxaanuna ku
boorinaynaa in ay sii wadaan hawsha la
gaadhey waanuna dhiiri gelinaynaa waxaanuna
codsanaynaa in la dhamaystiro si laaga mira
dhaliyo insha allaah
Magacyada
Hambalyeeyey
- Xareed
Xassan Cali
-
Sh.Cumar Maxamed Muuse (Dariiqo)
-
Maxamed Maxamud Gutaale
- C/laahi
Yusuf Axmed (Tumay)
- Mahad
Daahir Nuur (Jiifka)
- Jaamac
Gaas Guutaale
- Aadan
Gaas Dhunkaal
-
Caydiid Xaashi
- C/qaadir
Faarax Gaas
-
Maxamed Cali Xaashi
- C/weli
Biixi Jaamac
- Mursal
Cabdigaab
- Khadar
Yaasin Cabdulle
-
Maxamed Guuled Ciise
-
Calidhoof Kilwe Cawaale
-
Maxamed Bedel Maxmud
- C/risaaq
Xareed Xuseen
-
Bashiir C/laahi Nuur
- Cali
Muuse Maxamed
- Aadan
Cumar Warsame
- Yusuf
Gelle
- Aadan
Cukaas Axmed
- Xassan
Cali Ciise
- C/laahi
Guuleed Looyaan
- Yaxye
Maxmud Warsame
- C/laahi
Maxamed Ciise
- Daahir
Cilmi Caalin(Ilka case)
- Ugaas
C/raxmaan Koodhaa
-
Maxamed Jaamac Xirsi
-
Barkhadle Cumar Xirsi
-
Maxamed C/laahi Axmed(Farajar)
- C/samed
Ciise Geeddi
-
Yaasiin Faarax Ilcade
-
Sh.Maxamed Daahir Maxamud
- Nuur
Gar-weyne
- Axmed
Siciid Xayir
- C/qaadir
Xaamud
- Mahad
Ciise
- C/qaadir
Shiirow
- C/risaaq
Afdhuub
- Iimaan
Siciid Haash
-
Ibraahim C/qaadir
- C/laahi
Khaliif
- C/casiis
faarax
- C/laahi
Maxamed Aadan
-
Maxamed Aadan Galayar
- Xamari
Xaashi Cali
- C/qani
Maxamed Geelle
- Siyaad
Aadan Muuse
-
Mukhtaar Aadan Gabac
- Cabdi
Maxamed Shirre
-
Cismaan Maxamed Cali
- Xirsi
Kilwe Xassanyare
- C/weli
Jeexow
-
Sh.Abdiraxman A. Kulmiye
- C/laahi
Cismaan Ashkir
- C/sahal
Cadull Cabdulle
-
Bashiir Xassan Xirsi
- C/raxmaan
Axmed Kulmiye
- Xassan
Maxmud Muuse
- Saciid
Raawe
- Dr.C/xakiim
Maxamed Macalim
-
N.Jaamac Guuleed Xassan
-
Liibaan Shirre Xassan
-
Ibraahim Xaashi Cigaal
- Cabdi
Saalax Cali
- C/raxman
Milyiqo
-
Maxamed Jaamac Dhuux
- C/qani
Carab
- Mataan
Xassan Boobe
- Sh.C/qaadir
Boobe
-
Taleexi Tuuhe
- Cumar
Axmed Kalafoge
- Xassan
Maxamed Abshir (Abgaalow)
- Faras
Cali Axmed
- C/risaaq
Geelle Abshir
- Yaxye
Bashir Cali
- Ruur
Gar-weyne
-
Liibaan Cali gaas
- Yaasin
Maxamed Tirintir
-
maxamed Muuse Xirsi
- C/risaaq
Muuse
- Abshir
Caydaruus
- Cabdi
warsame
- C/qaadir
Axmed Faarax
- Cabdi
C/laahi Warsame
- cabdi
Jaamac Gees
-
Bashiir Xassan
- C/laahi
Dhoodaan Jaamac
-
Cismaan Shiekh Yuusuf
- Xassan
Cali Maxamed
-
Maxamed Cabdi Cumar
- Axmed
Xuseen Yusuf
- Faaqir
X.Cawed (Baraar)
- Sureer
Dhamac
- Xaawo
Guulleed Cabdi
-
Madiino Yusuf Axmed(Tumey)
-
Faaduma Faarax Bootaan
-
faaduma Xirsi Dheere
-
Xaawo Cabdi Jaamac(Koranto)
- Maryan
Aadan Xaad
- Ubax
Maxamed Faarax
- Ubax
Maxamud Xassan
-
Muumino Aadan Nuur(Dalabey)
- Barni
Warsame Cade
-
Xabiibo Diiriye Dab-gaab
- Caasha
Diiriye Samatar
-
Faaduma Mahad Ceegaag
- Caasha
Tubaako
- Sureer
Jaqalood
-
Faaduma Cali Bille
- Caasha
Xirsi Cabadi
- Luul
Saleebaan
-
Faaduma Maxamud Cuuke
-
1Shukri Ciise Cabdi
- Kiin
C/laahi
- Fatxi
(26)
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 21, 2006
Sida looga arkay
Puntland ku Dhawaaqida Dowlada ee ku Dhaqanka Shareecada Islaamka
Waxaa aad looga soo
dhaweeyey Puntland hadalkii shalay kasoo yeeray DGPL, marka laga reebo...
Akhri Warbixinta...
Waraysi Sh. Maxamud Qorane ay
SomaliTalk layeelatay
kadib
markii lasiidaayey isagoo maalin iyo habeen ku xiraa
Dekada Boosaaso...
Akhri Waraysiga...
.Beesha
MOORCASE: Baaq ku dhaqan Shareecada Islaam
.Hambalyo
iyo Taageero ka timid Beelaha Cali Saleebaan
»Beesha
Gumasoor oo go'aansatay ku dhaqanka shareecada Islaamka
»Sool/Sanaag:
Baaq ku saabsan Qaadashada Shareecada Islaamka
»BAAQ KA SOO BAXAY BEEL
WAYNTA CALI SALEEBAN EE W/AMERICA
»Baaq
ay soo saareen waxgaradka beesha c/raxman harti (kaskiqabe)
»Baaq Ay Sanaag ka Soo
Saareen Beelaha Warsangeli
»Norway:
Bayaan ay soo saareen indheergaradka reer Puntland...
»Beesha
Ismaaciil Saleebaan oo ku baaqday ku dhaqanka shareecada
»Baaq ay soo saareen Beelaha Cali Saleebaan...
»Bayaan
ay soo saareen Jaaliyadda reer PL ee Yurub iyo W/America..
»Baaq
ay soo saareen Culimada iyo Waxgaradka beelaha dega Sanaag
»Baaqa
Culumada iyo waxgaradka Ahlusunnah Waljamaacah
»Beesha Ugaar-saleeban oo ku Dhawaaqdey Maxkamad
Islaami ah..
»Baaq ay wada jir usoo Saareen Waxgaradka
Puntland ee Minnesota
»Beesha Leekase oo Bayaano ka soo saaray Galkacyo &
Minneapolis
»Beesha Bah-Ararsame oo Maamul Islaami kaga
dhawaaqday Lascano
»Reer
Khalaf oo Taageertay Maxkamaddii Laga Furay W/ Gaalkacyo
»Sheikh
Jaamac Cabdisalaam oo Xaqiijiyey Baaqii Culumada..
»Khudbadii
Cadde Muuse ka jeediyey Gaalkacyo
»Digniin
ku socota madaxda PL oo ka soobaxday Agaasimaha Tamarta


|