Beesha
AXMED HARTI (MOORCASE) oo Soo Saartay BAAQ ku dhaqan
Shareecada Islaamka...
Waxaan
shaki ku jirin in bulshada soomaaliyeed ay soo martay
dhibaatooyin badan oo kala gadisan,
Maanta
oo la joogo waxaa Soomaliya u curatay Daruur Raxmadeed
Waxaana wadankii Somaliyeed Qayb ka mid ah ay heshay wixii
ay mudnayd taas oo ah ku dhaqanka Kitabka Allaah swt.
Waxaase muuqata in cadowga somaliyeed Dal iyo dibadba uu
doonayo isbadalka wanagsan ee somaliya u bidhaamay in ay hor
joogsadaan.
Ku
dhaqanka Kitaabka Allaah ayaa Lagu Gaaraa Horumar aduun dhan
walbaaba, Ha ahaado mid Siyaasadeed mid Dhaqaale mid
caafimaad iyo Mid waxbarashaba,
Shaqsi
kasta oo doonaya in uu helo cizzi aduun iyo badbaado aakhiro
waxa uu ku heli karaa in uu si dhab ah ugu dhaqmo Diinta uu
Allaah swt u soo dajiyey.
Sidaas
daraadeed Beesha Ahmed Harti MOORCASE (Dishiishe,Tiinle,Maganlabe
& Kabtaanle) waxay Maanta oo Taariikhda Islaamku Tahay
29/10/1427 waafaqsana 20/11/2006 ay soo saartay Baaqaan
1:
Beesha Moorcase Waxay ugu baaqaysaa Dhamaan Bulshada
Somaliyeed Laga soo bilaabo Raas-kaambooni ilaa Raas-casayr
laga gaaro Seylac In ay Badalaan xeer ku dhaqanka u yaala ee
aan waafaqsanayn xeerka allaah uu soo dajiyey, in ay Diinta
Allaah ee Sharafta badan ay u yeelaan sharaftii dhabta ahayd
ee ay lahayd taas oo ay ugu yeeli karaan in ay kitaabka
Allaah ku qurxiyaan ku dhaqankiisa
2: Beesha Moorcase waxay
caddaynaysaa inay taageero hiil iyo hooba ah la garab taagan
tahay cid kasta oo u adeegaysa ku dhaqanka Islaamka,
3: Beesha Moorcase Waxay ku
Baaqaysaa in aan Dalka soomaliya la keenin Gebi ahaanba
Ciidamo Shisheeye, Lagana saaro kuwa ku sugan hadda, iyada
oo la dhowraayo diinta islaamka iyo sharafta & shucuurta
Ummadda soomaaliyeed
4: Beesha Moorcase Waxay
taageeraysaa beelaha ku dhawaaqay inay ku dhaqmayaan
shareecada islaamka, isla markaana waxaan ugu baaqaynaa
beelaha kale ee reer puntland In ay la qaataan ku dhaqanka
sahareecada islaamka, lana midoobaan beelaha walaalohood
ah, madaamaa Puntland lagu dhisay iskaashi beeleed,
5: Ugu dambayntii waxaanu u
hambalyaynaynaa sidoo kalena taageeraynaa go’aanka
wanaagsan oo ay gaartay dowlad goboleedka Puntland, oo ah
ku dhaqanka SHAREECADA ISLAAMKA iyo hirgalinteeda..
Magacyada Isimada, Culimada,
Waxgaradka & Aqoonyahanka Baaqan Soo Saaray
Liiska Ugaasyada :
- 1. Ugaas Xasan
Ugaas yaasiin
- 2. Ugaas Maxamed
Saciid
- 3. Ugaas Bashiir
Cabdi
- 4. Ugaas Cumar
Maxamed Kabtan
Cuqaal :
- 5. Xuseen Gacayte
Xuseen
- 6. Warsame Muuse
Yuusuf
- 7. Nuur Maxamed
Ciise
- 8. Axmed Cabdi
Xabeeb
- 9. Maxamuud Aaden
Sugule
- 10. Salaad Cali
Oday
- 11. Siciid Axmed
Yuusuf
- 12. C/qaasim
C/salaam Yuusuf
- 13. Maxamed Aaden
Finiin
Nabadoon:
- 14.
Liibaan Cusmaan Saalax
- 15.
Gaacshe Maxamed Axmed
- 16.
Yaasiin Maxamed Maxamuud (Danood)
- 17.
Maxamuud Jaamac Faarax
- 18.
Maxamed Ismaaciil Maxamed
- 19.
Maxamuud Maxamed Shirwac
- 20.
C/qaadir Axmed Ibraahin (Xarago)
- 21.
Jaamac Yaasiin Jaamac
- 22.
C/laahi Xaaji Ciise
- 23.
Ayaan Xasan Qaal
- 24.
Cali Cusmaan (Wiil Dhale)
- 25.
Yaasiin Bare Xasan
- 26.
Maxamed Xasan Abuukar
- 27.
Siciid Aaden Nuux
- 28.
Cabdi Faarax Huruuse
- 29.
Yaasiin Xuseen Cali
- 30.
Maxamed Cali Cabdi
- 31.
Cuncun Jalxad
- 32.
Sahal C/salaam Yuusuf
- 33.
C/laahi Cawad Cali (Guraa)
- 34.
Siciid Bare Maxamuud
- 35.
Maxamuud Axmed Jaamac
- 36.
Maxamuud Xasan C/kariin
- 37.
Hiirad C/nuur Gaas
- 38.
C/laahi Cali Kaarad
- 39.
C/rasaaq Maxamuud Saciid
Saraakiisha :
- 40.
Gen. Cismaan Maxamed Samatar
- 41.
Col. Xasan Guure Xasan
- 42.
Col. Maxamuud Beyr Maxamuud
- 43.
Col. Cabdi Yaasiin Xirsi
- 44.
Col. Maxamed Cali Wad wad
- 45.
Col. Maxamed Maxamuud Toos toosane
- 46.
Col. Maxamed Ismaaciil Siciid
- 47.
Col. Abshir Jaamac Faarax
- 48.
Col. Saalax Ismaaciil Muuse
- 49.
Col. C/laahi Maxamed Muuse (Laba Raad)
- 50.
Col. Dhakuul Beyr Xuseen
- 51.
Col. Shire Siciid C/kariin
Engineer:
- 52.
Eng. Yuusuf Abshir Cadami
- 53.
Eng. Cabdi Siciid Aaden
- 54.
Eng. C/rasaaq Xuseen Gacayte
- 55.
Eng. Faarax Shire Faahiye
- 56.
Eng. C/raxmaan Cabdi Cali (Neero)
- 57.
Eng. Khaliif Xaaji Ismaaciil
- 58.
Eng. C/laahi Cali Cumar
- 59.
Dr. Ismaaciil Xaaji Cabdi
- 60.
Dr. Maxamed Siciid Cali
- 61.
Dr. Cabdi Cali Maxamuud
- 62.
Dr. Abshir Sahal Xasan
- 63.
Dr. Cabdi Cali Maxamed
- 64.
Dr. Nuux Muuse Maxamed
- 65.
Dr. Cabdi Yuusuf Sheekeeye
- 66.
Dr. C/qaadir Siciid Cali
- 67.
Dr. Cali Axmed Ibraahim
- 68.
Dr. Faarax Cali Sheekeeye
- 69.
Dr. C/qaadir Maxamed Qorax
- 70.
Dr. Sahal Maxamed Gacayte
- 71.
Dr. Rooble Yaasiin Cadame
- 72.
Dr. Geedi Camale Xuseen
- 73.
Dr. Siciid Nuur Cali
- 74.
Dr. Khadar Cabdi Xaaji Cumar
- 75.
Dr. Faarax Jaamac Xasan
- 76.
Dr. Maxamed C/raxmaan Dhuxul
- 77.
Dr. C/laahi Bare Dubbe
- 78.
Dr. Yaasiin Shire Maxamuud
- 79.
Dr. Cali Axmed Xuseen
- 80.
Dr. Nuur Maxamed Aaden
- 81.
Dr. C/qaadir Axmed Nuur
- 82.
Dr. Maxamuud Shire Maxamuud
- 83.
Dr. C/qaadir Yuusuf Daahir
- 84.
Dr. Sahal Waabari Firdhiye
- 85.
Sh. Faarax-Deeq Siciid Halale
-
- 86.
C/laahi Yuusuf Finiin
- 87.
Askar Xaaji Cartan
- 88.
C/raxmaan Maxamed Yuusuf
- 89.
C/qaadir Maxamed Cali
- 90.
Cusmaan Ismaaciil Bare
- 91.
Bashiir Shire Maxamuud
- 92.
Ibraahin Muuse Afcase
- 93.
Maxamuud Saleebaan Maxamed
- 94.
Maxamed Cumar Maxamed
- 95.
Siciid Mire Maxamuud
- 96.
Cali Maxamed Cusmaan
- 97.
Cumar C/raxmaan Qablan
- 98.
Salaad Huruuse Ismaaciil
- 99.
Maxamed Cabdi Xasan
- 100.
Yuusuf Siciid Aaden (Sidhin)
- 101.
Salaad Qaxiye Maxamed (Xifte))
- 102.
C/naasir Saleebaan Siciid
- 103. Baari
C/laahi Tootoosane
- 104.
Maxamuud Siciid Aaden
- 105.
Rooble Cumar Maxamuud
- 106. Axmed
Sardheeye Cali
- 107.
Bashiir Gurxan C/laahi
- 108.
Jaamac Ismaaciil Bare
- 109.
Faarax Cali Oday (Jafal)
- 110.
Hilaal Yaasiin Bilcil
- 111.
Faarax Cali Yuusuf
- 112.
Khakuul C/laahi Maxamed
- 113.
Rooble Maxamuud Xasan
- 114.
C/rasaaq Suudi Aadan
- 115.
C/rasaaq Ibraahi Cali
- 116.
Sharmaake C/laahi Xasan
- 117. Geedi
Maxamuud Jaamac
- 118.
Salaad Barqad Qablan
- 119. Axmed
Xuseen Gacayte
- 120.
Bashiir Jaamac Faarax
- 121.
C/qaadir Yuusuf Axmed
- 122.
Caraale Axmed Ibraahim
- 123.
Faarax Maxamed Maxamuud
- 124.
C/qaadir Maxamuud Sardheeye( Kuulow)
- 125. Baari
Abshir Buuxe
- 126.
Abshir Dharaar Saleebaan
- 127.
Salaad Hiirad Axmed
- 128. Ciise
Ismaaciil Muuse
- 129.
C/shakuur Yuusuf Ibraahim
- 130. Cali
Daahir Bile Nuur
- 131.
C/casiis Axmed Maxamed Ciise
- 132.
Maxamed Yuusuf Ibraahim
- 133.
Barkhad Maxamed Siciid
- 134.
Rooble Maxamuud Siciid
- 135.
C/samed Askar Xuseen
- 136. Cali
Cumar Dubbe
- 137.
Faarax Diiriye Qaxiye
- 138.
C/laahi Ismaaciil Bare
- 139.
C/rasaaq C/raxmaan Yuusuf (Naakhuude)
- 140.
C/raxmaan C/laahi Ismaaciil
- 141.
Siciid Maxamed Maxmuud
- 142. Cabdi
Shire Maxamuud
- 143. Cawil
Axmed Finiin
- 144.
Siciid Khuurshe Axmed
- 145.
Maxamuud Cabdi Xasan
- 146. Mire
Dhahar Maxamuud
- 147. Bare
Maxamuud Siciid
- 148.
C/rashiid Abshir Ow Cabdi
- 149.
Faysal Dharaar Daarood
- 150.
Yuusuf Cusmaan Xasan
- 151. Cumar
Maxamed Maxamuud(Shaafi)
- 152. Sahal
Maxamuud Siciid Jaamac
- 153.
Bulshaale Cartan Ibraahin
- 154.
Abshir Cabdi Cali
- 155.
Cusmaan Cali Maxamed
- 156.
Mustafe Siciid Maxamed
- 157.
Abshir Axmed Siciid (Kiyaake)
- 158.
Mustafe Bille Nuur
- 159. C/rasaaq
Maxamuud Siciid
- 160.
Hiirad Yuusuf Ciise
- 161. Axmed
Hayaan Cali
- 162. Axmed
Jibriil Cabdi
- 163. Sahal
C/Kariin Cali
- 164.
Abshir Sardheeye Cali
- 165.
Bashiir Siciid Cumar
- 166.
C/rasaaq Maxamed Haaruun.
- 167.
Maxamed Cali Cabdi
- 168.
Faarax Cali Axmed
- 169.
Ismaaciil Camale Xuseen
- 170. Xasan
Maxamed Haaruun
- 171. Aaden
Cawad
- 172.
Faysal Cali Xasan
- 173. C/rashiid
Xasan Abshir
- 174.
Cigaal Cuncun Jalxan
- 175.
Bilaal Cali Maxamuud
- 176.
C/salaam Maxamed Yuusuf
- 177. Axmed
Maxamuud Sardheeye
Waxaa soo tebiyey:
Faarax-Deeq Saciid Halale |
faaraxdeeq@hotmail.com
Sidoo kale la xiriir: Axmed Maxamed |
cabdilmalik@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 20, 2006
|