|
Family/Qoyska
| Halal
| Kaaba
| TafsiirQur'aan
| Haj |
Ramadan
|
7 Qof ayaa Kudhintay Dabkii Bakaaraha Ugu
yaraan toddoba qof ayaa dhintay, 34 kalena waa ku dhaawacmeen dabkii ka aafeeyey
suuqa Bakaaraha, kadib markii rasaas ay fureen booliska.. GUJI.HALKAN
30/4
Jaamac iyo Cabdullahi oo kulaabanaya PL
Cabdullaahi Yuusuf iyo Jaamac Cali Jaamac iyagoo aan u kulmin si fool-ka-fool ah ayey..
GUJI.HALKAN
April 30
Warbixin: Jaaliyadda Soomaalida Qadar Jaaliyadda
Soomaaliyeed ee kudhaqan dalka Qadar ayaa...
GUJI.HALKAN
April 30
Afar Soomaali ah oo Lagu Diley Kenya
Afar lagutilmaamay shufto-Maroodi oo lagudiley Kenya iyo wararkale oo...
GUJI.HALKAN
April 30
Warbixin
Jamciyadda Samafalka Al-Manhal
Jamciyada Almanhal waxa ay hawlo samal ah ka fulisaa dhammaan gobolada Soomaaliya..
AKHRI.WARBIXINTA
April 28
Wiil Yar oo
Qalliin Degdeg ah u Baahan
7jir Soomaali ah oo
kushay isagoo lafaha maduxu kala keceen taas oo ay sababtay biyo badan oo madaxa
kaga jirey ayaa..
GUJI.HALKAN
» YABAAYIL, SOM: Shir muuhiim ah ee beesha Kaskiqabe
» LONDON, ONT: Makhaayadii ugu Horeysey ee
Soomaaliyeed
Bayaan:
Joojin Xiriirka Ganacsiga W/Galbeed
Bayaan kasoo baxay Jaaliyadda Absame ee kudhaqan Denmark ayaa tibaaxay...
GUJI.HALKAN
April 30
USC/PM oo Beeniyay War Lagafaafiyey
Ururka USC/PM ayaa beeniyay in xilka laga qaaday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Col. Qalaad.
GUJI.HALKAN
29/4
IQRA: Waraysi Guddoomiyaha Gudiga
IGAD Ergada
Jabuuti wey aqoonsandoonaan waxa kasoo baxa shirka Nairobi ayuu ku celceliyey Mr Huka Wariyo oo
ah ..
GUJI.HALKAN
April 29
Wiilyar oo Qalliin Indhaha u Baahan Dhowaan mar ay jamciyada Almanhal booqatay ceerigaabo ayey kulakulmeen wiil yar oo..
GUJI.HALKAN
28/4
»
TACSI: Ehelka Marxuum Maxamed Cabdullaahi
(Isburaash)
» Waraysigii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Amal
oo Mashruuc Ka Hirgelineysa Kenya Shirkadda
Amal Express ayaa Nairobi ka hirgelineysa mashruuc ku kacaya qiime dhan Ksh.110 million...
GUJI.HALKAN
April 27
GEDO iyo Geedi socodka nabadda Waxaa Mareexaan meel uu joogaba ay ugu baaqeen Ugaaska
mareexaan iyo ..
GUJI.HALKAN
April 27
Wararkii
- April 26
» 6,000 oo Qof oo Kaqaxay Dagaalkii Gedo
» Kulan Itoobiya: Cabdullaahi Yusuf iyo Jamac Cali
» Dagaalka Hinduga iyo Muslimka oo Markale cusbonaaday
» Ciidanka Israel oo Galay Magaalada Qalqilya
» Magacyada Somalidii dhowaan itoobiya dilka ku xakuntay
DHAMAAN
KA.AKHRI.HALKAN 26/4
Cabdirisaaq Xaaji
Xusen oo Qoraal Kulul udiray Meles Zenawi
Ra'iisul wasaarihii
soomaaliya ee sanadihii 1964-67 ayaa warqad dheer oo uu u qoray ra'iisul
wasaraha Itoobiya kusheegay in...
GUJI.HALKAN
25/4
English.
Version: From
Abdirisaq Haji Hussein To Meles Zenawi
Maxkamad
Dhegeysaneysa Dilkii Shidane
CANADA - Waxaa dib loodhigay Maxkamada dhegeysaneysa dacwada dilkii Shidane Arone oo 9 sano kahor lagudiley Soomaaliya
GUJI.HALKAN 24/4
Cambaarayn
Kuwajahan Itoobiya
Warsaxaafadeed
kasoobaxay ururuka Dhallinyarada Ogaadeenya ayaa...GUJI.HALKAN 24/4
»Engish
Version: Ogaden Youth Association condemns Ethiopia
30-Kun oo Qaxooti
lagu Celinayo Soomaaliya
ITOOBIYA - Sida laga soo xigtey sarkaal katirsan qaramada midoobey waxaa.. GUJI.HALKAN 24/4
Baaq: Jaaliyada Sool, Sanaag iyo Hawd
Kuwait - Baaqan oo ku wajahan maamulka Cigaal
GUJI.HALKAN
Duruus Masjidka Khalid Toos usoo Tebinayo
TORONTO - Masjidka Khaalid Bin Waliid ayaa bilaabaya duruutii Internetka tooska loogaal soconjirey
GUJI.HALKAN
Kaah
Express oo Heshay Sharci Xawaaladeed
Sweden - Shirkadda Xawaaladda ee Kaah Express ayaan dhawaan ku
guulaysatay...
GUJI.HALKAN
23/4
Gabar Soomaaliyeed oo ku guulaystey Billad
Billada degaanka ee sannakan ayaa waxaa ku guulaystey Faadumo Jaamac Jibriil oo.
GUJI.HALKAN
22/4
Dacwadii Maxamed Xuseen ee Boston
Qareen Maraykan ayaa diidey dukumiinti dhan ka ahaa wakiilkii Albarakaat
oo..
GUJI.HALKAN
22/4
Roob Dad Kulaayey Xerada
Tarabuunka
Xamar -
Lix qof oo ay kamid yihiin laba carruur ah ayaa dhintay Habeenkii Axadda kadib
markii..
GUJI.HALKAN
22/4
Waraysi Radio sagal layeelshay Mr Maxamed Cabdi Haashi kuxigeenka maamulka Abdillaahi Yusuf ee Puntland oo imika jooga Magaaladan Atlanta
Halkan ka
dhegeyso April 22
C/Laahi Yusuf oo
lakulmay Islaan Maxamed
Garowe -Sida ay ku waramayaan ilo
wargal ah Col. Cabdullahi Yuusuf
oo dib ugu laabtay Garoowe ayaa ..
GUJI.HALKAN
21/4
Warqad Furan:Kusocota Ganacsatada Xamar Burburkii guud ahaan soo gaarey ummadda soomaaliyeed ayaa lagu qiimeeyey doorka ganacsatada ey
GUJI.HALKAN
21/4
Carabta oo Soomaalida
kuleh $156.6 million
Saddexda dal ee
Ciraaq, Soomaaliya iyo Suudaan ayaa carabta kaqaba $595 million taas oo..
GUJI.HALKAN
21/4
Sabriye
Faarax oo la aasay
Wiilkii yaraa ee khamiistii kasoo dhacay dabaca 18aad ee 340 Dixon Road
ayaa lagu aasay..
GUJI.HALKAN
21/4
Mudaharaad
Laguqabtay Washington D.C
Boqolaal qof oo
mudaharaadaya ayaa isugu soo baxay aqalka cad ee maraykanka horstiisa
iyagoo..
GUJI.HALKAN
21/4
Da'yarta Soomaaliyeed iyo Isboortiga
Soomaalida Sweden ayaa heersare ka gaarey Isboortiga marka loo
barbardhigo...
GUJI.HALKAN April
21
Nin Soomaali ah oo Xabsiga loo kordhiyey
Sweden - Fawsi Cali Batum oo ah Soomaali lagusoo eedeeyey in uu
AIDS qaadsiiyey...
GUJI.HALKAN April 20
Galaydh oo Toronto Shir Ku Qabanaya
Ra'iisul wasaarihii hore ee DKG ayaa April 23keeda shir dood cilmiyeed ah la yeelanaya
jaaliyada Soomaalida Toronto..
GUJI.HALKAN..
» Warbixintii Xafladii Galaydh ee Minneapolis
» Kalfadhiga Ururka
Jaaliyada Som. London, Ontario
Radio 3CR oo Waraysi Layeeshay MDGPL
Idaacada 3CR ee Melbourne
Australia ayaa waraysi la yeelatey Jaamac Cali Jaamac...
GUJI.HALKAN April 20
Jabuuti oo
Sharaxday Khilaafka Gudiga IGAD
Idaacada IQRA oo la xiriiray xubnaha dalka Jabuuti ee kamida gudiga farsamada nabadraadinta Soomaaliya
ayaa...
GUJI.HALKAN April 19
Wiil
Somali ah oo Kasoo dhacay Dabaqa 18aad TORONTO-
wiil yar oo jira 31/2 ayaa dhintay kadib markuu kasoo dhacay dabaqa 18aad.
GUJI.HALKAN April 19
Eedayn Sir ah oo Sweden Shaaca Ka qaaday
Eedayntaas oo ku wajahnayd saddexda Soomaalida Sweden ayaa waxaa shaaca ka qaaday....
GUJI.HALKAN April 19
CBC oo Filim Naxdin Leh kasooduubay Janin
70 qof oo qaarkood meydkoodu uu cadcad u go'ay ayaa lagu aasay xerada qaxootija Janin.
GUJI.HALKAN April 19
Bannaanbax Lagutaageerayo Falastiin
Dad lagu qiyaasay 1500-2000 qof oo taageeraya Falastii ayaa isugu soo baxay caasimada Denmark.
GUJI.HALKAN
Wararkii Maanta April 18
» Wafti Gudiga IGAD ee Nairobi oo Booqday Boosaaso
» Barnaamij Mucaawano u raadin shacabka falastiin
Dhammaan ka akhri halkan
April 18
Warbixin tifatiran ee Dagaalka Falastiin
Labadii usbuuc ee ugu danbeeyay
waxaa dhulka Falastiin ee ay Israel haysato ka jiray xiisad ba'an oo..
GUJI.HALKAN
April 18
Xanuun aan lagaraayn oo lagu arkay Bosaso
Saddex qof
ayaa Bosaso ugudhintay xanuun loomalaynayo in uu kadhashay roobabkii kada'ay
halkaas ..GUJI.HALKAN
Aprl 17
Kablalax Daarood oo Cambaareeyey Cigaal
Qoraal kasoobaxay Beesha kablalax ayaa cambaareeyey maamulka cigaal musaafurntii uu....
GUJI.HALKAN..
April 17
WARAR QUBANE AH - April 17
» Dad Kudhaacmay Buulaxaawo oo lageeyey Nairobi
» Warsaxaafadeed Afhayeenka SRRC ee W/Ameerika
» Bayaan Ergada Nabadaynta Puntland [PPM]
Dhammaan.ka.akhri.halkan
April 17
Shirkadda
Dahabshiil oo Jawaab kabixisay Qaraalkii IRIN
Warsaxaafadeed uu soo saaray madaxa sare ee Dahabshiil ayuu ku sheegay in
ay layaab ku noqotay warkii IRIN ee ahaa...
GUJI.HALKAN...
English.version: Dahabshil Press Release
Israel oo Xirtay Hogaamiye sare oo katirsan Falastiin DAAWO.HALKAN
Halkee
Mareysaa Xaala Nololeed ee 3da Soomaalida Sweden ee maraykanku ku daray Liiska argagixisada, waraysi arintaas ku saabsan.
AKHRI...
SRRC oo DKG ku eedaysan Dagaalka Gedo
Sida uu sheegay Cabdullahi Shiikh Ismaaciil, DKG ayaa...
ka.akhri.halkan April 15
Ciidamo DKG iyo Ganacsato is Horfadhiya
Ganacsatada dawooyinka ee Suuqa Bakaaraha iyo askar DKG oo is horfadhiya iyo Baarlamaanka DKG oo albaabada ka xirtay saxaafada
ka.akhri.halkan April 15
Roobab Lixaad leh oo Ka Da'ay Puntland
Roobabkaas oo Garoowe kudiley lix qof, Boosaasona hal qof
ka.akhri.halkan April 15
Jariidad Kasoobaxda Maraykanka oo Xustay
ganacsato Soomaaliyeed oo xaalufin ba'an ku haya degaanka Soomaaliya
ka.akhri.halkan April 15
Warar Qubane ah - April 14
Soomaali tiro badan oo kasooqaxay Gobolka gedo ayaa soogaarey Kenya iyo wararkale ..
Ka.Akhri.halkan
April 14
Muuse Yalaxow oo jawaab kulul ka bixiyey Khudbadii
C/qaasim,
warkaan iyo wararka kale ee Muqdisho oo uu kamid yahay dagaal kadhacay Xamar Ka.Akhri.halkan April 14
Dr. Abdi Ulusso
Announces Muddullood’s position of upcoming peace conference in Nairobi
Read.Here.Press.release
April 14
5 Bilood Kabacdi Cunaqabatayntii Lagusoo Rogey
AlBarakaat,
saraakiil Maraykan ah ayaa qiray in aan Cadayn sugan loo hayn in shirkadaasi ay xiriir la leedahay
argagixisada, sidaas waxaa maanta qoray jariiidada
NewYork Times. AKHRI.ENGLISH.VERSION
April 13
» DAGAAL: 10 Qof oo Kudhintay Luuq
& 5 Kudhintay Xamar
» OPEN POSITION: Sudanese Refugee Caseworker
» USA: McKinney implies Bush knew of Sept. 11 plot
» TODAY'S: LATEST NEWS FROM SOMALIA
Wararka Soomaalida ee April
12, 02
Wararka maanta waxaa kamida:
» 5 Soomaali ah oo Itoobiya kuxukuntay in la dal-dalo
» Shirkada Amal oo ka jawaabcelisey Qoraal Dhan'ka ahaa
» 25jirkii Soomaalida Sweden oo maxkamad kale lasaaray
» Dad laga masaaruriyey dalka yaman
» USA: Nin u hanjabey Soomaali oo Maxkamad lasaaray
» GUJI.HALKAN
»
Kulankii Powell iyo Sharon
| DAGAALKA FALASTIIN
»
READ
THE LATEST NEWS FROM MIDDLE EAST
April 11 | April 10
|
April 9
|
April 8
|
NABLUS
| BEYTULAXAM
| CARAFAAD
| IOL
Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogaadeenya (JXWO) oo caalamka ugu baaqday in loogurmado dad u dhashay shacbiga Ogaadeenya oo lagu xirxiray Somaliland
Akhri.halkan April 10
Baaq Samafal Somaliland. Xisbiga Ileyska Somaliland ayaa ku baaqay in bisha May ay noqoto....
Akhri.halkan April 10
SUMMARY OF PROGRESS REPORTS ON PUNTLAND PEACE. The Puntland Peace and Reconciliation programme was
planned to be conducted on three major phases of... Read.more April 10
Caafimaadka Ra'iisul Wasaaraha DKG oo Kasoo Raynaya
DUBAI : war-murtiyeed SomaliTalk kasoo gaarey xafiiska Ra'iisul Wasaaraha DKG ayaa shaaca ka qaaday in caafimaadka Xasan Abshir uu soo wanaagsanaanayo kadib..
Warka.oo.dhan April 9
»PUNTLANDERS : NO PEACE NO PROGRESS & NO LIFE
»RAYS : C/majiid
waa adeege fuliya danaha Itoobiya
» WALWAL: Muqdisho iyo maqala Mid Raac
» Talo: Naqdinta Ururada Islaamiga Ah
» RA'YI: Ma Taqaan Cigaal iyo Cabdi Majiid
» Kuwait: Yaa Xaq Uleh Afka Jaaliyada
Soomaalida
Baaq Kuwajahan Jubbada Hoose
oo kasoo baxay ururka horumarinta Gobolka J/Hoose
Ka.Akhri.halkan
April 9
Muuse Suudi Yalaxow
Yaa dood qaba oo nadiidaya,
waa qoraal kasoo baxay dr.Cabdi Max'd Culusow
Ka.Akhri.halkan
April 9
Af hayeenka Jabhadda ONLF Hanad Maalin Guur oo jawaab
kulul
ka bixiyey wareysigii
Danjirha Dowladda Itoobiya u Fadhiya Qaramada Midoobey Dr. C/Majiid Xuseen, Halkan Guji si aad u Dhegeysato.Sagal Radio April
08, 2002
QUOTE OF THE DAY: "C/Laahi Yuusuf haduu ballan qaado in uu qabanayaano Boosaaso oo fulin waayo cid rabtaa majirto" Sidaas waxaa yiri
Xuseen Caydiid -dhegeyso halkan
Waraysigii qoraxey ee Cabdullaahi
Maxamud Sacdi
Madaxweynihii hore ee Gobolka Soomaalida ee Ogadeenya
[Afeef: codku waxa uu kuduubanayahay link kabaxsan SomaliTalk]
KALA BEDELKA WAQTIGA
HAL-SAAC.KUDAR
War-Murtiyeed Kasoo Baxay Waxgaradka Beesha Mareexaan ee Gedo ee Kudhaqan
W/ Ameerika kuna saabsan aragti cabirkooda ee xal u helidda mushkiladda
Gobalka Gedo .
ka.akhri.halkan April 7
Petition for International Investigation Committee
»
Warqad Furan: oo Kusocota Beelaha Banaadir
Bannaanbax looga soo Horjeedo weerarada Israel oo kadhacay caasimada dalka Sweden ee Stockholm
akhri.halkan
Addis Ababa oo loogu yeeray inay joojiso hub ay ku dal-dalayso DGPL . War-Saxaafadeedkan
oo kasoobaxay SPR..
ka.akhri.halkan April 6
EnglishVer:
Addis Urged to Halt Pouring Weapons into the PL
30 Qof oo Cudur loomaleeyey Daacuun uu Kudiley Beledweyne. Uguyaaraan 30 qof
ayaa dhinaty, 90 kalena waxaa ladhigay cisbitaal..
ka.akhri.halkan April 6
Nin Soomaali ah oo Lagutilmaamay Shufto-Maroodi oo Lagu Diley kenya.
Ninkaas oo magaciisa lagusheegay Xassan, kanayimid Kismaayo.. ka.akhri.halkan April 6
Degaanka-Sii-Xumaanaya & Biyo-La'aanta Dalkeenna
SOOMAALIYA: Dal Biyo La' Degaan Ahaanna La Qurmiyey.. Cilmibaaris: Dr. C/laahi Cilmi Maxamed
» RA'YI: Al-Islaax Waa Urur Diin iyo Aduunyo
» RA'YI: Ethiopia Waxey Dhaantaa AbdiQaasim
» RA'YI: Maxaa Laga Fili Karaa Shirka Nairobi
» Ethiopian court convicts Somalis for
bombings
» Somali militia chief seeks grip on Mogadishu
» U.S. Diplomats Return From Somalia
Casharka 20aad ee Habnololeedkii
Saxaabadii rasuulka
Al-Baraa Binu Maalik Al-Ansaari
Warbixin: Xafladii Habeenka Waxbarasha Soomaalida Minnesota Kulankaan oo siweyn loosoo agaasimey ayaa lagutilmaamay in..
Akhri.Warkan
Aabe Qirtay in uu Gabadhiisii Diley
SWEDEN- Waxaa lagu xakumay xabsi daa'im kadib markii.. Warka.oo.dhan 3/4
Sweden oo Laabtay Baaritaankii aykuwadey
Al-Barakaat xafiis
ay kuleedahay dalkaas iyadoo 35jir Soomaaliya uxawiley $250,000 laguwaayey wax
dembi ah
Warka.oo.dhan 3/4
»RA'YI: TNG: Incompetent or Willing Partner of the Environmental Rape
Charcoal Trade [By: AbdiWahab A. Musse]
» U.S. Team Visits Somalia to Discuss Terror, Peace
» Preparations for Somalia Peace Meeting Kick off in Kenya
» American Ambassador to Meet Muslims in Mombasa
» Sweden Terror Money Probe Dropped -SomaliCase
Hay'ada UNka u qaabilsan Wararka Somalia oo Shaatiguduud kutilaantay in uu ku "caanbaxay xumaan
hore"
isagoo katirsanaanjirey ciidankii NSS ee kelitaliye Maxamad Siyaad, waa sida
IRIN warka u dhigtaye ayna faafisay
BBC tarjumada afafka ee Monitoring Service.
UN news agency notes "notorious" background of leader of new state
PRESS FROM PUNTLAND TO SOUTHWEST STATE
Congratulations to the President Shatigadud
April 2
Sweden: 25-Jir Soomaaliyeed oo
5 Sano oo xarig ah lagu xakumay
kadib markii lagusoo eedeeyey in uu cudurka AIDS-ka qaadsiiyey labagabdhood oo
Warka.oo.dhan 1/4
Xogyaha Arrimaha Siyaasada Ururka USC-PM oo ugu baaqay Cabdiqasim inuu is casilo
Waraysi Hiiraan Information Center layeesheen Barre Axmed Wehliye ayuu kusheegay in Akhri.Waraysiga
April 2
IQRA oo Waraysatay Mawliid Macaane
Idaacada IQRA Fm ayaa waraysi dhinacyo badanleh layeelatay gudoomiyaha SRRC ee
Akhri.Waraysiga
April 2
"Guddoomiyihii iigu Yaabka badnaa!"
Waa cinwaanka warbixin uu C/Xakiim Axmed Guled kasoo diray xaflad lagu soo gabagabeeyey shir laguqabtad dalka Sweden oo...
Ka.Akhri.halkan April 1
800x600 waa Shaashada boggan EEG
WARAR»
NEWS ARCHIVE | KAYDKA WARARKA
|
|
SAXAABADII RASUULKA |
BARO»
|
Macluumaadka Soomidda bisha ramadaan iyo axkaamta Soonka
GUJI
|
Soobooqo bogga xayasiiska Buugaagta / kutubta GUJI
|
Barnaamijka C/Risaq Maxamud Saleiman ee doorashada Somaliland Guji»
|
|
|