SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Feb 20, 2009: Wiil Soomaaliyeed oo Lagu Diley London, UK

Hassan Kul Hawadleh: Two teenagers stabbed to death in London

Waxaa Jimcadii (Feb 20, 2009) magaalada London, UK lagu diley wiil Soomaali ah oo da'diisu ahayd 19-jir oo magaciisa la oran jirey Hassan Kul Hawadleh.

Waxaa wararku tibaaxeen in wiilkaas oo meel gaaska laga iibsado (petrol station) joogey in midni lagu diley kaddib markii ay weerareen dhallin yaro lagu qiyaasay ilaa shan.

Akhri: http://www.telegraph.co.uk


Feb 8, 2009: Koonfur-Africa Oo lagu dilay Ganacsadihii 7-aad ee Soomaaliya Sannadkan 2009-ka

Feb 5, 2009: Wiil Soomaaliyeed oo Askar Booliska Minneapolis ka Tirsan ay Toogasho Ku dileen....

Jan 2009: Wiil Soomaaliyeed oo lagu diley dalka maleysiya....

Dec 12, 2008: Wiil Soomaaliyeed oo Lagu Diley Koonfur Afrika

Oct 7, 2008: Labo Ganacsato Soomaali ah oo Lagu Diley K/Afrika iyo 30 Dukaan oo Soomaaliyeed oo la burburiyey

HALKAN KA AKHRI SOOMAALIDA LAGU LAAYEY QURBAHA.....

Faafin: SomaliTalk.com |  Feb 20, 2009

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS