SU'AALO CILMIYEED

Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Boggaan waxaad ka heleysaa Su'aalo cilmiyeed iyo Jawaabohooda oo aad ka faa'iidi doontid.

Su'aaluhu waxay u qoranyihiin qaab dhawrkii jawaaboodba ay hal jawaab oo qura ay sax katahay, marka aad ka wada jawaabtid su'aalaha waxaad arki doontaa inta aad su'aalahaas saxday (derejada aad keentay) iyo jawaabaha su'aalahaas oo kasoo bixi doona khaanada kuhoostaal bogga su'aalaha, waxaana jawaabahaasi soo baxayaan marka aad riixdid halka ay kuqorantahay "Eeg Jawaabaha".

Intee in Le'eg ayaad Kataqaan: Waa Su'aalo iyo Jawaabo.

Waxaana ku dadaaleynaa intaas kasii badino su'aalaha ee ha u dayma la'aan, insha Allah.


Copyright © 2004 somalitalk.com. All rights reserved