SU'AALO CILMIYEED

Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg. Su'aalihiina waa kuwan.

1. Cusmaan Ibn Caffaan Xagee Kudhashay?
Madiina.
Makka.
Shaam.
Joordan.

2. Cusmaan Ibn Caffaan Sannadkee Dhashay?
47 Hijrada kahor.
57 Hijrada kahor.
37 Hijrada kahor.
27 Hijrada kahor.

3. Cusmaan Ibn Caffaan Xagee Kudhintay?
Makka.
Yemen.
Shaam.
Madiina.

4. Cusmaan Ibn Caffaan Sannadkee Dhintay?
25 Hijrada Kaddib.
45 Hijrada Kaddib.
35 Hijrada Kaddib.
15 Hijrada Kaddib.

5. Cusmaan Ibn Caffaan Khaliifkee Noqday?
Khaliifkii 1aad.
Khaliifkii 2aad.
Khaliifkii 3aad.
Khaliifkii 4aad.

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Copyright © 2001 somalitalk.com. All rights reserved