SU'AALO CILMIYEED

Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg. Su'aalihiina waa kuwan.

Xusuus: Taariikhaha qaybtaan ku xusan dhamaan waa MIILAADI.

1. Nebi Muxammad (scw) Xagee Kudhashay?
Madiina.
Makka.
Shaam.
Joordan.

2. Nebi Muxammad (scw) Sannadkee Dhashay?
Sannadkii 570.
Sannadkii 670.
Sannadkii 470.
Sannadkii 370.

3. Nebi Muxammad (scw) Xagee Kudhintay?
Makka.
Yemen.
Shaam.
Madiina.

4. Nebi Muxammad (scw) Sannadkee Dhintay?
Sannadkii 632.
Sannadkii 532.
Sannadkii 432.
Sannadkii 732.

5. Sannadkee ayaa Hijradu bilaabatay
Sannadkii 622.
Sannadkii 522.
Sannadkii 722.
Sannadkii 822.

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


More about Islamic History - click here

Copyright © 2001 somalitalk.com. All rights reserved