SU'AALO CILMIYEED

Kusoo Dhowaada Bogga Su'aalo Cilimiyeedka ee SomaliTalk.com

Kajawaab Su'aalaha hoos kuqoran adigoo aan eegin Jawaabaha, intee in le'eeg ayaad ka garatay, aqoontaada tijaabi. Mahadsanid in aad soobooqatay bogga "Su'aalo cilmiyeedka", fadlan asxaabtaadana usheeg. Su'aalihiina waa kuwan.

1. Imam Abuu Xaniifa Xagee Kudhashay?
Kuufa, Ciraaq.
Kuwait.
Shaam.
Makka.

2. Imam Abuu Xaniifa Sannadkee Dhashay?
100 Hijrada Kaddib.
80 Hijrada Kaddib.
90 Hijrada Kaddib.
70 Hijrada Kaddib.

3. Imam Abuu Xaniifa Xagee Kudhintay?
Makka.
Baqdaad.
Shaam.
Kuufa.

4. Imam Abuu Xaniifa Sannadkee Dhintay?
100 Hijrada Kaddib.
150 Hijrada Kaddib.
250 Hijrada Kaddib.
350 Hijrada Kaddib.

5. Cinwaanka "Amiir Al-Mu'miniin" Waxaa labilaabay xilligii...
Cumar ibn Khadaab.
Abuubakar Siqiiq.
Cali Abi Taalib.
Cusmaan ibn Caffaan.

Derejo/Score =
Jawaabaha Saxda ah / Correct answers:


Copyright © 2001 somalitalk.com. All rights reserved