SomaliTalk.com
.
Wararka Laxiriira Jaaliyadaha Soomaalida

Ganacsiga Soomaalida Kudhaqan Kenya
SomaliTalk, March 8, 2000
AAYAHA SOOMAALIDA SWEDEN OO SOO IFTIIMAYA
SomaliTalk, March 4, 2000
Soomaalida Koonfurta Kalifoorniya
SomaliTalk, Nov 12, 1999
Soomaalida Kudhaqan Jakarta
SomaliTalk, 1999

Dhoofinta Dhuxusha Soomaaliya iyo Raadka ay kuyeelan doonto Degaanka Soomaalida
SomaliTalk, March 7, 2000
Fadlan soo tebi waraka laxirira Jaaliyada Soomaalida ku dhaqan cariga aad degantahay

Jawaab-Celin


.Home | SomLink | Forum | Search | Feedback | News
.
Somali Community in Ohio
Soomaalida oo kusoo badaneysa Ohio, USA
Somali Community in Ohio
somcomohio@hotmail.com
April 22, 2000

Somalida ayaa halkan (Ohio) ku soo badaneysay seddexdii sano oo la soo dhaafey. Bilowgii 1995 waxaa ku noolaa 24 qof magaalada Columbus, Ohio qiyaastii. Maantana waxaa ku nool dad Soomaali ah oo lagu qiyaaso inta u dhaxeysa 12000-15000. Maalin walba waxaa yimaada soomaali cusub kuwaas oo ka imanaya xeryaha qaxootiga ee dalalka deriska la ah Somaliya.

Magaaladan (Columbus, Ohio) oo ah meel u wanaagasan dadka cusub oo aan luuqada (Af-Ingiriiska) aqoon, sababta waxaa weeye waa meel leh warshado iyo bakhaaro waaweyn oo wax looga kala raro bartmaha iyo bariga mareykanka oo aaney khasab aheyn in luuqadda la yaqaan.

Waa magaalo ilaa hadda dadka Somalidu sharaf badan ku leeyihiin oo laga jecelyahey, sababta oo ah waa dad aad u shaqeysta kuna jira tar-tan rag iyo dumarba.

Waxaa Dadkan (Soomaalida) aad loogu xushmeeyaa diintooda, waxaana qof walaba ku shaqeystaa dharka uu doono taas oo gabdhaha Soomalidu awood u yeesheen iyaga oo qaba xijaab in ay ka shaqeeyaan warshadaha iyo bakhaarada waaweyn (warehousyada), waxaa dadka halkan deggan qiimo badan ugu fadhiya dhaqankooda Soommalinimo iyo Diintooda waxaana ka muuqda isla weynankii iyo heybaddii lagu aqoon jirey Soomalida.

Inkastoo aad arkeysa dhallinyaro aan badneyn oo ku dayaneysa deriskooda. Gebo-gebo, waad ku mahad-santihiin dadaalkiinna, waana jecleysaney sida aad uga fakareysaan Soomali in ay iska war hayso meel ay joogataba. Soo dhawaada.

Somali Community in Ohio
somcomohio@hotmail.com


Posted by Somalitalk.com team
April 22, 2000

SOMALIS IN CANADA

Immigration: Because of the absence of a Somali government to provide authentic IDs, Somalis lack satisfactory identity documents required for the permanent residency process.

The Undocumented Convention Refugee Class in Canada (UCRCC), introduced in 1995, requires people without proper identification to wait for five years before they can apply for permanent residency.

This situation further complicated the integration process of many Somalis in the fields of employment and higher education.

By: Abdulrazak Siad
Read at: americanmuslim.org

Are Your Children Safe on the Internet? (Tarjumaad Af-Soomaali) Somalitalk.com
Free Internet Stuff Somalitalk.com
Somali students' Network Mailing List at Somalitalk.com
Allah Is Great
.
zakat5 ZAKAAT
1 | 2 | 3 | 4 | 5 |
RA'YIGA
1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 |
saxaabadii
SAXAABADA
Qaybtii koowaad
By: Ibrahim Salah Aden

TAFSIIRKA QUR'AANKA
Tafsiirka Qur'aanka oo Af-Soomaali ah.
Sh. Nuh Sh. Essa
MUXAADAROOYIN
Waa bog aad ka heli kartid muxaadarooyin Afsoomaali. Waxaana soo jeedinaaya:
Sh. Shariif Abdi Nur &
Moh'ed Sh Osman
SOOMIDDA RAMADAAN
Akhri axkaamta soomidda bisha ramadaan
Qoraalkii Abdulfatah
SHURUUDAHA XAJKA
Akhri shuruudda xajka oo uu soo diyaariyey
Qoraalkii Abdulfatah
AMAL EXPRESS
Ma xawileysaa lacag. Xusuusnaw "Xawaaladda Amal"
amalexpress.net
AL-KHAYRAAT
Waa xawaalad lacagta ehelkaaga kuugu gaarsiineynaa degdeg, insha Allah, ee hamoogaan.
AL-BARAKAAT
Waa Xawaalad kafuran badanaa wadamada aduunka ee soo booqo xafiiska Al-Barakaad ee cariga aad kunooshahay.
TALO BIXIN
Bogga Jawaab-Celinta


Top | Home | Somali | Forum | Search | Contact Us | Feedback

Somalitalk
Chat | Forum | Opinion | Feedback | Community | Resources | Weekly Wisdom
If You Fail To Plan, You Plan To Fail.
Copyright © somalitalk.com. All rights reserved. Privacy Statement.