somalitalk.com

.Home | Somali | Forum | Search | Feedback | News
.
Minnesota Somali Community
Kudar boggaaga halkan.

cscmn.org, Minnesota.
CSCM is an inclusive organization that is dedicated to responding to the needs of the Somali people. CSCM's mission is to strengthen the Somali people's capacity to become contributing members in Minnesota, while preserving their culture.

English

Do you live in Minnesota and its area. Do you have a Somali related website. If yes, send us and we will add to our growing data bank.

Do you own a halal shop in minnesota area, let us know and we will advertise for you, of course for free.

Do you have something you want to share with Somalis who live that area, send us that too and we will publish for you.

Also your comments, suggestions, and feedback are very important to us and we will appreciate them all.

To contact us, use our add or feedback form.

Thanks for your time and hope to hear from you soon, Insha Allah.

Somali

Ma ku nooshahay Minnesota. Ma leedahay bog internet ah oo ku saabsan Soomaalida. Haddii jawaabtu haa tahay, noo soo tebi waxaanu ku dareynaa diiwaankanaga soo kobcaya.

Ma leedahay dukaan lagu gado cuntada xalaasha ee ku yaal Minnesota iyo agagaarkeeda, nasoo ogeysii waanu kuu xayaysiineynaa, dabcan lacag la'aan.

Ma haysaa arrin aan rabtid in aan laqaybsatid Soomaalida ku dhaqan agagaarka Minnesota, noo soo tebi waanu kuu daabacaynaa.

Fikradihiinu aad ayey muhiim noogu yihiin ee fadlan noo soo gudbiya

Nagala soo xiriir bogga kudar ama bogga jawaab-celinta.

Waad ku mahadsantihiin waqtigiina qaaliga ah, waxaana rajeyneynaa akhbaartiina, insha Allah.

Allah Is Great
.


Top | Home | Somali | Forum | Search | Contact Us | Feedback