PAKISTAN OO DEEQ WAXBARASHO U FIDINAYSA DIBLOMASIYIIN CIRAAQIYIIN AH
[Diridhaba]
DOON KALE AYAA KU SOO XIRATAY DEKEDDA LAMPEDUSA
Laba Doon kalena isla shalay ayay ku
soo xirteen, mid kalena dadkii Saarnaa oo Magaalada dhex jooga ayaaba la arkay
Guji Oct 31
FAL ARGAGIXISO OO KA DHACAY MUQDISHO
Buufis ayaa sababay in dad fara badan BAM
lagu qarxiyo
Guji Oct 30
Habeenkii Ardayda Soomaalida ee
Malaysia
Xaflad aad u heersareysa oo ay dalka Malaysia ku
qabteen ardayda Soomaaliyeed ayaa...
Guji.. Oct
30
Somaliland (Dhulkii Soomaalida): Iftiinka Yaan La Demin:
Ingriiska uma suurtoobin inuu magac u bixiyo
dhulkaas Soomaaliyeed sida Capetown ama Freetown..
Guji Oct 30
»SOMALIYA CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA
[Sharmarke]
Doon ay Saaran
Yihiin 172 Qof oo Soomaali u Badan oo Kusoo Xiratay Dekeda Ragusa
ITALY: Laba Doon
kalena waxaa soo galbinaya Ciidanka Ilaalada Badda ee Talyaaniga..
Guji Oct 29
Xasan Qalaad: Shirka Waxa uu Lugta Saarey Wadadii...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Muddane
Xasan Qalaad oo ka tirsan golaha SRRC ayaa sheegay in...
Guji Oct 29
Baaq: Joojin
Dagaalka Galgaduud
Baaq kasoo baxay ururka wadatashiga
soomaaliyeed ayaa
Guji
Ciidanka Itoobiya
oo Shacab Kulaayey Ogaadeenya
Ka akhri wararkii Radio Xoriyo..
Guji
Magaca Guddiga
Farsamada IGAD ee Shirka oo Labedalayo, oo La Balaarinayo...
Magaca cusub waxaa laga dhigayaa
Guddiga Fududeynta Geeddi Socodka Nabadda
Somalida oo Kenya hoggaaminayso, laguna kordhiyo Jabuuti, Eritrea, Ethiopia,
Uganda iyo Sudan (haddii ay oggolaato)...
Guji
Oct 28
Mudane
Kulan: "Wax Khilaaf ah oo Puntland ka Jiraa ma Jiro"
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee
Baarlamaanka Puntland oo uu waraystay Ibraahim Maxameddeeq ayaa sheegay in..
Guji
C/laahi Yusuuf Maxaa Ku Soo Celiyey Puntland Safarkiisan
Hadda
Baaritaan dheer iyo waraysiyo badan oo uu sameeyey
Osman Ahmed Sheikh ayaa waxaa kasoo baxay sidan...
Guji Oct 27
SACIID WESTING: WAA INAAN ALLAAH UGA MAHAD CELINNAA BISHA RAMADAAN
Siciid Westing oo ah nin Muslim ah oo deggan Denmark oo uu Jimcadii soo booqday
Ibraahim Saalax ayaa sheegay in..
Guji..
» Maalinta oo Lagudaro ama Laga
Dhimo Saacad
Minnesota: Qareen ayaa ku Dhawaaqay in Jaamac aan
Caawa
La Dhoofin Karin
Judge
Tunheim ayaa ku dhawaaqay in si meel gaar ah dib loo dhigay
dhoofintii caawa lala damacsanaa in Hargeysa loo dhoofiyo Keyse
Guji
Gabdhihii
Soomaalida Sweden ee Xijaabkooda Muranka Dhaliyey ayaa Weli xiran indho Shareerkoodii
iyadoo wasaarada Waxbarashada Sweden ay soo saartay go'aan ka dhan ah arintaasi...
Guji Oct 26
DALALKA KHALIIJKA IYO YURUB OO ISNIINTA LAGA SOOMAYO
Dowlado badan oo ka tirsan dunida
islaamka ayaan...
Guji.. Oct
26
Aaskii
13 Qof oo Kamid ah Soomaalidii Kugeeriyootey Badda Talyaaniga
Xabaalaha Muslimiinta ee Roma ayaa lagu aasay marxuumiinta. Aaska waxaa isugu
soo baxay dad aad u farabadan oo...Guji
LIISKA DADKII KU DHINTAY DOONTA
Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa
magacyada iyo beelaha Soomaaliyeed ee ay ka dhasheen 65 qof oo kamid ah dadkii
ku dhintay doonta xeebaha talyaaniga...
Guji... Oct 24
XAGEE LAGU AASAYAA MEEDKA DADKII KU GEERIYOODAY
DOONTA
Muslimiinta Talyaaniga waxaa naxdin
kunoqotay markii Tv-yada laga soo saa walaalahoodii Muslimiinta ahaa ee ku
geeriyooday doontii oo.
Guji...
»
Dagaalkii Sacfaraanka: Taariikhda Kaashmiir
[Muxyadin]
MAXAA HOOS U DHIGAY RAJADII SHIRKA
SOOMAALIDA
Waa faallo dheer oo uu qoray C/shakuur Cali
Mire...
Guji Oct 23
"Waxaan Hoos Galnay Meedadka si aan isaga Difaacno Qabowga & Roobka"
Sidaad waxaa yiri qof kamid ah Soomaalidii ka badbaadey doontii ay dadka badani
ku dhinteen xeebaha talyaaniga...
Guji Oct 23
SOMALIDA MINNESOTA IYO ISU DIYAARINTA BISHA RAMADAAN
Ogeysiis: Kulan Sabti October 25 oo ka dhici
doona...
Guji
»Wararka
Soomaalida Kuhoos Nool Gumeysiga Itoobiya
Dadkii ka badbaaday
Doonta Magacyadooda
15ka qof ee ka badbaadey doonta magacyadoodu waa...
Guji.. Oct 21
Soomaali Badan oo Kudhintay Xeebta Talyaaniga
Doon ay saaraayeen 105 Soomaali ah oo Liibiya
kasoo baxday 3-0ct-2003 waxaa kasoo badbaadey 15 qof oo keliya...
Guji...
Dilkii Sheekh Ibraahim Cali Xaashi oo Weli Baaritaan Lagu
Wado
Xiisad ayaa weli ka jirta magaalada
Nairobi, taas oo.. Guji
Governorka Minnesota oo u
Hanjabay Ardada Dugsiyada MN [Wardhere]
Maxaad wadaagtaan nabadda?
U hagarbax safarka nabadda Hadraawi ee
Yurub
Guji Oct
20
TODDOBAADKAN IYO
QORAALADII WARDHEERE
» Talyaaniga:
Maalinkasta oo Jimco ah in la soomo waa haboon tahay
» Minnesota
oo laga xusay dilkii 3 nin oo madow ah 83 sano ka hor
» Soomaalida
Minnesota oo dhaqankooda adkaysanaya...
Guji
WARARKA GEESKA
AFRICA EE TODDOBAADKAN
Iyo wararka Soomaalida ku hoosnool gumeysiga
Itoobiya
Guji
Oct 18
Kahortagga Khilaafka &
udiyaar Garowga Ramadaanka
» Cirbixiyeenkii Shiinaha oo Dhulka ku soo Noqday
[c/fatah]
» Seen ku Soo Dhaweyneynaa Soonka?
Socdaalkii Nabadda ee Abwaan Hadraawi
sidee looga soo dhaweeyaay
Nederland?...
Guji Oct 16
Madaxweyne Darmaan oo Booqday Qadar, Jordan
& UAE
Warbixintii Maxamed Xaaji [Ingiriis]..
Guji
Sannad Guuradii 1aad ee Shirka Nabadda
Sannadkii 2002 bishiisii October ayey ahayd
markii uu bilaabmay shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee weli ka socda dalka
Kenya
Guji 15/10
Xoojinta Halganka ay wado JWXO
Ka akhri wararkii Radio xoriyo...
Guji
Shir Caalami ah oo Xawaaladaha ku Saabsan
oo lagu qabtay London, UK..
Guji Oct 15
DORASHADII URURKA ARDAYDA SOMALIDA
OREGON
Warbixin qaabkii ay doorashadu u dhacday...
Guji Oct 15
Joojin Dagaalka
Kasoo Cusboonaaday Ceelbuur
Waxaa dagaalkaas cambaareeyey ururka....
Guji
Oct 15
SIYAASIYINTA SOOMAALIDA IYO TUKASHADA
SALAADDA
Qaybtii 3aad ee Taxanaha Siyaasadda
Guji [Fahad] Oct 14
Sudan: al-Turabi oo
Xabsiga laga soo Daayey
Hogaamiyaha Islaamiga ee Sudan oo mar
ay...
Guji
Oct 14
Dahabshiil oo Heshey Shatiga Lacag
Diridda Georgia
Dahabshiil Atlanta waxay shatiga heshay....
Guji Oct 13
Soomaalida Toronto oo Musharax Daahir
Taageertay
Xaflad lagu qabtay Toronto ayaa lagu taageeray in...
Guji
Oct 13
Nayjeeriya oo Hawada u Dirtay Dayaxgacmeed
Markii taariikhda ugu horeysey ayey Nayjeeriya hawada u..
Guji Oct 13
Doorka uu Waalidku kuleeyahay Barbaarinta Ubadka
Kulan aad u ballaaran oo xalay lagu qabtay Minneapolis ayaa..
Guji
Madaxweynaha DGPL oo
Shahaadooyin Guddoonsiiyey
arday Gabdho ah oo ka qalinjebiyey Machadka
Cafimadka Bosaso
Guji
Wararka Ogaadeenya
ee Maanta
Ka akhri wararka Radio Xorriyo...
Guji...
Cod-bixinta Ururka Ardayda
Soomaalida Georgia
cod-bixinta oo dhici doonta Axada....
Guji... Oct 10
"Waa Qaaraan aan Qabiil iyo Qadarin-Qoys toona ku
Qotomin": Kulankii
ardayda Soomaaliyeed ee Minnesota ayaa waxaa..
Guji..
Doorashada USA ee 2004 Iyo Doorka Muslimiinta
Warbixintii Sh. Xasan Jaamici..
Guji...
C/Qaasim oo Diidey
in uu Kiplagat Hadda Kusoo Booqdo Muqdisho:
Sababtoo ah C/Qaasim wuxuu u safrayaa Dubai, halkaas oo Deerow iyo Xasan
Abshirna u safri doonaan taas oo...
» Hogaamiyayaasha ku sugan madasha shirka
oo dalxiis loo geynayo meello ka mid ah Kenya si aysan u caajisin...
» Buuq Ka dhacay Madasha Shirka Nairobi taas oo....
Dhammaan
Ka akhri halkan.. Guji Oct
9, 2003
Hargeysa: Siminaar Laga Furay Dugsiga Cumar ibnu Khaddaab
Siminaarkaas oo loogu talagalay kobcinta xirfadda
Macallimiinta Guji
Muqdisho:
Waxqabadka Markaska Al-Bukhaari
Markazka oo muddo yar ku gaarey
guulo ay kamid yihiin
Guji Oct 8
Gaadiid ay
Ciidamad Gumaysiga Itoobiya Dhaceen
Ka akhri wararkii Radiyo Xoriyo....
Guji...
Saxaafada Sweden oo
Weli hadal haysa gabdhihii Soomaaliyeed ee Xijaabkoodu Muranka Dhaliyey
Warbixintii Ikraam....
Guji...
Oct 8
»18
Jir Soomaaliyeed oo u Baahan Gargaar Aadaminimo
Gabdho Soomaali ah oo Xijaabkooda Muran Dhaliyey
Labo gabdhood oo ah ardey soomaaliyeed oo .
Guji... Oct 7
GARGAARTO CAAFIMAAD OO LAGU TOOGTEY BOORAME
60-Jir u dhalatay dalka Talyaaniga oo
magaceeda la oran jiray Annalena Tonelli ayaa lagu dhex toogtey cisbitaalka
guud ee Boorame, Waxaana dilkaas cambaareeyey Golaha wadatashiga Soomaaliyeed..
Guji.. Oct 6
Waa Kuma Yesser
Carafaat?
Taariikh/Faalladii Siciid Himilo...
Guji... Oct
6
Garaad Cabdiqani oo Beeniyey
in uu Wax Xidhiidh ah oo ku Saabsan Baahinta
Maamulka La Yeelan Riyaale Kaahin....Guji..
Oct 6
Toddobaadkan iyo
Wararka Geeska Afrika
Iyo wararkii Radio Xorriyo ka akhri
halkan...
Ilaalinta Xeebaha Puntland
Warbxin kusaabsan Horumarka ay DGPL Kagaartay Ilaalinta Xeebaha
Guji
Daahir Rayaale oo Gaashaanka ku Dhuftay
Hindisahii
Salaadiinta Somaliland ee heshiisiinta Beelaha
reer Muqdisho
Guji
WARARKA SHIRKA
SOOMAALIDA: OCTOBER 3
Kiblagat oo u safray Koonfur Afrika
iyo shirka oo...
Guji..
Dawlada Kenya
Waxaan ka Codsaneyna in ay....
Sidaas waxaa ku bilaabmay warsaxaafadeed ay..Guji...
Xisbiga Liberalka oo Ku Guulaystey Doorashadii
Ontario
»
Daawo Sidii Doorashadu u dhacday...
»
Warbixintii iyo faaladii Siciid Cali
Guji..
»
Taageeradii Soomaalida London, Ontario..
Guji
Ardayda Somalida Minnesota oo Doortay Maamul Cusub
Doorasho
xor ahi wexeey asal u tahay bulsho walba oo
Guji Oct
2
Baaq Kuwajahan Golaha Midnimada Mudullood
Maxey Ku Doorteen Islaamka?
Waa qaybtii 4aad ee taxanihii qoraaladii Ikraam..
Guji..
.WARARKA KALE
SEPTEMBER.. GUJI
.MAQAALADA
DADWEYNAHA...
GUJI