SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - Maqaal

 DOWLADA SHARIIF MA'DIIDI KARAA?


ASLAAMU CALEEYKUM WARAXMATU LAAHI WABARA KAATYUHU
Nabigeena muxamad ah naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato.

waxaa ayaantaan miidiyaha soamalida kubadatey xayeey siinta dowlada shariif mana garanayo waxa eey ku mudatay waxaas oo xayeeysiis ah in loosameeyo,aydoo kudhisan waxaanoo fool xumooyin ah kuwasoon hoos ku soo xusi doono haduu ale yiraaho.marka waxaan isweeydiiyaa wardadku masakhraan san yihiin mise cadan baa looga heesayaa waayaab.bal sifiican iila eega waxyaaba aan hoos ku sooxusi doono daba deedna bal jawaab iqan ciso halla iga siiyo.

1-Baarlamaanka

A- Marka hore yaa soodortey xageeyse ka imaadeen?

Hadaan aniga jawabta ku horeeyo waa dad lasooxulay ee markahore lama soo dooranin,waayo doorasho waxaa layiraahaa in sanduukh meel ladhigo kadibna eeydadka codkooda kuridan cidey rabaana eey doortaan taas ayaa layiraahaa doorasho,hadeysan saas dhicin lamadooran ee waa laxula.su asha taagan mar 2abaad ayaa waxeeytahay yaa sooxulay.waxaa la leeyahay waxeey kayimaadeen beelo oo beelahoodii ayaa sooxulay,taa waxaan kaleeyahay waahuf iyi hala kamajiraan maxaa yeelay beel meel isugutimid otiri hebal iyo hebal ayaa nooga qeeybgalaa majirto qofwalba asaga ayaa iskiis kur sigaas u,doontey qeeylo iyo qajajajac da,badeed kuhelay kursigaas taana waa arin lawada og soonyahaycid inkiri kartaa majirto.hadeey sida tahay marka cidna eysan dooranin cid qabiil xulayna uusanjirin sideey kumataleen umaba eey leeyihiin waan matalnaa goormeey umada wax udhiibatay taa waa suaal?

B-Kuwa hadabaarlamaanka,ah soo kuwii ma aha wadanka cadawga keeney 18000 ee qof kudhibatay inkadan intaada ku dhaawacantay 2milyanka kubara kacdey oowaliba kufanayey eelahaa agaa cadawga keenay indadkaa laayana wasax,sideey maanta hada wali,ii leeyihiin anagaa idin maamuleeyna mawaxeey rabaan ineey marlabaad cadaw igu soo hogaamiyaan.
idan su aasha taalo meesha ayaa waxeeytahay maxaa isbadaley? jawaab teeydu waa waxba.hadaan iraaho waxaba isbadaley waxaa dhigi karaa waa dhiigyabkii shaleey idilay oo kuwo kale lagu kordhiyey isbadal kale majiro.

2-DASTUURKA

Sh.shariif waxuu kudhaartey dastuurkii inbagaati oo uuyiri daacay ayaan un.noqonayaa haba un noqdee maxaa kuyalo dastuura,dastuurka uu leeyahay daacad ayaan unoqonayaa so kii shaley aniga la iigu keenay cadawga ma aha mamid kalaa
soo kuma qorna shar ciyadii la iigu keenay cadawga shaleey

cida hada maam muleeysa ama gudoomiyaha ka aha, soo kuwii ku keenay cadawga ma,aha.sidee marka laba gooor god la iiga qaniinaa waaya RCSW waxuu yiri qofka mu,minka ah god laba,jeer lagama qaniino.

Shariif waxuu o,golaaday wax loogu yeerey(4.5)maxuu ida lii shaday arintaa ayada,ah haduu sheeganayo inuu yahay nin ahlu diin,ah maxuu udhihi waayey war inaan wax dhoo dhoobno wax nootari meeysee aan is cafino wax ilaahey iyo umda somaliyed eey rali ka, yihiin aan sameeysano inta uu ku dhaa ranayo wax baadil ah oon shareeca waa faq saneeyn shareecadaasoo waliba ah tii umadan shaleey darteed loo baa bi, inayey, in dastuurka eey kabuuxaan waxaan shareecada waa faqsaneeyn waxaadaliil u,ah qodabka aan kor ku sooxusay iyo qodabadii eey culimada somaliyeed kasoo saa reen kadibne eey dhaheen halaga saaro hana lasoxo ,intaaba asagoo og ayuu shriifka kataabka baalaha jaray oo uu dhaar qaraf kusiiyey inuu daacay un noqonayo.

3-BURINDHI &UGAANDHEEYS

Waxeey leeyihiin shariifka iyo xertiisa 2ciidan een kor ku sooxusay yaan lataabanin waa martiyeqofkii taabtana martida ayuu kuxadgudbay,walaa layaal bal aan isla qeexno marti waxa eeytahay yaase noqonkaro marti?

marti aniga waxaan u,aqaanaa qof qariib,ah o aan gurigiisii iyo magaaladii sii aanjoogin isla markaana baahu uqaba in lamarti sooro oo lahaayo inta uu muraadkiisa kadhameey sanayo waliba waxlagala qabto dantii uu kalahaa magaalada uuyimid si howshiisa ugu fudu daato.

islamarkaana waa inuusan aheeyn nin hubeeysan oo dadki iyo caruurtii iyo gurigii uu dhaxjogeey ee uu martida u,ahaa uusan hub ladhax laaf yoonin qofkaas ayaan aniga marti u aqaanaa,hadaba hadaad adinkana saas iila taqanaa su,aasha aan idin weydiinayo aya waxeey tahay ciidamada BURUNDHI&UGAANDHEEYSKA Mayihiin marti?hadaan aniga jawabta ku horeeyo waamaya maxa yeelay waxeey ila dhax joon taangiyo dabaa baad (BM))isla markaana aniga uma yeeranin xoog beey kuyimideen,waxaa laga yaabaa inuu qof maskax diisa kujirto xoog kuma imaanine dowlad baa u yeeratey,qofka saas isleh waxaan ugu ja waabayaa ITHOPIA waxaa u yeeratey dowlada aad leedahay yugaan dheeys bey u,yeeratay,hadaba su aasha taalo waxeeytahay sabta ey ugandheeys iyo burundhi marti ku noqdeen ithopiana marti kunoqon waaysey?waxaan filaa inuusan caqli saliim ah waxaas aqbaleeynin waxaa aqbalikaro nin doqon ah ama qof iska yeel yeelayo, qof fiyoow waxaas kama suura gasho.

qodo badaas aan kor kusooxusay waa waxjira oo qof inkirsan uusan jirin,hadaba marka laweeydiiyo shariifka iyo kooxdiisa waxaan xaq ma ahee daaya waxeey kujawaabaan xaqdoon manihine xaldoon baa nahay.hada waxaan leeyahay shariif iyo kooxdiisa maxaa dalil ah ood haaysataan adinkoo xaq kacara raya inaad xal heshaan,xageeyse kutaalaa waxaas aad shee geeysaan,xageedse ukala wadaan xag iyo xal soo xalka xaqa kuma hoos jiro seed xal ku heleysaan adinkoon xaq raadinin,gaal iyo islaam wax yaqaano majiraan in xal lahelo xaq la aan meeshaad ka keenteen garan meeyno ilaa hadee bal noo soo sheega.

hadaba waxaan maqal keeyga ku soo gaba gabeeynayaa su aasha ah soo madiidi karo dowlada shariif?

W/Q cabdiladhiif muxumad gaabane
uk london

cabdiladhiif@hotmail.com 

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

NEWSMAQAALLADA KALE KA AKHRI HALKAN...GUJI....

Faafin: SomaliTalk.com | March 24, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS