SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Ogeysiis:- Xaflad Soo Dhaweyn Wasiirka Waxbarashada ee D.G. Puntland Mudane Dr. Cabdi Faarax Juxa- London UK

Waxaa lala socodsiinayaa dhamaan dadwaynaha jaaliyada Puntland ee ku nool magaalada London-UK. in xaflad lagu soo dhawaynayo wasiirka loogana dhagaysanayo warbixino ay ka dhici doonto waqooyiga London goobta ciwaankeedu yahay:  

Goobta: Iman Restaurant; 173 Seven sisters Roa, London N4 3NS.  

Goorta: Axada 03/05/2009: Saacadda: 1800Hrs- 22:00 Hrs

Wixii macluumaad kale ee dheeraad ah ee ku saabsan munaasabadan, fadlan kala soo xidhiidha;  

Suldaan Cabdi Xirsi Cismaan 覧覧沫覧裕el: 07944847393

Axmed Siciid Shoodhe 覧覧覧覧覧裕el:  07985277511

C/rashiid Maxamed Daahir覧覧覧覧覧Tel:  07985438544

Cawil Yaasiin Qulunbe覧覧覧覧覧裕el:  07814373118 

Sidaa iyo kasoo qaybgal wacan.  
 

Abdullahi abdulkadir(Faatoxo)-    faatoxo@hotmail.com   

Faafin: SomaliTalk.com | April 30, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: