Somalida Minnesota Sidee bay u Arkaan Doodii Dhexmartay Prof Ahmed Ismail
Samatar iyo Hussein Samatar
Linkiga sare ka dhagayso NPR


Axmed Samatar & Xuseen Samatar

Maalin
nimadii arbacada 15kii April 2009 ayaa Idaacada Xorta ah
ee u dhaxaysa Shacabka Minnesota Public Radio oo marka la soo
gaabiyo loo yaqaano MPR sii daysay dood ay u qabatay Prof
Ahmed Ismail Samatar iyo Madaxa sare African Development Hussein
Samatar doodaas ayaa waxaa qabtay Mr Kerry.
Hadaba doodaas maxay ku saabsanayd Somalida Minnesota siday u
arkaan Ustaad Dalboon ayaa Dood u
Qabtay xubno ka mid ah Somalida dagan Gobalkaan Minnesota, waxaana ka qayb
qaadanaya Abdi Xukun Farah Arday
Dhigta St Paul College iyo Ali Ibrahim Hawl wadeenka Somalinow.com iyo Eng Yaasiin Saalax oo loo Yaqaano Garaadka iyo
Sh Abdinuur Abdilaahi
Dooda halkan ka dhagayso
ama soo
rogo
Sidoo kale Waxaan la xariiray Osman Ahmed oo ka mida
Madaxa Xaafadda Riversite Plaza . Waraysi gaaban oo Ustaad Dalboon
la yeeshay
Halkan ka dhagayso ama
soo rogo.

Waraysiga Cusmaan
Halkan ka dhagayso ama
soo rogo.
Ustaad
Abdiwali Bashir (Dalboon)
cdalboon@hotmail.com
Minneapolis, Minnesota
Waraysiyo ku saabsan Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee laga waayey
Minnesota