SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Guddiga Abaaraha Waqooyiga Galguduud

Ujeedo magacaabis gudi abaaraad 

Waxaanu isla dooraya gudi ka shaqeeya arimaha abaaraha iyo dhibaatooyinka ay sababeen ee aafeeyey dad iyo duunyaba

Anagoo ah  ugaaska beesha sade, golaha guurtada, iyo gudoomiyaha degmada balanbale waxaanu udooraynay in ay arimahaas ka shaqeeyaan shaqsiyaadka ku xusan hoos: 

  1. c/risaaq xuseen faarax  seed GUDOOMIYE
  2. c/salaam max.ed aar      gudoomiye ku xigeyn
  3. max.uud maxed cabdi       afhayeen              
  4. sulub faarax bille       xubin
  5. farxaan cabdi  food     xubin
  6. Jamaal cisaam dhagoole      xisaabiye
  7. Jamhad jawaan               xubin    
  8. Xuseen c/salaam xasan   xubin     
  9. Xalane odowaa axmed    xubin     

    10-c/deeq raad haye             xubin       

    11- c/laahi xuseen  faraax    xubin  

    12-shadhuuke qaar madoobe     xubin  

    13-isamaaciil cabdi biciro      qasnaji  
     

    OG:  UGAASKA BEESHA SADE&GUDOOMIHA DEGMADA BALANBALE 
     

    1- UGAAS:   Axmed  bare   cali

    2-gudomiha DEG Balanbale:  hareeri  xasan barre 
     

    fadlan La soo Xiriir Teleefoonada Guddiga Oo Hoos Ku Xusan: 
     

    1-Abdisalaan Maxamed Aar

       Tel: 25250968736

    2-Maxamud Maxamed Cabdi (Istuuraaye )

       Tel: 25250494889 
     

    3: Ismaaciil Cabdi Biciro

       Tel: 25250466398

    WABILLAAHI TOWFIIQ

Waxaa soo tebiyey: garane@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com |  Sept 30, 2008

BAARID | SEARCH


"Markabka sida Taangiyada iyo hubka waxaan ka rabnaa Madax-furasho gaareysa $35 Milyan oo Doolar"
sidaas waxaa yiri nin u hadlay burcadda..  iyo Markab laga leeyahay Japan oo laga qaatay $2 million Akhri... Sept 28

safiirSafiirka Ethopia ayaa ka hadley sababaha uu u tago shirka Soomaalida uga socda Jabuuti... Wareysi Kooban ee SomaliTalk... Akhri... Sept 22

UNWakiilka Qaramada Midoobey oo Maamulka Puntland ku eedeeyey Burcad badeedda
iyo Heshiiskii Shirkii Jabuuti oo Jahwareer culus soo food saartey... Akhri... Sept 20

yusufPuntland oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska DFKMG La Gashay Shirkadaha Batroolka Wasiirka Tamarta DGPL ayaa waxba kama jiraan ka dhigay heshiiskii Eng. Kaanje la soo galay shirkadaha KEC iyo Medco Akhri Aug 22


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS