Mudaharaadyo Siyaasadeed oo Kasocda Gudaha Waddanka Thailand Ee Bangkok...
Waxaa malintii 10aad kasocda Caasumadda waddanka Thailand Ee Bangkok Rabshaddo
iyo Khalaaso Baddan oo isdaba joogah ka dhacayah gudaha Bangkok, Kadib markii
Bishii Horre bartamaheydii markii uu kasoo dagey Raisal Wassarihii horre ee
waddanka Thailand, Surayud Chulanont' isaga oo lagu eedeynayo in uu dhacay hanti
dad wayne.
tan iyo malintii uu yimid, waxaa Bangkok kajirey Mudaharaadyo isdaba joogah ,
taasoo sababtey in Raisal wasaaraha Taladda hayah in uu masuul ka ahaa in uu ka
figiyo Shacabka Surayud Chulanont' isaga oo aan lasaarin wax maxkamad ah, waxaa
ku kacay dhamaan shacabka iyo xisbiyadda "People's Alliance for Democracy's
(PAD) iyo People's Power Party(PPP) waxaa hortaagan Kumaakun oo Mucaarad ah
Guriga Raisal Wasaraha Samak Sundaravej iyo Aqalka Madaxtooyadda Bangkok,
waxaana la hortaagan Ciidamo Baddan oo ka celinayah in guddaha u gudbaan.
Dhamaan Xisbiyadda Mucaarad
Thailand oo ugu baaqey in uu iska casilo Xilka Raisal Wassaare Samak Sundaravej,
isaguna waxuu ku dhaawaaqey in uusan marna aqbalayn in uu ka daggo Raisal
Wassaarinimadda, waxaa Shir Jaaraa'id la leh Boqorka Bhumibol Adulyadej' Ilaa
haddana kama soo baxin warbaxin, Shacabkuna waxey hortaagan yihiin Aqalka
Madaxtooyadda iyo Gurigiisa, waxeyna wadda wataan Baangaddo, iyaga oo wadda
qabah Dharka Dharka Calaamadda u ah Boqorka, rabshaduhu in ee kasaa idaan
mooyaane waxba iskama dhimayn.
Waxaa hoos U dhacey Dhaqaalaha Waddanka inta uu socday rabshaddaha, waxaa ku
dhaawacmay 87qof iyo 3 qofna waa ku dhinteyn maanta, siddoo kalle waxaa la xirey
dhamaan Jamacadihii waddanka, Schooladda, iyo Qaymaha Muhiimka ah ee Dowladda,
waxaana sidoo kalle joogsadey, Gawaaridda iskaga Gooshtah Waddanka iyo Waddamada
Dariska lah ah,
waddama sidda South Korea, Singapore iyo dhamaan waddamada dariska la ah oo uga
digay in ee shacabkooda kasoo baxaan waddan thailand, waxaana la cacellede visa
of thailand, sidoo kalle waddama Austrolia, China, Japan oo dib udhigay howlaha
Saffarada howdu ka qaban jireyn waddanka waxaana la xirey muddo 3dex bari ah,
Thailand Dhaqaalaha ugu baddan waxuu kasoo galaa dalxiiska, waxaana muuqata in
uu yaraadey numberka dalxiiska ee kasoo gali jirey, waxaana hoos u dhacey
dhaqaalaha,
Email: Profkhadar@hotmail.com
Khadar Musse Mohamed
Faafin: SomaliTalk.com | Sept 3, 2008
|